Real Madrid iyo Barcelona oo loolan adag u galaya la soo saxiixitaanka xiddiga reer Brazil

0
Wednesday June 06, 2018 - 11:00:36 in Wararka by
  • Visits: 531
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Real Madrid iyo Barcelona oo loolan adag u galaya la soo saxiixitaanka xiddiga reer Brazil

    Dagaalkii ugu dambeeyay ee lagu soo afjaraya koonfurta America ayaa soo socda, Real Madrid ayaa labo juhdi bixin doonta, Barcelona in ay ka dulqaado xiddigan isla markaan ay la saxiixato xddigan reer brazil ee Rodrygo Goes.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaalkii ugu dambeeyay ee lagu soo afjaraya koonfurta America ayaa soo socda, Real Madrid ayaa labo juhdi bixin doonta, Barcelona in ay ka dulqaado xiddigan isla markaan ay la saxiixato xddigan reer brazil ee Rodrygo Goes.

Waxaa hore loola xeriirnayye xiddiga da’da yare e Flamengo u ciyaara Vinicius kaasoo aduun lacageed gaarya ku kacaya 40 million euros, Los Merengues ayaa mar kale qorshaheeda ku darsaneysa misna hogaaminaysa loolanka xiddigan.

Xiddigan weerarka kaga ciyaara Santos, waxaa uu lix sano oo qandaras ah la galay kooxdii hore ee Neymar kaasoo lagu bu burin karo qiimo gaaraya 50m euro, sabtidii lasoo dhaafay waxaa uu 9-daqiiqo ku dhaliyay saddexley kulan ay la ciyaareen Vitoria.

MARCA ayaa fahansanan in Real ay diyaar u tahay lasoo wareegi taanka xiddigan, waxaa ay rajeynaysaa in markale ay Andre Cury kala saxiixato xiddigan reer Brazil si ay La Liga u keento.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip