Dowladda oo ku dhawaaqday in aysan aqoonsan doonin natiijada ka soo baxda Doorashada Jubbaland

0
Friday August 09, 2019 - 22:43:10 in Wararka by
  • Visits: 256
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda oo ku dhawaaqday in aysan aqoonsan doonin natiijada ka soo baxda Doorashada Jubbaland

    Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in aysan aqoonsan doonin natiijada ka soo baxda Doorashada Jubbaland hadan la fulin qodobo dhowr ah. Wasaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa maamulka Jubbaland hor dhigtay Saddex q

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in aysan aqoonsan doonin natiijada ka soo baxda Doorashada Jubbaland hadan la fulin qodobo dhowr ah. Wasaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa maamulka Jubbaland hor dhigtay Saddex qodob oo kala ah Odayaasha soo xulaya xildhibaanada la waafajiyo Diwaanka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya, in Marka hore la soo dhameystiro xildhibaanada ka dibna ay iska dhex doortaan Guddoonka Baarlamaanka iyo Guddiga doorashooyinka Jubbaland iyo in doorashu ku dhacdo si xor iyo xalaal ah.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip