Dagaal sababay dhimashada Afar Qof oo ka Dhacay Deegaanka Jidbaale.

0
Thursday August 13, 2020 - 20:49:09 in Wararka by
  • Visits: 328
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal sababay dhimashada Afar Qof oo ka Dhacay Deegaanka Jidbaale.

    Seddex qof ayaa lagu dilay aagga Jidbaale ee gobolka Sool kaddib iska horimaad ka dhashay muran dhul daaqsimeed. Sida warar aan la xaqiijinin tilmaamayaan seddexda qof waxaa dilay koox hubaysan oo ku doodaysaa in beesha seddexda nin u dhasheen aysan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Seddex qof ayaa lagu dilay aagga Jidbaale ee gobolka Sool kaddib iska horimaad ka dhashay muran dhul daaqsimeed. Sida warar aan la xaqiijinin tilmaamayaan seddexda qof waxaa dilay koox hubaysan oo ku doodaysaa in beesha seddexda nin u dhasheen aysan degi karin Jidbaale. Waa xiisaddii labaad kaddib iskahorimaad hubaysan oo dhowaan ka dhacay Ari Caddeeye. Puntland Post way soo gudbin doontaa faahfaahin dheeri ah ku saabsan dilalka Jidbaale ka dhacay dhowr saacadood ka hor. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip