Wararka

Xukuumadda DDS oo diyaarineysa dacwad ka dhan ah Cabdi Maxamuud Cumar

0 Visits: 236 | Sunday August 11, 2019 - 21:43:45
Xukuumadda Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ee Soomaali State ee uu hoggaaminayo Mustafe Cagjar ayaa haatan la sheegay inay diyaarineyso dacwad ka dhan ah Madaxweynihii hore ee Dowlad deegaanka Cabdi Maxamuud Cumar oo haatan ku xiran Xabsi ku yaalla Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya.…

Read More »

Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Wada Deegaano Ka Tirsan Gobolka Sh/ Hoose

0 Visits: 240 | Sunday August 11, 2019 - 21:39:38
Ciidamada dowladda ayaa howlgallo waxa ay ka wadaan deegaano ka tirsan gobolka Shabellaha hoose gaar ahaana deegaano hoos tags degmada Awodheegle iyo Bariire oo dhowaan laga saaray Al-shabaab. Sida ay sheegen saraakiisha Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxa ayaa Howlgal Qorsheysan oo ay ku qaadeen…

Read More »

Ahlusunna oo amar siisay Qaar ka mid ah maamulada degmooyinka Galmudug

1 Visits: 290 | Sunday August 11, 2019 - 21:37:53
Hoggaanka Ururka Ahlusunna ayaa 9kii Bishaan Shir deg deg ah la qaatay kaliyah maamulada degmooyinkii ay horay gacanta ugu heysay Ahlusunna ka hor inta aysan ku biirin maamulka Galmudug. Sidda ay Risaala u xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadkii shirkaasi ka qeyb galay Ahlusunna ayaa ogeysiisay maamulada…

Read More »

Madaxweynaha Jubbaland Oo Eedeyn U Jeediyay Dowladda Somalia

0 Visits: 230 | Sunday August 11, 2019 - 21:36:14
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Masuuliyiin iyo dadweyne kala duwan salaada ciidul Adxa kula tukaday Xarunta Madaxtooyada Jubbaland. Madaxweynaha ayaa Dhamaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadan weyn isagoo u rajeeyay in ay is cafiyaan…

Read More »

Sawirro:-Madaxweynaha Puntland Oo Shacab Badan Kula Dukaday Fagaaro Ku Yaalla Garoowe

0 Visits: 209 | Sunday August 11, 2019 - 21:33:18
Madaxweynaha Maamulka Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shacabka Magaalada Garoowe kula dukaday Salaadda Ciidul Adxaha, Gar ahaan Garoonka kubadda Cagta Mire Awaare. Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa sidoo kale la oogey salaadda ciidda. Madaxweynaha maamulka Puntland…

Read More »

Ra'isul-Wasaare Kheyre Oo Boqolaal Shacab Ah Kula Dukaday Masaajidka Isbahaysiga

0 Visits: 242 | Sunday August 11, 2019 - 21:27:59
Ra'iisul-Wasaaraha Xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa boqolaal shacab ah waxa uu kula dukaday Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee Magaalada Muqdisho. Boqolaal shacab ah ayaa ku dukaday Masaajidka xili ay maanta ku beegantahah maalinta koowaad ee Ciiddhl-adxa oo ay u dabaal degayaan…

Read More »

Duufaan ku dhufatay xeebaha dalka Shiinaha.

0 Visits: 230 | Saturday August 10, 2019 - 20:43:21
Ugu yaraan 18 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen tobneeyo kalana waa la la'yahay, kaddib marki ay duufaanta Lekima maanta billowday in ay garaacdo bariga Shiinaha. TV-ga Dowlada Shiinaha ee CCTV ayaa sheegay, in dhamaan dadka dhintay ay ku noolaayeen gobolka Wenzhou oo ah halka ay duufaanta…

Read More »

Madaxweynihii hore ee Is-maamulka Soomaalida Ethiopia oo ku dhawaaqay inuu iska joojiyey Qareenadda isaga difaacayay.

0 Visits: 237 | Saturday August 10, 2019 - 20:31:05
Cabdi Maxamuud Cumar waxa uu ku dhawaaqay inuu iska joojiyey Kooxda Qareenadda ee isaga difaacaysay, wuxuuna ku eedeeyey Garsoorayaasha Maxkamadda Federalka Ethiopia inaysan Qareenadiisa u oggolaanin Xuquuqdooda. Hadalkaasi waxa uu ka sheegay Fahdigii 4-aad ee Kiiska loo haysto, taasi la dhegeysanayey…

Read More »

Dad aad u badan oo ku dhintay booyad shidaal oo ku qaraxday Tanzania. Sawirro:-

0 Visits: 246 | Saturday August 10, 2019 - 20:23:48
Muqdisho-KNN-Ugu yaraan 60 qof ayaa geeriyootay halka 70 kalena ay dhaawacyo culus gaareen kaddib markii booyad nooca shidaalka qaada ah uu dab ku qabsaday deegaanka Msamvu Itigi ee gobolka Morogo ee dalka Tanzania. Taliye u hadlay Booliska gobolka Morogoro ee dalka Tanzania, ayaa warbaahinta u sheegay…

Read More »

Maraykanka Oo Ku Hanjabay Inay Ciiddankooda Kala Soo Bixi Doonaan Jarmalka

0 Visits: 233 | Saturday August 10, 2019 - 20:20:32
Safiirka Maraykanka u jooga Jarmalka,Rijard Gerenelwaxa uu si kulul u naqdiyey heerka Kharajka ay Jarmalka ku bixiyaan Difaacooda, kuna tilmaamay wax la karaahsado. Danjiraha waxa uu ku celiyey Hanjabaadda ku adaan inay Ciiddankooda kala bxii doonaan Jamalka, sida ay ku soo waranatay Wakaalladda Wararka…

Read More »

Weriye Lagu Xiray Magaalada Dhuusa-Mareeb

0 Visits: 195 | Saturday August 10, 2019 - 19:49:12
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusa-mareeb ee gobolka Gal-gaduud ayaa sheegaya in gelinkii dambe ee maanta halkaas lagu xiray mid ka mid ah weriyaasha ka howlgala Magaalada. Ciidamo ku sugan magaalada ayaa la sheegay gelinkii dambe ee maanta in ay xabsiga u taxaabeen Maxamed Cabdi Weli Tooxoow…

Read More »

DHAGEYSO: Dowladda oo sheegtay in ay tallaabo ka qaadeyso sharikado dayacay Xujeyda

0 Visits: 251 | Saturday August 10, 2019 - 19:35:41
Wasiir ku xugeenka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Soomaaliya ayaa ku eedeyay qaar ka tirsan Shirkadahii keenay xujeyda in ay si khaldan u maamuleen guryahii Xujeyda ee Mina. Wasiirka oo ka mid ah Guddiga dowladda Soomaaliya ay u xil saartay Kormeerida Xaaladda Xujeyda Soomaaliyeed ayaa sheegay in Shirkaddaha…

Read More »

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Soo Saaray Awaamiir Culus

0 Visits: 253 | Saturday August 10, 2019 - 19:28:12
Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada gobolka Banaadir Basma Caamir Jakeeti ayaa maanta kormeer waxa ay ku tagtay Xarunta xoola qalka ee Kawaan bari iyada oo soo indha indhaysay xaaladda kawaanka iyo sida uu ciidda ugu diyaar garoobay. Basma Caamir Jakeeti ayaa kula dar-daarantay shacabka ku nool…

Read More »

Maka bixi lahayd Qabiilkaaga?

0 Visits: 1421 | Saturday August 10, 2019 - 19:19:48
Qabiil waa koox bulshada ka mid ah kuwaas oo wadaaga hayb ama abtirsiino, waxaanay u sii kala baxaan qaybo kalduwan sida, Jilibo, Jifo, Qoysas iwm, kuwaaso ay ka abuurmaan farcayo, balse Somaalida ayaa waxa ay isu laayaan qabiil qabyaalad huwan. Inkastoo qur'aanka kariimka ay ku jirto aayad sheegaysa…

Read More »

In ka badan laba milyan oo muslimiin ah oo maanta taagan Banka Carafo

0 Visits: 267 | Saturday August 10, 2019 - 15:33:05
In ka badan laba milyan oo muslimiin ah ayaa maanta ku kulansan barxadda Carafo iyaga oo gudanaya waajibaadka xajka oo ah mid ka mid ah shanta tiir ee diinta Islaamka ay ku dhisan tahay. Xujeydan ayaa maanta oo Sabti ah socod ku tegay buurta Carafaat, halkaas oo1,400 sano ka hor uu Nabi Maxamed ka jeediyay…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 10-KA AGOOSTO 2019-KA

0 Visits: 1280 | Saturday August 10, 2019 - 09:45:24
GAROONKA KUBADDA CAGTA EE KOONIS OO LOOGU MAGAC DARAY MARXUUN ENG YARIISOW Kulan loogu duc eynayay marx uum Eng C/raxmaan Cu mar Cusmaan Yarii sow gudd oomiyihii G/Banaadir ahaana Duqii Muqdi sho ayaa shalay lagu qabtay garoonka kub adda Cagta Koonis ee M/Mu qdisho,kaasi oo haatan loogu magac daray…

Read More »

Wasiir ka tirsan xukumadda Zimbabwe oo Xabsi loo taxaabay

0 Visits: 273 | Friday August 09, 2019 - 22:47:51
Madaxweynaha dalka Zimbabwe Emmerson Mnangagwa ayaa xilka ka qaaday wasiirka dalxiiska Prisca Mupfumira, kaddib markii ay guddiga la dagallanka musuqmaasuqa ku soo eedeeyeen lacago la lunsaday xilligii ay iyadu ahayd wasiirka shaqada iyo dammaanad qaadka bulshada. Lacagta malaayiinka doolar ee wasiiradda…

Read More »

Xukuumadda oo loogu baaqay in ay faragelinta ka joojiso doorashada Jubbaland

0 Visits: 246 | Friday August 09, 2019 - 22:45:57
Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya aanay sharci ahaan xaq u laheyn inay farageliso doorashooyinka dowlad goboleedka Jubbaland. Warka xildhibaanka ayaa yimid ka dib markii maanta Warqad digniin…

Read More »

Dowladda oo ku dhawaaqday in aysan aqoonsan doonin natiijada ka soo baxda Doorashada Jubbaland

0 Visits: 256 | Friday August 09, 2019 - 22:43:10
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in aysan aqoonsan doonin natiijada ka soo baxda Doorashada Jubbaland hadan la fulin qodobo dhowr ah. Wasaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa maamulka Jubbaland hor dhigtay Saddex qodob oo kala ah Odayaasha soo xulaya xildhibaanada la…

Read More »

Suudaan oo cafis u fidisay laba hoggaamiye oo dil ku xukunna

0 Visits: 252 | Friday August 09, 2019 - 22:33:52
Ciidamada talada Suudaan haya ayaa cafis u fidiyey laba hoggaamiye oo horay dil looga xukumay iyaga oo dalka Suudaan Musaafuris kaga maqnaa. Malik Agar, oo ah madaxa dhaqdhaqaaqa jabhadda xoreynta shacabka Suudaan ee waqooyiga dalkaasi ka dagaallata (SPLM-N), iyo ku xigeenkiisa Yaasir Arman oo ay dowladda…

Read More »