Real Madrid oo Loo Sheegay Qiimaha Lagu Heli Karo Eden Hazard

0
Tuesday January 15, 2019 - 11:53:07 in Wararka by
  • Visits: 721
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Real Madrid oo Loo Sheegay Qiimaha Lagu Heli Karo Eden Hazard

    Kooxda Kubada Cagta Ee Chelsea ayaa walaac Badan ka muujineysa bixitaanka Hazard kasoo oo ay ilaa haatan ku qancin La'a yihiin in uu hiahiis u kordhiyo kooxda Blues. Hazard Hishiiska Uu Chelsea kula Jiro waxaa ka Harsan 18-bilood oo qura taso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Kubada Cagta Ee Chelsea ayaa walaac Badan ka muujineysa bixitaanka Hazard kasoo oo ay ilaa haatan ku qancin La'a yihiin in uu hiahiis u kordhiyo kooxda Blues. Hazard Hishiiska Uu Chelsea kula Jiro waxaa ka Harsan 18-bilood oo qura tasoo ka dhigeysa in Uu Xor noqon Doono Markii ay mudadaas soo Idlaato.

Real Madrid ayaa waqti Dheer Ku Raad Joogta Soo Qadasha Laacibkaan Ayagoo Doonaya in ay badal kaga dhigaan Ronaldo oo Kal Hore Ka Tagay kooxdooda.

Sida ay Daabacday Majalada The Telegraf Chelsea ayaa shaacisay qiimaha lagu heli Karo Hazard oo ah 100-Milayan Oo Gini Qiimahaan ayaa mid aad u hooseeya marki loo eego wax tarka xidigaan.

Hadii uu u ogolaado in uu qandaraaska u kordhiyo kooxda Chelsea qiimo ahaan Sare u Kac xoogan ayuu sameen doonaa Eden Hazard asigoo ku biiri doono Ciyaartooyda ugu qaalisan Kubada Cagta.

Madrid ayaa Doneysa xilli ciyaareedka soo aadan in soo Afjaraan soo qaadashada Xidigaan oo ay u arkaan midka ka bixin kara dhibaatada heesata kooxdooda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip