Siyaarada Waliyulaahi Sheekh C/Raxmaan Cabdi Celi waa Xus Diimeed loo Siman Yahay!!!.
Sannad walba marka la gaaro Bisha koowad (1) ee Hijriyad Islaamka ee loo yaqaano Muxaram ama Zek, idil ahaan waxaa daafyaha caalamka si baahsan uga dhaca Siyaarada Caalimkii weynaa ee ummadda Soomaaliyeed SH. CABDIRAXMAAN BIN SH. CUMAR AL-CELIYI, AL-QAADIRIYI, AL-WARSHIIKHI.Warbaahinta casriga ah oo saameeyn ku yeelatay dhaqankii soo jireenka ahaa ee Soomaalida (Warbixin)
Dhaqanka Soomaaliyed waa mid soo jireen ah kaasi oo jiilba jiil uu ka dhaxlay sida Tariikhda lagu sheego, waana hab nololeed iyo nidaam dhaqan sida luuqadda, cuntada, farshaxanka, fanka iyo suugaanta.Weligaa wanaag aad sameeysay, Xumaan ma kugu noqday?.
Dhalinyaradu waa su'aalo badan yihiin, Anniga, Adiga iyo Dad kaleba wax waa weeydiiyaan. waana in looga jawaabo haddii aad taqaan jawaabta, si Jiilka dambe uu uga faa'iido. Md. Adan Cabdulle, ( F.S: 1 & 2aad) waqtigii uu howlgabka ahaa ee uu joogay Beertiisa Jannaale waxaa u tagi jiray dhalinyaro…Maalinta Caalamiga ah ee Eeyahya.( International Dog day 26 August).
Ar Gaalaa! Barja indin gal, haddana ma saaneey noo keeneen, yeeyna idin Fasahaadin. Hore waa u ogeeyn in Dalka Nepal ey Maalinta 2aad ee Usbuuca u yaqniin Maalinta Eeyga eyna qadariyaan, waan ogeeyn in meela ka mid ah Dalka Hindiya looga dabaaldago Maalinta Eeyga 26 Bisha Agoosto. Laakin Markii Mareeykanku…DAGAALKA Biyaha: Maxaa la gudboon SOOMAALIYA..?
Xoghayihii hore ee hay'adda qaramada midoobay Boutros Boutros-Ghali ee xilka -hay'addaas- hayay sannadihii (1992-1996)a wuxuu leeyahay odhaah ay xeel-dheerayaasha siyaasaddu adeegsadaan kolka ay ka hadlayaan muran-biyoodka dhawaanahaan soo if-baxay ee dunida. Boutros-Ghali wuxuu yiri " dagaalka…Maxaa dagaalyahankan Soomaaliga ah loogu sharfay Talyaaniga?
Taxanaheennii warqadaha aynu ka helno weriyayaasha Afrikaanka ah ayaa Ismaaciil Caynaanshe waxa uu ku eegayaa sida ay qaar ka mida Talyaanigu ay u qiimaynayaan gumaysigoodii hore ee Afrika. Maamulka degmada ee Magaalada Roma ayaa horraantii bishan ugu magac daray xarun istaan ama boosteejo u ah tareen…Saad al-Jabri: Waa kuma ninkan xukunka ka tuuri kara Maxamed Bin Salmaan?
Markii la waayay suxufigii caanka ahaa ee u dhashay Sucuudiga oo markii u dambeysay galay gudaha Qunsuliyadda Sacuudigu ku leeyahay Istanbuul 2-dii bishii October ee sanadkii 2018-kii, reer Galbeedku waxay ka laba-labeynayeen in uu rumeysto warkii kasoo baxayay Madaxtooyadda Turkiga ee ahaa, Jamaal…
