Maxamed Salaax oo la saaray raajo

0
Sunday May 27, 2018 - 09:53:35 in Wararka by
  • Visits: 527
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxamed Salaax oo la saaray raajo

    Ciyaaryahanka caanka ah Maxamed Salaax ee u dheela kooxda Liverpool, kaas oo xalay garabka six un uga dhaawacmay ciyaartii kama dambaysta ahayd ee dhexmartay kooxdiisa iyo Real Madrid ayaa ku jira isbitaal, waxaana la saarayaa raajo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaaryahanka caanka ah Maxamed Salaax ee u dheela kooxda Liverpool, kaas oo xalay garabka six un uga dhaawacmay ciyaartii kama dambaysta ahayd ee dhexmartay kooxdiisa iyo Real Madrid ayaa ku jira isbitaal, waxaana la saarayaa raajo.

Maamulaha kooxda Jurgen Klopp ayaa yiri "Dhaawaca waa mid aad u daran”.

Salaax ayaa waxaa hardi ay foodda is dareen hormuudka kooxda Real Madrid , iyada oo marka ay dhulka iskula dhaceen ay gacanta u hoos martay.

Xiriirka kubbadda cagta ee Masar ayaa sheegay in ay rajaynayaan in Maxamed Salaax ay u suurtogali doonto in uu u safto xulka dalkiisa, kana qeybgalo koobka adduunka.

44 gool ayuu u dhaliyay kooxda Liverpool xilli ciyaareedkan, isaga oo ku horeeyay xagga gool dhalinta xilliga.

9 jeer ayuu sameeyay isku day uu ku dhalinayo gool, balse uma aysan suurtoobin.

Sanadkii hore ayay Liverpool lasoo wareegtay Salaax, iyada oo kula soo wareegtay lacag dhan £34m.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip