Yaa isku dilayo Laascaano?=Faallo=

0
Saturday March 04, 2023 - 15:58:19 in Wararka by
  • Visits: 738
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yaa isku dilayo Laascaano?=Faallo=

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

 

MAYA.
Isaaq iyo dhulbahante miyaa.

 

MAYA.
Somali Land iyo SSC miyaa.

 

MAYA.
Somaliya iyo Somali land miyaa.

 

MAYA.

Haddana intaba si Dadban ayaa loo sii dhax markaa.

1.

 

Weligaa ma aragtay Golaha Ammaanka oo ey ku jiraan 5-ta Dowladood oo Leh Codka VETO oo ka shirayo Magaalo yar iyo Tuulooyin ku yaal Afrika?

2.

 

Weligaa ma aragtay 5 ama 6 wadan oo Cadaw isku ah oo haddana Baaq ey u mideeysan yihiin ka soo saarayo Laascaadood?

3.

 

Weligaa ma aragtay Dowlad weeyn oo Usbuuc Gudihii Laba Mar Baaq ka soo saartay Laas Caanood?

4.

 

Ma fiirisay, wadamada Angola, Congo iyo waqoyiga Syria Dagaalada ka socdo waxa u sabab ah ?

Jawaab

A.

 

Somalia iyada is dilee mana ogo Cidda ey u shaqeeyne. ( F.S:1aad)

B.

 

Dhab ahaan Dagaalka Laas Caanood waa mid Caalamiya.

 

Waxaana Xuduudu isku Heeysato 6 Dowladood iyo 4 Shirkadood oo isku heeysto Xuduudaha Kahyraadka Dabeecigaa ee Deegaanka, iyaga waxaa Dani ugu jirtaa in uuna xasilin Deegaanku si aan loogula xisaabtamin waxa ey qabanayaan, waana in ey helaan Danleey Somaliya oo la isticmaalo si ey ugu Fududeeyaan. ( F.S: 2aad)

FG.

 

Arintaan ha isku dayin in aad u bareerto in aad sii baarto, Haddii aadan u dul qaadan karin khatarta kaaga imaan karto.

Qore: Yahya Amir

.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip