Maqaallo

CELLI DAWLAD KA DHAN, DAWLAD-NA CELLI KA DHAN!! (Ra'yi)

0 Visits: 1086 | Saturday February 06, 2016 - 15:22:41
Qunyar socodnimo, Isku kalsoonaan, Shido neceyb, Daacadnimo, Walaal jaceyl, Is xilqaan, Dhawrsanaan, Darisnimo wanaag, Aragti dheer iyo Deganaan ayaa lagu yaqaanaa beesha la yiraahdo CELLI CUMAR, ummad ahaan waa dad tiro badan, ilbax ah, hantiilayaal u badan, neceb gacan hoorsiga, samir badan, aqoon…

Read More »

DUMARKA INTEE IN LE'EG AYEY SIRTA HEYN KARAAN? *DARAASAD*.

0 Visits: 1273 | Friday February 05, 2016 - 16:04:33
Daraasad dhanka cilmiga bulshada (SOCIAL SCIENCE) ah oo Maraykanku sameeyeen ayaa muujisay in haweenku hayn karaan sirta wax ka yar 38 saacadood, badankooduna ay sirta u gudbiyaan dad aanay khusayn oo aan danaynayn.

Read More »

Qiso Jaceyl oo dhab ah (W.Q: Maxamed Ibraahim Macalimuu)

0 Visits: 3345 | Wednesday February 03, 2016 - 08:39:59
Waa hore ayaan aqriyay sheekadan waxaa qoray Qoraaga Aweys Xuseen Shiino oo aan Muqdisho ku ogaa, maadaama aan wada xusuusto dhamaan sidii ay sheekadaasi u qorneyd, waxa aan jecleystay in aan dhalinyarada xilligan la wadaago. Waa heerkii wax loo qori jiray burburka ka hor.

Read More »

Aqal Sare xilligiis Lama Joogo

0 Visits: 1054 | Tuesday February 02, 2016 - 01:17:15
Saddex sababood dartood waxay iigu muuqataa in aan la joogin xilligii la dhisi lahaa Aqalka Sare ee Baarlamaanka. Qaabka la go'aansaday in loo dhiso Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya wuxuu lid ku yahayMidnimada Soomaaliya, wuxuu garabmarsan yahay Dasuurka Dalka, wuxuuna horseedi karaa xasillooni…

Read More »

TARJUMAAN iyo ODEY MASEYRSAN: "Waxaad u baahan tahay inaad HANI isticmaasho"

0 Visits: 1194 | Saturday January 30, 2016 - 12:41:52
Odey 65 jir ah oo gabar xaafadda ugu jirtay guursaday, misena dhalinyarada uga maseyra ayay dhibaato dhanka maseyrka ah qabsatay kaddib markii uu nin u tarjumayey qalad ugu tarjumay meel Isbitaal ah.

Read More »

Isbadallada Niyadda Xilliga Caadada Ka Hor (PMS)

0 Visits: 1053 | Thursday January 28, 2016 - 19:51:45
Isbadalada ku dahca dumarka xilliga caadada ka hor waxaa caafimaad ahaan loo yaqaanaa "Premenstrual sydrome" loona soo gaabiyo "PMS" waxaa xaaladaan dareemo boqolkibia 85% dumarka, waxaana la dareemaa 7da illaa 10ka maalmood ee ka horayso xilliga caadada.

Read More »

FAALLO: Qabyaalada iyo is kooxeysiga Madaxda Dalka oo Halis ku ah Rajada Soomaalida.

0 Visits: 1117 | Thursday January 28, 2016 - 19:41:29
16-kii Janaayo Magaalada Kismaayo waxa fashil ku soo dhamaaday Shirka Madasha wada tashiga qaran ee ujeedkiisu ahaa nooca doorasho ee dalka lagu qabanayo bartamaha sanadkan 2016- ka kaas oo ay ka qayb galeen Madaxda Dowlada Federaalka iyo Hogaamiyaasha Maamulada Dalka.

Read More »

Dowlada Xasan Sheekh oo ku wareersan sidey ku xalin laheyd sedex mushkilad oo xiligaan hortaagan!!{FAALLO}

0 Visits: 1042 | Thursday January 28, 2016 - 19:11:55
Dowlada Faderaalka Soomaaliya ee uu hogaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wareersan sidii ay xalin lahayd sedex mushkilad oo xiligaan taagan kuwasoo midkoodna aan laga tagi karin.

Read More »

FASHALKA MA DOWLADDAA MASE DADKA?

0 Visits: 1252 | Thursday January 28, 2016 - 18:10:58
Waxaa maalmahan aad u soo kordhaya eedeyn dowladda loo jeedinayo oo ah inay ku fashilantay xakunka dalka. Dadka horboodaya ololahaan waa dad "siyaasiyiin" sheeganya oo badanaaba horey uga soo qabtay xilal kala duwan dowladda hadda jirta ama tii ka horreysay ee ku-meel-gaarka ahayd.

Read More »

GABAL DUMAY IYO GURI ROGMADAY AYAY IIGA DHIGAN TAHAY GEERIDII GOOBDOON !!

0 Visits: 1166 | Thursday January 28, 2016 - 17:06:02
Gacalkeey, Xabiibi, Walaal, Ustaadoow, Duca-qabe iyo erayo kale oo ka tarjumaya af macaanida lagu yaqaano dadka dabeecadda wanaagsan ayaa hal-hays u ahayd Allaha u naxariistee Al-ustaad Cabdi Xaaji Goobdoon, Salaan qiima badan, Waji fur-furan, Qalbi saafi ah, Dhoola cadeyn iyo Sheeko aan laga xiisa…

Read More »

WARBIXIN ku Saabsan Xaaladihii ay Soomaaliya soo martay Tan iyo Markii uu Burburku Dhacay

0 Visits: 1282 | Saturday January 23, 2016 - 10:49:17
Somalia waxay soo martay marxalado kala duwan laga soo billaabo sanadkii 1991-kii - 2012-kii waxay soo martay marxaladokala duwan taasoo aan suuro-gal ka dhigin in loo yagleelo hay'adihii Qaran sidii la rabay, taasoo ay sabab u tahay dagaalladii wajiyada badnaa ee lasoo maray xiliyadaas,

Read More »

SHIRKII KISMAAYO: SIDAAN KUUGU LISAY IIGUMA AAD HAMBAYN

0 Visits: 1084 | Thursday January 21, 2016 - 11:40:21
Waxaan dorraad galab ka soo noqday shirkii muranka badnaa ee 7da beri qaatay ee ka dhacay magaalada Kismaayo, xarunta KMG Jubaland, inta u dhaxaysay 10ka ilaa 17ka Janaayo 2016.

Read More »

Wey geeriyootay waana la aasay xuskii maalinta Warfaafinta ee 21-ka Janaayo!

0 Visits: 1153 | Wednesday January 20, 2016 - 10:49:54
Waa war naxdin leh in ciida lagu daro xuskii 21-ka Janaayo ee ku suntanaa maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed, ma jirto nasiib daro ka xun in la tir-tiro maalin Qaran, la yaab waxaa leh sida xil-kasnimo darada ah ee daaqada looga saaray munaasabadaasi, baabi'inta xuskaan waxay u dhigantaa iyadoo indhaha…

Read More »

Cabista Biyaha kulul oo la ogaaday inay daweeyaan cudurro badan & xiliyada ku haboon in la cabo

0 Visits: 1153 | Monday January 18, 2016 - 11:09:59
Daraasado tiro badan ooo marar kala duwan soo baxay ayaa daahfuray in cabista biyaha kulul ay jidhka u leeyihiin faa'idooyin caafimaad oo aad u badan. Qormo lagu soo ururiyey faa'idooyinkaas kuwooda ugu mac ayaa lagu sheegay in ay ka mid yihiin:

Read More »

Xusuus qorka dhakhtarka qaliin: Chris Giannou oo joogay Soomaaliya 1992

0 Visits: 1253 | Friday January 15, 2016 - 17:34:02
Gaari yar ayaa ku saaldaynaya wado wasaqeysan oo aadaysa dibadda magaalada. Labada dhinac wadada waxaa ku safan burjikada dhuxusha iyo bacaad. Badda waxaa laga arki karaa bacaadka dushiisa. Kursiga dambe ee gaari ayaan ku qaadeynaa nin da'yar oo xanuun daran haya.

Read More »

Maxaad ka taqaan Gas calooleed- Gastirig?!!

0 Visits: 2473 | Wednesday January 13, 2016 - 17:05:27
Cudurka ay soomaalidu u taqaano gastirig wuxuu ku bilowdaa boogo yar yar oo ku samaysma darbiyada caloosha, iyo qeybta ugu horeysa ee xiidmaha yar yar ee loo yaqaano duodenum. Waxaa badanaa caabuqaan keena bakteriyada loo yaqaano H. Pylori iyo aashitada caloosha oo xaalufisa lakabyada maqaarka ee caloosha,

Read More »

Xeerka Saxaafadda: Yaa ah Wariye?

0 Visits: 1326 | Wednesday January 13, 2016 - 10:03:17
Qodobka 35aad farqaddiisa 1aad ee Xeerka Saxaafadda(2016) ayaa u qoran "Saxafi waxaa noqon kara qof kasta oo leh aqoon jaamacad saxaafadeed, kana gudbay imtixaanka saxafiga laguna qoray diiwaanka saxaafadda sida ku cad qodobka 18aad ee xeerkaan".

Read More »

Rubuc qarni ka dib qaran-jabkii dowladii Soomaaliya Maxaynu ka baranay?

0 Visits: 1375 | Friday January 08, 2016 - 19:50:28
Qarni Waliba Ehelkiis, Qoraxiba Dharaarteed, Taarikh waliba Waayaheed, Dhacdo Waliba Xusuusteed,Dharaar Waliba Heynteed"

Read More »

Sheeko Cajiib ah;Gabar ka luntay qoyskeeda 28 ka hor oo dib ula midowday (Sawiro)

0 Visits: 2022 | Tuesday January 05, 2016 - 10:12:32
Sanadkii 1988dii ayay ciidamada dowladii Saddam Xuseen waxa ay ku isticmaaleen hubka kimikalka ah magaalooyin ay leeyihiin dadka Kurdiyiinta ah gaar ahaan magaalada Halabja.

Read More »

Sooyaalka Waxqabadka Madaxweyne Xasan Sheekh Sanadka 2015-ka (Arrimaha Gudaha Iyo Diblomaasiyadda)

0 Visits: 1503 | Saturday January 02, 2016 - 10:57:33
January 1, 2016 Waxaa soo dhammaaday sannadka 2015-ka oo dad badani wax badan ku xusuusan doonaan, iyadoo uu billawday sannadka 2016-ka oo wejigiisa cusub wata.

Read More »