XOG: Taabid Xisbiga oo dhawaan Ku Dhawaaqayo xisbis

0
Tuesday January 15, 2019 - 11:46:29 in Wararka by
  • Visits: 317
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XOG: Taabid Xisbiga oo dhawaan Ku Dhawaaqayo xisbis

    Warar hoose oo la helayo ayaa sheegeysa in Maalmaha soo socda Magaalada Muqdisho looga dhawaaqayo Xisbi uu hoggaamiye u yahay Guddoomiyihii hore ee Gobalka Banaadir Thaabit Cabdi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar hoose oo la helayo ayaa sheegeysa in Maalmaha soo socda Magaalada Muqdisho looga dhawaaqayo Xisbi uu hoggaamiye u yahay Guddoomiyihii hore ee Gobalka Banaadir Thaabit Cabdi.

Thaabit Cabdi ayaa olole xoogan ka wada Magaalada Muqdisho, waxaana gaba gabo maraya diyaar garowga Xaflada looga dhawaaqayo Muqdisho.

Xisbigan uu doonayo Thaabit Cabdi inuu ku tartamo doorashada soo socota ayaa waxaa ku badan Dhalinyaro firfircoon oo siyaasadda hami badan ka leh.

Thaabit ayaa wax badan oo Bulshada ku xasuusato qabtay intii uu ahaa Guddoomiyaha Gobalka Banaadir, wuxuuna si dhow ugu kuur gali jiray Xaalada dadka dhibaateysan ee caawinta u baahan waxaana qaar ka mid ah Bulshada ay u arkaan inuu noqon karo Hoggaamiye Wanaagsan.

Wali lama oga Siyaasiyiinta caan ka ah iyo Xildhibaanada kasoo muuqan doona Xisbiga Thaabit Muqdisho kaga dhawaaqayo balse maalmaha soo socda ayaa la kala ogaan doonaa.

XOG: Villa Soomaaliya oo walaac ka muujineysa Xisbiga uu ku dhawaaqayo Thaabit Cabdi Maxamed




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip