Wararka

Sawirro:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Gaaray Magalada Baydhabo

0 Visits: 301 | Tuesday January 15, 2019 - 20:43:27
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Galabta gaaray Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Golaha Shacbaka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan,iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay.

Read More »

Qarax Lagu Dilay Guddoomiye Laameed Oo Ka Dhacay Dayniile

0 Visits: 326 | Tuesday January 15, 2019 - 20:39:49
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax khasaaro geystay oo maanta ka dhacay gudaha degmada Dayniile ee G/ Banaadir. Qaraxa oo ahaa Miino ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay waaxda labaad Barwaaqo ee degmadaasi. Ugu yaraan 1 Qof ayaa ku dhintay qaraxaasi, halka uu ku dhawaacmay mid kale,…

Read More »

Daawo:-Muuqaal Laga Soo Duubay Weerarka Magalada Nairobi

0 Visits: 339 | Tuesday January 15, 2019 - 20:14:49
Weli waxaa rasaas laga maqlayaa hotelka weerarka lagu qaaday ee ku yaalla Magalada Nairobi ee dalka Kenya. Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Kenya ayaa hareereeyay Hotelka,iyaga oo soo badbaadinaya dadka ku jira qeybta Hoose ee Hotelka.

Read More »

Weerar Qaraxyo ku bilawday oo ka dhacay Magaalada Nairobi

0 Visits: 293 | Tuesday January 15, 2019 - 20:12:08
Wararka Idaacdda Risaala ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyo magaalada Nairobi ee caasimada u ah dalka Kenya ayaa tibaaxaya in qaraxyo xoogan iyo risaas xigtay laga maqlay meelo kamid ah Magaaladaasi. Laba qarax iyo rasaas ayaa laga maqlay hotel iyo dhisme xafiis oo ku yaalla magaalada Nairobi ee dalka…

Read More »

15 qof oo loo xiray is rasaaseyn ay dad ku dhaawacmeen oo ka dhacday magaalada Boosaaso

0 Visits: 288 | Tuesday January 15, 2019 - 20:07:56
Ugu yaraan 4 ruux ayaa ku dhawaacmay is rasaaseyn la sheegay inay u dhaxeysay labo shirkadood oo korantada ka shaqeeya magaalada ganacsiga ah ee Boosaaso,sida ay mas'uuliyiinta xaqiijiyeen.

Read More »

Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Gaaray M/ Baydhabo

0 Visits: 346 | Tuesday January 15, 2019 - 20:05:00
-Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Waxaa wafdigan si diiran ugu soo dhaweeyay magaaladaasi mas'uuliyiinta maamulka K/ Galbeed iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan halkaasi.

Read More »

AMISOM Oo Agab Ugu Deeqday Booliska Soomaaliya

0 Visits: 458 | Tuesday January 15, 2019 - 19:55:55
Howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa agab kala duwan ugu deeqay ciidamada Booliska Soomaaliya, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan Booliska AMISOM. Qalabka loogu deeqay Booliska Soomaaliya ayaa isagu jira qalab xafiiseedyo, kumbuyuutaro iyo kaamirooyin ay ku howlgali doonaan ciidamadaasi.…

Read More »

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo la Kulmay Wafdi ka socday Bangiga Aduunka

0 Visits: 303 | Tuesday January 15, 2019 - 19:47:49
Wafdi ka socda Bangiga adduunka oo gaaray caasimadda Muqdisho ayaa kulan la qaatay wasiirka maaliyadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,iyagoo ka wada hadlay arimo ku saabsan horumarka maaliyadda dalka.

Read More »

Kenya: 'Scores hurt' in attack at luxury Nairobi hotel

0 Visits: 774 | Tuesday January 15, 2019 - 19:36:43
The suspected terror attack is unfolding at the complex, which houses a large hotel known as DusitD2, along with several banks and offices. Police are said to be exchanging gunfire with the attackers in the operation. Several cars have been seen on fire and people are being carried away from the scene.…

Read More »

Duqa Muqdisho oo Guddoomiye kuxigeen cusub u magacaabay Degmada Yaaqshiid

0 Visits: 303 | Tuesday January 15, 2019 - 19:34:16
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa C/fataax Axmed Cali u magacaabay Guddoomiye kuxigeenka ammaanka iyo siyaasadda Degmada Yaaqshiid.

Read More »

Xilliga Ramsey uu saxiixi doono heshiiska Juventus

0 Visits: 684 | Tuesday January 15, 2019 - 19:28:45
Xiddigga khadka dhexe ee kooxda Arsenal, Aaron Ramsey ayaa qalinka ku duugi doono heshiiskiisa ugu horreeya ee Juventus maalinta Jimcaha ah ee soo aaddan. Tuttosport ayaa ku warramaysa in Ramsey uu saxiixi doono heshiis shan sano ah, kaasoo uu ku qaadan doono mushaar dhan €7.5m xilli ciyaareedkii.

Read More »

Maxaa ka jira in Chelsea iyo Atletico ay is Dhaafsan doonaan ciyaaryahano?

0 Visits: 690 | Tuesday January 15, 2019 - 19:26:29
Kooxda Kubada Cagta Ee Chelsea ayaa ku raad joogta qaabki kula soo saxiixan lahaayeen weerar yahan ka samata bixin kara dhibaatada kooxdooda ka heesata dhanka dhaliska. Alvaro Morata ayaa la rajeynayaa in uu ku biiro kooxda Atletico Madrid tasoo aad u daneeneysa inay gacanta ku soo dhigaan xidiga reer…

Read More »

Rasmi: Goolhaye Petr Cech oo ka fariisanayo Kubada Cagta

0 Visits: 650 | Tuesday January 15, 2019 - 19:24:43
Rasmi: Goolhaye Petr Cech ayaa ku dhawaaqay marka uu xili cayaareedkan soo idlaado inuu gabi ahaanba cayaarista kubada cagta ka fariisan doono.

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay xubno ka socday Shiinaha (SAWIRRO)

0 Visits: 275 | Tuesday January 15, 2019 - 19:21:25
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 15 January 2019 xafiiskiisa ku qaabiley madaxa Midowga shirkadaha Shiinaha ee Africa Mr. Qian Xian iyo wafti la socdey.

Read More »

Taallo uu ku yiilay calanka Sucuudiga oo laga qaadayo goob lagu xusuusto weerarkii 9/11

0 Visits: 321 | Tuesday January 15, 2019 - 12:00:57
Taallada ayaa goobta la dhigay bishii lasoo dhaafayImage caption: Taallada ayaa goobta la dhigay bishii lasoo dhaafay Taallo lagu xardhay calanka Sucuudiga ayaa laga qaadaya goobtii uu ka dhacay weerarkii 9/11, waxaana sidoo kale goobta yaallay taalooyin kale oo lagu xardhay calamada dalalka ku buhoobay…

Read More »

Real Madrid oo Loo Sheegay Qiimaha Lagu Heli Karo Eden Hazard

0 Visits: 715 | Tuesday January 15, 2019 - 11:53:07
Kooxda Kubada Cagta Ee Chelsea ayaa walaac Badan ka muujineysa bixitaanka Hazard kasoo oo ay ilaa haatan ku qancin La'a yihiin in uu hiahiis u kordhiyo kooxda Blues. Hazard Hishiiska Uu Chelsea kula Jiro waxaa ka Harsan 18-bilood oo qura tasoo ka dhigeysa in Uu Xor noqon Doono Markii ay mudadaas…

Read More »

Xuutiyiinta Oo Duqeeyey Saldhig Milliteri Oo Ku Yaalla Gudaha Sacuudiga

0 Visits: 310 | Tuesday January 15, 2019 - 11:50:32
Hadal-qoraal oo ka soo baxay Maleeshiyadda Xuutiyiinta ee dalka Yemen waxay ku sheegteen inay Gantaal Balaastik ku duqeeyeen Saldhig Milliteri oo ku yaalla Gobalka Najraan ee Koonfurta Sacuudiga. Xuutiyiinta waxay sheegeen inay Gantaal lagu magacaabo "Badar 1 la beegsadeen Saldhigga Milliteri oo…

Read More »

XOG: Taabid Xisbiga oo dhawaan Ku Dhawaaqayo xisbis

0 Visits: 313 | Tuesday January 15, 2019 - 11:46:29
Warar hoose oo la helayo ayaa sheegeysa in Maalmaha soo socda Magaalada Muqdisho looga dhawaaqayo Xisbi uu hoggaamiye u yahay Guddoomiyihii hore ee Gobalka Banaadir Thaabit Cabdi.

Read More »

Madaxweynaha Jubbaland oo Magacaabis sameeyay

0 Visits: 305 | Tuesday January 15, 2019 - 11:35:40
Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa gudoomiyaha maxkamada degmada Afmadow u magacaabey Sheekh Cabdirashiid Aadan Ismaaciil.

Read More »

Shabaab kills pro-Islamic State commander

0 Visits: 665 | Tuesday January 15, 2019 - 11:31:54
Yahya Haji Fiile, known as Abu Zakariye, was killed in the district after Shabaab intelligence linked him to the Islamic State in Somalia." Fiile, a former top Al-Shabaab commander, initially fell out with the jihadist group in 2016 after it killed Bashir Abu Numan. Abu Numan was one of the first…

Read More »