Suudaan oo cafis u fidisay laba hoggaamiye oo dil ku xukunna

0
Friday August 09, 2019 - 22:33:52 in Wararka by
  • Visits: 253
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suudaan oo cafis u fidisay laba hoggaamiye oo dil ku xukunna

    Ciidamada talada Suudaan haya ayaa cafis u fidiyey laba hoggaamiye oo horay dil looga xukumay iyaga oo dalka Suudaan Musaafuris kaga maqnaa. Malik Agar, oo ah madaxa dhaqdhaqaaqa jabhadda xoreynta shacabka Suudaan ee waqooyiga dalkaasi ka dagaallata

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada talada Suudaan haya ayaa cafis u fidiyey laba hoggaamiye oo horay dil looga xukumay iyaga oo dalka Suudaan Musaafuris kaga maqnaa. Malik Agar, oo ah madaxa dhaqdhaqaaqa jabhadda xoreynta shacabka Suudaan ee waqooyiga dalkaasi ka dagaallata (SPLM-N), iyo ku xigeenkiisa Yaasir Arman oo ay dowladda Suudaan ku xukuntay 2014-kii. Kacdoonnada dalka Suudaan ayaa September 2011-ka ka billaawday gobolka Blue Nile. Madaxa golaha ku meel gaarka ciidamada Abdel Fattah al-Burhan, ayaa xilka kala wareegay madaxweyne al-Bashiir bishi April. Warbaahinta dowladda ayaa qaar ka mid ah magacyada dadka la cafiyey sheegtay iney ku jiraan hoggaamiyeyal kale oo mucaarad ah oo ay magacooda sheegin.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip