Doqon iyo la duleeyste. ( Doqonku inta aad ogtahay waa ogyahay, waxa kaliya oo uunan ogeyn, waa in uu Doqon yahay)

0
Thursday October 22, 2020 - 00:13:05 in Wararka by
  • Visits: 1533
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doqon iyo la duleeyste. ( Doqonku inta aad ogtahay waa ogyahay, waxa kaliya oo uunan ogeyn, waa in uu Doqon yahay)

    Waxaa jirata Murti Caalamiya oo ah: (( Doqonku inta aad ogtahay waa ogyahay, waxa kaliya oo uunan ogeyn, waa in uu Doqon yahay)). ( F.S:1aad).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa jirata Murti Caalamiya oo ah: (( Doqonku inta aad ogtahay waa ogyahay, waxa kaliya oo uunan ogeyn, waa in uu Doqon yahay)). ( F.S:1aad).

             Filasuufkii Giriiga Plato ayaa 2425 Sanno ka hor yiri:

 
(( Haddii Roob Xuriyad ahi uu da’o, waxaad arkee Adooman Dallado wato, oo ka okoranayo Xareeda Xuriyadda)). ( F.S: 2 &3aad)
 
              Siyaasiyiinta Somalida qaarkood waa Dad dadaal badan, Hoowla Badanna qabto marka laga reebo Saddax, Danaha Dadka, Dalka iyo Diinta. iyaga oo og in Sadaxdaani waajib ku tahay, haddana waxa ey ka door bidaan Dantooda gaarka ah iyo dano Dad kale.
 
              Ma Doqonaa mise waa Adoon ummadda kale ey Maskaxda ka duleeysteen oo aan ogeyn in laga xuroobi karo oo isku dhiibay Isticmaarka casriga ah? kuwaa oo Annagu aan u naqaan madaxdii ummadda heer kasta ha joogaanee.
 
             Ma Doqonaa mise waa Adooman cid kale u duleeysan , mise Anniga Naftaada ayaaba Maanta wareersan oo ah Doqon Jaahil ah oo aan naftiisa ogeeyn? maxeey kula tahay, Adigana?.
Qore: Yahay Amir



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip