Maqaallo

Uma baahni ukun, waxaan noolaan karaa aniga oo aan beedka (ukun) cunin."

0 Visits: 1356 | Friday November 06, 2020 - 00:12:06
Muwaadin reer Arjantiin ah ayaa u baxay inuu soo iibsado "kartoonka ukunta"(F.S 1aad). markuu iibiyaha weydiiyay qiimaha, wuxuu ogaaday in qiimaheeda uu ka sarreeyo qiimaha caadiga ah, marka wuxuu weydiiyay iibiyaha sababta, wuxuuna ku yiri: Shirkadihii qeybinayay ayaa qiimaha kor u qaaday!!!…

Read More »

Guddoomiye cumar finish! Magaalo Ciqaaban Mogadishu!!!

0 Visits: 1333 | Monday November 02, 2020 - 23:27:49
Muqdisho waxaa ka shaqeeya ku dhawaad 50 kun oo Bajaaj, maamulka gobolka Benaadir wuxuu mid walba bishii ka qaadaa $15, kasoo qaad 10 kun oo ka mid ah in aysan canshuur bixin oo ay dhuumaaleysi ku shaqeystaan. 40 kun oo Bajaj oo min $15 ah bishii waa $600,000, sannadkii waxa ay noqoneysaa $7.2M, mana…

Read More »

Waa kuma Jilaagii caanka ah ee geeriyooday?

0 Visits: 1340 | Sunday November 01, 2020 - 23:28:09
Jilaagi caanka ahaa ee Sir Sean Connery oo loo yaqiinnay James Bond ee geeriyooday da'diisu waxay ahayd 90 jir. Jilaagan geeriyooday oo ka soo jeeda Scotland wuxuu filimaanta uu ku jili jiray magaca jilliinka ee James Bond, wuxuuna si aad ah uu ugu soo caan baxay filimki sirdoonka ee la magac baxay…

Read More »

Khabib Nurmagomedov: Banaynta aflagaadada Nabiga waxay dhaawacday quluubta 1.5 bilyan oo muslimiin ah.

0 Visits: 1263 | Saturday October 31, 2020 - 14:48:56
Feeryahanka haatan howlgabka noqday ee Khabib Nurmagomedov ayaa madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ku dhaleeceeyay jawaabta uu ka bixiyay labo weerar oo argagixiso ah oo ka dhacay dalkaasi.

Read More »

Anniguna Maanta ayaan is sharaxay!!!.

0 Visits: 1367 | Tuesday October 27, 2020 - 23:50:42
Waxaan u mahadcelinayaa intii soo qaban qaabisay iyo intii Maanta ka soo qeybgashay Xafladii Musharxnimadeyda oo ey ka soo qeyb galeen Dad ka badan1500 Qof.

Read More »

Warbixin faah-faahisay sida Al-Shabaab 'u canshuurto' shaqaalaha DF iyo inta uu la egyahay dakhligooda

0 Visits: 1355 | Tuesday October 27, 2020 - 23:35:48
Warbixin dheer oo BBC-du qortay ayaa lagu sheegay in ururka Al-Shabaab dhaqaale badan oo canshuur ah uu ka uruursado gudaha Soomaaliya, taas oo weliba ka badan tan ay qaado dowladda Soomaaliya. Warbixintan oo laga soo xigtay machad cilmi barista ee Hiraal ayaa waxaa lagu sheegay in Al-Shabab ay ganacsatada…

Read More »

Isbaheeysi Diineed oo lagaa qarinayo!!!.(Isbaheeysiga Adiga kaa soo horjeedo, ma Diinaa mise waa wax kale?)

0 Visits: 1505 | Monday October 26, 2020 - 17:06:45
Isbaheeysiga Adiga kaa soo horjeedo, ma Diinaa mise waa wax kale? Sida Allaah noo sheegay Diimaha Samaawiga ihi dhamaan waa Islaam, waxaa kala duwanaa Kutubtii iyo Risaalooyinkii Rususha loo soo dhiibay, Abul Ambiyaa' Nabi Ibrahim CS ma aheeyn Yahuudi iyo Nasaari Midna, waxa uu ahaa Muslim fiiri…

Read More »

GANACSADE BASHIIR RAAGE OO TAAGEERAY XUKUUMADDA CUSUB SHACABKANA UGU BAAQAY IN AY LA SHAQEEYAAN

0 Visits: 1503 | Sunday October 25, 2020 - 18:31:54
Ganacsade Bashiir Raage Shiiraar oo ka mid ah Ganacsatada dalka soomaaliya sida weyn looga yaqaano ahna siyaasi u tartamay sanadkii 2017kii Tartankii Madaxweyne nimo ee dalka soomaaliya ayaa waxaa uu si weyn u taageeray dowladda soomaaliya ee uu madaxweyn aha ka yahay Md. Maxamed C/hi Farmaajo iyo R/Wasa…

Read More »

Siyaasiyoow, haddii shacabku ku yiraa LACALA ka soo qaad in aad Wadani, caadil ah tahay. Sideed u fahmi leheyd?=Nasashada Jimcaha. Q-223=

0 Visits: 1420 | Friday October 23, 2020 - 19:11:24
( Wax Akhyaar loogu Maahmaahana ma lehe) 1-Nin ayaa u yimid Nin Geed hoos fadhiyo, Dameerna ku ag xiran yahay. Ninkii Dameerka lahaa ayaa ku yiri: Haddii aad Dameerkaan ka ooyin siiso waxaan ku siinayaa 1000 Dollar, haddii aad ka qoslisana 2000 Dollar. Ninkii ayaa Dameerkii u tagay oo dhagta wax ugu…

Read More »

Masiibadii_Madoobeyd!!!

0 Visits: 1449 | Friday October 23, 2020 - 17:39:25
Meydka dadka ayaa meel walba daadsanaa, wado kasta waxaa yiilay dhawr qof oo dhimatey, dhibaatada ugu ba'an waxay ka dhacday bartamaha magaalada Muqdisho, halkaas oo si ba'an loogu dagaalamay!!!

Read More »

Doqon iyo la duleeyste. ( Doqonku inta aad ogtahay waa ogyahay, waxa kaliya oo uunan ogeyn, waa in uu Doqon yahay)

0 Visits: 1537 | Thursday October 22, 2020 - 00:13:05
Waxaa jirata Murti Caalamiya oo ah: (( Doqonku inta aad ogtahay waa ogyahay, waxa kaliya oo uunan ogeyn, waa in uu Doqon yahay)). ( F.S:1aad).

Read More »

21-Oktobar: Afgembigii caddaa ee sababay daadashada dhiig badan!

0 Visits: 1431 | Wednesday October 21, 2020 - 23:36:00
21-Oktober-1969, 6 Maalin kaddib dilkii Allaha u naxariistee Madaxweyne Cabdirashiid Cali sharma'arke waxa ka dhacay Jamhuuriyadda Soomaaliya afgenbigii loo bixiyey Inqillaabkii caddaa, oo malaha loola jeeday in aan dagaal loo adeegsan hirgelintiisa, taasina waxa ay ku dhacday in koox ka tirsan…

Read More »

Waabsiga wariyayaasha!!!=Faallo=

0 Visits: 1351 | Wednesday October 21, 2020 - 07:58:23
Wariye Cabdullahi Kulmiye Cadow oo ka tirsan Idaacadda Kulmiye ayaa waxaa xiray Heyadda NISA. wax la yaab leh ma ahan in wriye la xiro, waxaa muhim ah Sababta loo xiray. waxa uu wareeysi la yeeshay Oday 90 jira oo Curyaan ah oo muujiyay aragtidiisa in uu taageere u yahay Al shabab. Qofkii la wareeystay…

Read More »

Ma u hambalyeeyaa Golaha Wasiirada Cusub???.

0 Visits: 1353 | Wednesday October 21, 2020 - 07:29:16
Waxaan fiiriyay Liiska Golaha Wasiirada cusub, Badnkoodu waa Dad aan aqaan. waxaa ku jira Saaxibadeey iyo Ardaydeeydii Jaamacadda qaarkood. Ma waxaan ugu hambalyeeyaa. a) in la magacaabay oo kaliya. b) mise Xilka loo magacaabay.

Read More »

Siyaasi ma noqon karo Anigu!!!= Sabab.Go'aanka ha ku deg degin=.

0 Visits: 1554 | Saturday October 10, 2020 - 21:01:26
Azerbaijan waa wadan Muslim ah. Armenia waa wadan Kirishtaan ah. Markii Azerbaijan ey Qabsatay Qeyb ka mid ah Armenia waxa ey ugu Tageen Masjid weyn oo Taariikhi ahaa oo Gaalada Armeniyiintu ey ku xareeysan jireen Lo' iyo Doofaaro. inkasta oo ey dhaqan Dooriyeen Masjidka haddana ma burburin Armeeniyiintu.…

Read More »

Akhriso:-Taariikh Nololeedkii Sh Cali Maxamuud Oo Ku Geeriyooday Holland

0 Visits: 1544 | Saturday October 10, 2020 - 18:50:31
Allaha u naxariistee Sheekh Cali Sheekh Maxamuud (Sheekh Cali Tuure),Wuxuu ku dhashay Tuulada Jameeco Fiddo oo 25km bari ka xigta magaalada Jowhar ee gobolka shabeellaha dhexe sanadka markuu ahaa 1925ti. Isla tuuladaas ayuu ku bartay, kuna xafiday quraanka kariimka ah,dhameystayna sannadki 1941dii.…

Read More »

Reer Mudug imtixaan ku jiro ha ka qishin=Nasashada Jimcaha. Q-221=

0 Visits: 1640 | Friday October 09, 2020 - 19:42:12
Caawo waxaan joogaa Gaalkacyo, Galabta waxa ey ii sheegeen. 1. Nin Reer gaalkacyo ahaa oo il la' ayaa Markii ugu horeysa ee uu Xamar yimid ,waxa uu tagay Shaleemo Ceelgaab, Ninkii tikitka jaray ayaa yiri: ma kor ayaan kuu jaraa oo 2 shillin ah, mise hoos oo 1 shillin ah. Reer Gaalkacyoodkii ayaa…

Read More »

Sheekadii Aw Muriidi iyo xildhibaankii Prank-ga ahaa.

0 Visits: 1548 | Friday October 09, 2020 - 19:31:53
Waa xilli casarkii ah, Aw-Muriidi iyo saaxiibkiis Kaleelow waxay ka soo laabteen salaadii Casar oo ay ku soo tukadeen Masaajid u dhowaa oo ku yaalla xaafad ka dambeysa suuqa mallayga ee Xamarweyne. Markii ay soo laabeen ayey aadeen gurigii Aw-Muriidi waxayna fariisteen meel daarad ah oo hoos galbeed…

Read More »

Doqon Fariida!!!=Faallo=

0 Visits: 1521 | Tuesday October 06, 2020 - 21:40:13
Waa Musharax Xil sare Beesha u soo doontay. Hanti ayuu leeyahay, Dhoowr Shahaado ayuu heeystaa, Joog iyo Jamaal Allaa ugu deeqay. Deegaan, Deris, Dal, Dad iyo Diin in uu wax u qabro Qorshaha uguma jirto.

Read More »

LUUQA: KADHIMEEY KADHIM !!! =Faallo siyaasadeed=

0 Visits: 1613 | Monday October 05, 2020 - 15:24:41
Muddo hadda laga joogo 82 Sanno, waa Sannadkii 1938dii Mogadishu waxaa lagu qabtay Tartanka Baabuurta, Nuuca Shirkaduhu ey ku tartamaan ee Halkaa wade oo kaliyihi saaran yahay. ( F.S:1aad) ma isleedahay Sawirkaasi waa Xamar?. Tartankaa oo loo yaqiin ( the Grand Prix of an African City) ,waxaa qabanqaabiyay…

Read More »