Sports News

WARBIXIN: Shan Xiddig Oo Ay Liverpool U Dhaqaaqi Karto Si Ay Ugu Taageerto Xiddigaha Mohamed Salah, Sadio Mane & Roberto Firmino Xilli Ciyaareedka Dambe

0 Visits: 548 | Thursday June 07, 2018 - 09:16:17
Kooxda Liverpool ayay u badantahay in ay xiddigo weerar ah ku soo dari doonto kooxdeeda xagaaga.

Read More »

Real Madrid iyo Barcelona oo loolan adag u galaya la soo saxiixitaanka xiddiga reer Brazil

0 Visits: 527 | Wednesday June 06, 2018 - 11:00:36
Dagaalkii ugu dambeeyay ee lagu soo afjaraya koonfurta America ayaa soo socda, Real Madrid ayaa labo juhdi bixin doonta, Barcelona in ay ka dulqaado xiddigan isla markaan ay la saxiixato xddigan reer brazil ee Rodrygo Goes.

Read More »

Cristiano Ronaldo Oo Aanan Ku Faraxsaneyn Baacsiga Real Madrid Ee Neymar!

0 Visits: 573 | Tuesday June 05, 2018 - 13:46:52
Laacibka sare ee kooxda Real Madrid ayaa lagu soo warramayaa inuusan la dhacsanayan doonista ay Real Madrid dooneyso kooxda PSG Weeraryahankeeda Neymar Jr.

Read More »

Chelsea oo si la yaab leh ugu soo biirtay dagaalka loogu jiro Saxiixa laacibka Reer Brazil ee…

0 Visits: 491 | Monday June 04, 2018 - 11:15:21
Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa diyaar u ah inay kula dagaallanto Real Madrid iyo Liverpool saxiixa laacaibka goolka u qabta kooxda AS Roma ee Alisson Becker. Xiddigga reer Brazil ayaa horraan diiradda ugu saarnaa kooxaha Liverpool iyo Real Madrid kuwaas oo si xoog leh isugu garbinaya saxiixiisa,…

Read More »

Arsenal oo soo nooleysay xiisaha laacibka reer France

0 Visits: 554 | Sunday June 03, 2018 - 23:10:04
Kooxda kubadda cagta ee Arsenal ayaa si aad ah ugu baahi qabta inay dhisto qadkeeda dhexe si xilli ciyaareedka dambe ay waxa uga bedesho hanaan ciyaareedkeeda.

Read More »

RASMI: Vertonghen oo rikoor cusub u dhigay xulka Belgium-ka

0 Visits: 495 | Sunday June 03, 2018 - 10:12:08
Jan Vertonghen ayaa xalay rikoor cusub gaaray kaasoo noqday xiddiga ugu horeeyay ee 100-kulan safta xulka Belgium kulamo caalami ah.

Read More »

FIFA World Cup 2018: Complete schedule of games, how to watch

0 Visits: 712 | Saturday June 02, 2018 - 23:03:58
A total of 32 teams will be competing, with the group stage set for June 14-June 28, Round of 16 from June 30-July 3, quarterfinals on July 6-7, semifinals on July 10-11 and the final on July 15. Germany are the defending champions.

Read More »

Kovac oo diyaar u ah inuu qandaraas la galo kooxda Bayern Munich

0 Visits: 468 | Saturday June 02, 2018 - 09:25:10
Bayern Munich ayaa isku diyaarinaysa arin badal ay uga dhigto Niko Kovac macalinka shaqada kooxda ka dhaqaaqaya ee Jupp Heynckes, taasoo hore saxaafdda ay hore u shaacisay inuu is badal jiri doono.

Read More »

Weeraryahanka Real Madrid oo ii la yaab leh loola xiriiriyay Bayern Munic

0 Visits: 527 | Friday June 01, 2018 - 14:53:55
Kooxda kubadda cagta ee Bayern Munich ayaa weli adkeyneysa safkeeda xilli ciyaareedka dambe iyagoo horraan heshiis la gaaray Leon Goretzka oo kaga imaanaya kooxda Schalke 04.

Read More »

Pep Guardiola oo toddobaadka cusub labo saxiix oo waa weyn sameyn doona

0 Visits: 500 | Thursday May 31, 2018 - 12:05:02
Kooxda Manchester City ayaa wadda dadaallo ay ku adkeyneyso safkeeda xilli ciyaareedka dambe si tartan-ka Champions League-ga ay natiiji fiican kaga keenaan.

Read More »

Wax Ka Barro Nolosha Mohamed Salah

0 Visits: 557 | Wednesday May 30, 2018 - 22:05:08
Mohamed Salah Ghaly ayaa ku dhashay 15 June 1992 magaalada koonfur bari Masar ku taala ee Gharbia, waa ciyaaryahan kubada cagta ku xamaasha oo kasoo jeeda Masar una ciyaara kooxda Liverpool. Salah ayaa kasoo bilaabay xirfadiisa kooxda ka dhisan magaaladii uu ku dhashay ee Mokawloon ka hor inta uusan…

Read More »

Julen Lopetegui Oo Niyadda U Qaboojiyay Taageerayaasha Xulka Qaranka Spain

0 Visits: 524 | Tuesday May 29, 2018 - 09:38:49
Macallinka xulka qaranka Spain ee Julen Lopetegui ayaa walaac daran ka muujinayay inta uu la ekaan karo dhaawaca soo gaaray dambeedka midig ee kooxda Real Madrid Dani Carvajal.

Read More »

UEFA oo laga yaabo in ay baadho sida dhaawacu u gaadhay Maxamed Salaax

0 Visits: 674 | Tuesday May 29, 2018 - 08:09:58
Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa ka fiirsanaya suurtogalnimada in uu bilaabo baadhitaan ku saabsan dhaawaca gaadhay xidigga Liverpool, Maxamed Salaax, ee ku dhaawacmay mar ay isku dhaceen isaga iyo Sergio Ramos oo ah kabtanka kooxda Real Madrid ciyaartii kama dambasyta ahayd ee tartanka horyaalka…

Read More »

Maxay Tahay Farriinta uu Mohamed Salah U Diray Jose Mourinho?

0 Visits: 512 | Monday May 28, 2018 - 19:39:22
Laacibka kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa ka war bixiyay waayihiisii Chelsea iyo sida ay u wada shaqeyn jireen macallinka hadda maamula ee Jose Mourinho oo ay xilligaas ku wada sugnaayeen garoonka Stamford Bridge.

Read More »

LeBron James leads Cavaliers back to NBA final

0 Visits: 669 | Monday May 28, 2018 - 09:51:22
BOSTON—With another Game 7 victory at stake, LeBron James would not miss. He would not sit out. And he would not be denied an eighth straight trip to the NBA Final. The four-time league MVP scored 35 points with 15 rebounds and nine assists on Sunday night, leading the Cleveland Cavaliers to an 87-79…

Read More »

Maxamed Salaax oo la saaray raajo

0 Visits: 521 | Sunday May 27, 2018 - 09:53:35
Ciyaaryahanka caanka ah Maxamed Salaax ee u dheela kooxda Liverpool, kaas oo xalay garabka six un uga dhaawacmay ciyaartii kama dambaysta ahayd ee dhexmartay kooxdiisa iyo Real Madrid ayaa ku jira isbitaal, waxaana la saarayaa raajo.

Read More »

Qiimaynta Ciyaartoyda Kooxaha Real Madrid & Liverpool Ee Kulankii Finalkii Champions League-Xidigii Fashilmay Iyo Kuwii Kulankan Isku Muujiyay.

0 Visits: 514 | Sunday May 27, 2018 - 08:41:05
Real Madrid ayaa taariikh cusub u dhigtay kooxaha Yurub kadib markii ay 3-1 ku garaacday Liverpool ee ay markii saddexaad oo xidhiidh ah ku guulaysatay koobka Champions League. Liverpool ayaa waji gabax xun la kulantay qaybtii labaad ee ciyaarta iyada oo goolhaye Karius uu laba gool si qalad waali ah…

Read More »

Ciyaarta Finalka Horyaalka Yurub ee Liverpool iyo Real Madrid

0 Visits: 645 | Saturday May 26, 2018 - 19:24:25
Waxaa soo dhowaanaya waqtigii loo balamay in ay dhacdo ciyaarta sida weyn loo dhararayo ee ay isaga horimanayaan kooxaha Liverpool iyo Real Madrid iyadoo ciyaarta ay ka dhacayso garoonka NSC Olimpiyskiy Stadium magaalada Kiev ee dalka Ukraine.

Read More »

Bahda Ciyaaraha Jowhar oo cabasho ka keenay garoonka kubbada cagta oo qabuuro noqday

0 Visits: 609 | Saturday May 26, 2018 - 19:20:38
Bahda ciyaaraha degmada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe ayaa cabasho ka keenay garoonka ugu weyn magaalada Jowhar oo lagu aaso meydadka carruurta ku geeriyootay magaalada.Garoonka Shongole Stadium oo ku yaal xaafada Kulmis ee magaalada Jowhar ayaa la bilaabay in lagu aaso meydadka carruurta ku geeriyoota…

Read More »

Xilliga Liverpool ay dar dar galin doonto lasoo wareegitaanka Nabil Fakir oo la ogaaday

0 Visits: 606 | Saturday May 26, 2018 - 11:51:29
Waxaa la ogaaday xilliga sida rasmiga ah ee kooxda Liverpool ay u dar dar galindoonto lasoo wareegitaanka Nabil Fakir oo xilli ciyaareyd wanaagsan ku jira xili ciyaareydkan.

Read More »