Wararka

Weeraro khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 220 | Friday August 14, 2020 - 10:06:58
Waxaa xalay weeraro bambaano lagu qaaday ilaa ku dhowaad 10 xarumood oo ka tirsan Xarumaha degmooyinka Maamulka gobolka Banaadir,weeraradaas oo dhaliyay khasaaro nafeed iyo mid hantiyadeed. Xarumaha weerarada bambaano lagu qaaday ayaa waxaa kamid ah, degmooyinka Boondheere Wadajir, Kaaraan, Waabari,…

Read More »

Shiinaha oo 50,000 Dolar ugu deeqday dadka ku tabaalaysan gudaha dalka Soomaaliya.

0 Visits: 274 | Thursday August 13, 2020 - 20:50:34
Qin JianSafiirka Shiinaha uga wakiilka ah Soomaaliya, ayaa sheegay inay 50,000 oo Dollar ugu deeqdeen dadka Soomaalida ee ay daadadku saameeyeen. Qoraal la soo dhigay Barta Twitter-ka ee Safaaradda Shiinaha ku leedahay Muqdisho ayaa lagu sheegay in Dadka uu daadku saameeyey ay sida ugu dhaqsaha badan…

Read More »

Dagaal sababay dhimashada Afar Qof oo ka Dhacay Deegaanka Jidbaale.

0 Visits: 270 | Thursday August 13, 2020 - 20:49:09
Seddex qof ayaa lagu dilay aagga Jidbaale ee gobolka Sool kaddib iska horimaad ka dhashay muran dhul daaqsimeed. Sida warar aan la xaqiijinin tilmaamayaan seddexda qof waxaa dilay koox hubaysan oo ku doodaysaa in beesha seddexda nin u dhasheen aysan degi karin Jidbaale. Waa xiisaddii labaad kaddib iskahorimaad…

Read More »

Shir Doorashooyinka Looga Hadlayo oo Muqdisho lagu qabtay.

0 Visits: 245 | Thursday August 13, 2020 - 20:47:51
Shir looga hadlayo Doorashada Soomaaliya iyo Hanaanka looga guuri karo doorashadii 2016-kii ka dhacday dalka ayaa haatan ka soconaya Garoonka Aadan Cabdulle ee Muqdisho. Shirkan oo ah talo wadaag iyo su'aalo waydiin toos u dhexmaraysa mas'uuliyiin ka tirsan Xisbiyada ka jira dalka iyo Guddiga…

Read More »

Imaaraadka iyo Israel oo gaaray heshiis taariikhi ah oo ay ku yeelanayaan xiriir

0 Visits: 249 | Thursday August 13, 2020 - 20:44:12
Imaaraadka Carabta iyo Israel ayaa maanta gaaray heshiis nabadeed oo taariikhi ah, oo uu fududeeyey madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, kaasi oo labada dal ay ku yeelanayaan xiriir diblomaasiyadeed oo rasmi ah. Heshiiskan ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ah in Israel ay joojiso qorshihii ay ku goosaneysay…

Read More »

Hoggaamiyihii Ikhwaanul Muslimiinka Masar oo xabsiga ku geeriyooday

0 Visits: 269 | Thursday August 13, 2020 - 20:39:15
Hoggaamiyihii Jamaacada Ikhwaanul Muslimiin ee Waddanka Masar Essam al-Erian ayaa Maanta oo Khamiis ah ku geeriyooday Xabsi ku yaalla Magaalada Qaahira sida laga soo xigtay mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda Masar. Marxuumka oo da'diisu ahayd 66 sano jir ayaa Xabsiga ugu geeriyooday Xanuunka dhanka…

Read More »

Duqa Muqdisho oo amray Maamulka Maaliyadda 24saac inay shaqeeyaan

0 Visits: 235 | Thursday August 13, 2020 - 20:37:41
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamrd (Filish) ayaa kulan la qaatay qeybta maamulka iyo Maaliyadda gobolka Banaadir. Kulanka ayaa inta uu socday waxaa warbixinno kala duwan looga dhegeystay agaasimeyaasha dakhliyada kala duwan oo soo bandhigay qorshaha u dagsan…

Read More »

Madaxweyne Qoorqoor oo ka hadlay Shirka Dhuusamareb 3

0 Visits: 256 | Thursday August 13, 2020 - 20:16:05
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa dib ugu soo laabtay Caasimadda Galmudug kaddib socdaal hawleed qaatay 2 isbuuc. Wefdiga Madaxweynaha waxa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur kusoo dhaweeyay Madaxweyne Ku Xigeenka GM, Xubno katiran golleyaasha Xukuumadda & Baarlamaanka, maamulka caasimadda…

Read More »

Mareykanka "Waa in doorashada waqtigeeda ku dhacdaa, iyadoo aanu jiri doonin wax muddo kororsi"

0 Visits: 247 | Thursday August 13, 2020 - 20:14:53
Dowladda Mareykanka ayaa Shaacisay in ay rajo wanaagsan ka qabto natiijada shirka Dhuusamareeb 3, ee lagu waddo in uu maalmaha soo socda uu ka furmo Magaalada Dhusamareeb ee Caasimadda Galmudug. War kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu xusay in baahida loo qabo wadatashiyo iyo isu…

Read More »

Dad loo heysto dil oo Maxkamadda Ciidamada la horkeenay

0 Visits: 256 | Thursday August 13, 2020 - 20:13:31
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya gaar ahaan qeybta 27aad ayaa Maanta waxaa ay u fariisatay dhageysiga dacwada kiis afduub,dil iyo gubitaan loo geystay Ceyduruus Calaawi Magaalada Beledweyne, Ilaa Saddex Ruux ayaa loo heystaa falkaasi oo dhacay labadii Bishaan Magaalada Beledweyne ee Gobolka…

Read More »

Somaliland: Maxkamadda Sare oo loo gudbinayo go'aan ka gaarista doorashooyinka

0 Visits: 275 | Thursday August 13, 2020 - 20:11:59
Fadhigii 62aad ee golaha wasiirrada Somaliland ku yeeshay habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video Conference) oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagaga dooday qabsoomidda doorashooyinka isku sidkan ee wakiillada iyo deegaanka, iyada oo sidoo kalena lagu ansixiyey siyaasado…

Read More »

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Mas'uul kasoo horjeeday doorashadiisii

0 Visits: 254 | Thursday August 13, 2020 - 20:10:40
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa Muqdisho kula kulmay Wasiiru Dowlihii hore ee Wasaaradda Arimaha Guddaha Soomaaliya Cabdullaahi Faarax Wehliye kana mid ahaa Musharixiintii Galmudug ee kasoo horjeeday doorashadii Qoor Qoor. Cabdulalahi Faarax Wehliye Madaxwaynaha…

Read More »

Dad ku dhintay iska hor-imaad ka dhacay degaan ka tirsan Gobolka Sool

0 Visits: 268 | Thursday August 13, 2020 - 20:09:32
Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ahaa ka dhashay iska hor-imaad laba maleeshiyo Beleed Maanta ku dhexmaray degaanka Jidbaale oo kamid ah degaannada hoostaga gobolka Sool. Labada maleeshiyo Beeleed oo Xolo Dhaqato ah ayaa waxaa la sheegay inay isku heystaan dhul daaqsimeed ku yaalla degaanka…

Read More »

Koox qabsaday deked muhiim ah oo ku taalla Mozambique

0 Visits: 274 | Thursday August 13, 2020 - 20:08:29
Mintidiin Islaami ah ayaa Arbacadii qabsaday deked muhiim ah oo ku taalla waqooyiga dalka Mozambique ee qaniga ku ah gaaska kadib maalmo ay socdeen weeraro ay sheegatay koox ku xiran kooxda Daacish, sida ay sheegeen ilo-wareedyo militari. "Dekedda magaalada Mocimboa da Praia waxaa aroortii Arbacadii…

Read More »

Guddiga Farsamada doorashooyinka oo kulan la qaatay mas'uuliyiin katirsan Xisbiyada

0 Visits: 228 | Thursday August 13, 2020 - 20:06:47
Shir looga hadlayo Doorashada Soomaaliya iyo Hanaanka looga guuri karo doorashadii 2016-kii ka dhacday dalka ayaa lagu qabtay Garoonka Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho. Shirkan oo ah talo wadaag iyo su'aalo waydiin toos u dhexmaraysa mas'uuliyiin katirsan Xisbiyada kajira dalka iyo Guddiga…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 13-AUG-2020

1 Visits: 348 | Thursday August 13, 2020 - 10:49:43
Farmaajo oo soo saaray farriin ku socota Dhalinyarada Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Far maajo oo dhallinyarada Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan maalinta Caalamiga ah ee dhallinyarada ayaa bogaadiyey doorka wanaa gsan ee ay ka qaadanayaan dib u dhiska dalka iyo adkeyn ta dowladnimada. Madaxweynaha…

Read More »

Haweeney la yaabtay dhacdadii Xabsiga Dhexe iyo sida xaqiiqda loo hareer maray

0 Visits: 288 | Thursday August 13, 2020 - 07:41:23
Madiina Maxamuud Maxamed oo xubin ka ah Ururada Haweenka ee Gobolka Banaadir ayaa sheegtay in wax lala yaabo ay ahayd dhacdadii Xabsiga Dhexe ee Xamar. Madiina Maxamuud Maxamed oo Dowladda Federaalka ku dhaliishay wixii dhacay ayaa tiri "Xabsiga waxa ka dhacay waxay ahayd wax lala yaabay oo dadka…

Read More »

Madaxweyaha Hir-Shabeelle oo sameeyay xilka qaadis & Magacaabis

0 Visits: 291 | Thursday August 13, 2020 - 07:31:29
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Hirshabeelle Cali Xaaji Cabdulle Isgoowe isagoo mid Cusub u Magacaabay xilkaas. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa waxaa lagu sheegay in markii loo baahday…

Read More »

Qarax miino oo ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 283 | Wednesday August 12, 2020 - 22:21:34
Jugta qarax ayaa goor dhaweyd oo fiidkaan caawa laga maqlay Magaalada Muqdisho, iyadoo jawiga Magaalada uu ahaa mid degan. Qaraxa la maqlay ayaa noociisa wuxuu ahaa miinada dhulka lagu aaso, waxaana uu ka dhaca Qaraxa wadada 21 October ee Degmada Waaberi, gaar ahaan nawaaxiga Suuqa Beerta wadada meesha…

Read More »

Dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo Caawa ka bilaawday degaano ka tirsan Galmudug

0 Visits: 261 | Wednesday August 12, 2020 - 22:18:50
Ciidamado ka tirsan kuwa Dowlad Goboleedka Galmudug oo wata Gaadiidka dagaalka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa ay Caawa dhaq dhaqaaqyo Ciidan ka bilaabeen degaano u dhaxeeya degmooyinka Dhuusamareeb iyo Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud. Ciidamadaan oo ka baxay Magaalada Dhusamareeb ayaa waxaa horkacaya…

Read More »