FAALLO Qoraalka Dulmi: Laas Caano ma Siyaasad mise Dhaqan?

0
Sunday March 26, 2023 - 21:25:20 in Wararka by
  • Visits: 963
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FAALLO Qoraalka Dulmi: Laas Caano ma Siyaasad mise Dhaqan?

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Odayaasha ku baxay Arintaa Waxaa ka mid ah:

1.Ugaas Maxamud Cali Ugaas ( Daa’ud ). 2.

 

Ugaas Xassan Ugaas Mohamed (Ceyr). 3.Suldan Warsame Suldan Ibrahim ( Jiido). 4.

 

Ugaas C/rahman Ugaas Abdulahi ( Gaaljecel). 5.

 

Malaaq Maxamed Yaquub Sh.

 

Deerow ( Raxan weyn). 6.

 

Wabar Maxamed Wabar Axmed ( Baadi Cade). 7.

 

Tahliil Ugas Maxamed. 8.

 

Xassan Maxamed Xasan. 9.

 

Maxamed Ugas Xasan.

Su’aalo.

Odayaashaan Lagama dirin Gogol Beelahoodu u wakiisheen.

 

Kaba darane 90% daraja Dhaqameedka ey sheeganayaan ma jirto ama waa Jufa hoosaad la been gaarsiiyay heer Qabiil sare oo aan dooran.


Dagaalka Laas caanood ma Dagaal Dir iyo Daarood ey Geel kala dheceenaa mise waa Dagaal Siyaasadeed La isku heeysto taxane ilaa Xuduud ingriisku dhigay, midnimo iyo Kala go’ .

 

Ma Mashruuca Irir Samale iyo Daarood Ismaciil ee Qaaradaha la isaga Habar wacdaa.

 

Odayaashaan, Danleeyda Daaha Gadaashiise ka riixee ma aragtay.

 

Ergadaan la dirsaday ma xaliyeen Dhibaatada Heeysato Dadka iyo Deegaanka ey ka soo jeedaan ee Col iyo Abaarba leh, inta eynan Dayaarad uraacin Deegaan kale iyada oo Dadkoodii Collaadu heeysato miyey Colaad kale xalinayaan.

Gunaanad.

Mashruucaa Odayaasha Hawiye iyo Digil & Mirifle ee EK.

 

No:107 iyo NGO-ga Fulinaayo Alla haka dhigo kuwo ku guuleeysto Mashruuca.

 

Qaraabkana Qaraab Dooro.

 

Waxaan Allaah uga baryeeynaa Odayaashaan Somaliyeed in Nabadeynta loo xilsaartay ee ku guuleystaan.

 

Aamiin.

Qore:- Yahya Amir

.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip