Wararka

halkaan ka aqriso wararka wargeyska mogtimes 18-5-25

0 Visits: 124 | Sunday May 18, 2025 - 08:31:19
..........

Read More »

halkaan ka aqriso wararka wargeyska mogtimes 17-5-25

0 Visits: 119 | Saturday May 17, 2025 - 09:02:24
.....

Read More »

halkaan ka aqriso wararka wargeyska mogtimes 15-5-25

0 Visits: 160 | Thursday May 15, 2025 - 07:53:40
........

Read More »

Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo shir heer sare ah kula qaatay Muqdisho Safiirka Turkiye ee Soomaaliya

0 Visits: 177 | Wednesday May 14, 2025 - 21:03:25
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa shir heer sare ah kula qaatay Magaalada Muqdisho Safiirka Jamhuuriyadda Turkiye ee Soomaaliya Mudane Alper Aktaş, si loo xoojiyo iskaashiga labada dal ee dhinaca kalluumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga ah. Kulankooda…

Read More »

Boqolaal xujay Soomaaliyeed ah oo isugu tagay Rawdada Barakeysan ee Masjidka Nabiga

0 Visits: 182 | Wednesday May 14, 2025 - 21:01:32
Ku dhawaad 700 oo xujey ah ayaa shalay tagay Rawdada barakeysan ee ku taalla Masjidka Nabiga (sallallaahu calayhi wasallaam) ee magaalada Madiina, halkaas oo iyaga oo nidaamsan ay ka bilaabeen salaada iyo cibaada kale ee alle. Xujayda gaartay Masjidka Nabiga ayaa loo sharaxay muhiimada goobaha barakeysan…

Read More »

Madaxweynaha Mareykanka oo Riyaadh kula kulmay dhiggiisa dalka Suuriya

0 Visits: 178 | Wednesday May 14, 2025 - 20:59:29
Madaxweynaha Dalka Mareykanka Mudane Donald Trump ayaa magaalada Riyaad ee caasimadda Boqortooyada Sacuudiga kula kulmay dhiggiisa dalka Suuriya, Axmed Sharac, kuwaas oo kawada hadlay xoojinta xiriirka labada dal. Kulanka labada Madaxweyne waxaa goobjoog ka ahaa dhaxal-sugaha boqortooyadda Sacuudiga,…

Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo qaabilay Wasiirro ka tirsan SSC-KHAATUMO

0 Visits: 158 | Wednesday May 14, 2025 - 20:57:14
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Wasiirro ka socda Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo. Kulanka oo looga arrinsaday dhismaha & tayeynta Wasaaradaha iyo Hay'adaha Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo…

Read More »

Soomaaliya iyo Nigeria oo iska kaashanaya dhowrista xogta

0 Visits: 157 | Wednesday May 14, 2025 - 20:53:46
Hay'adda Dhowrista Xogta dadwaynaha Soomaaliya (DPA) iyo Guddiga Ilaalinta Xogta Nigeria (NDPC) ayaa si rasmi ah u kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo lagu xoojinayo iskaashiga labada dhinac ee ku aaddan arrimaha ilaalinta xogta iyo asturnaanta dijitaalka ah. Heshiiskan oo lagu saxiixay magaalada…

Read More »

Wafdi ka socda Soomaaliya oo Kenya uga qaybgalaya shirka IATA

0 Visits: 174 | Wednesday May 14, 2025 - 20:50:05
Wafdi heer sare ah oo ka socda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uuna hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada XFS mudane Maxamed Faarax Nuux isla markaana uu qeyb ka yahay Maareeyaha Guud ee Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Md. Aaxmed Macalin Xasan ayaa magaaladda…

Read More »

Wasiir Fiqi oo soo xiray tababar ku saabsan istiraatiijiyadda warbaahineed ee difaaca Qaranka

0 Visits: 172 | Wednesday May 14, 2025 - 20:48:16
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax, ayaa si rasmi ah Xarunta Warbaahinta ee Wasaaradda ugu soo xiray tababar socday muddo saddex maalmood ah. Tababarkan,…

Read More »

Wasaaradda arrimaha dibadda oo Muqdisho ku soo gabangabaysay wadatashi ku aadan bad-qabka deegaanka

0 Visits: 164 | Wednesday May 14, 2025 - 20:46:19
Wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dowladda FS oo kaashanaysa ururka isbaashiga dhaqaalaha Bariga Afrika ayaa maanta magaalada muqdisho ku soo gabagabaysay shir socday labo maalmood oo looga hadlayay Istaraatiijiyada Gobolka ee Biotechnology, Biosafety iyo Biosecurity ee Ururka…

Read More »

halkaan ka aqriso wararka wargeyska mogtimes 14-5-25

0 Visits: 137 | Wednesday May 14, 2025 - 08:51:19
,.......

Read More »

halkaan ka aqriso wararka wargeyska mogtimes 13-5-25

0 Visits: 94 | Tuesday May 13, 2025 - 08:49:33
.......

Read More »

halkaan ka aqriso wararka wargeyska mogtimes 12-5-25

0 Visits: 135 | Monday May 12, 2025 - 09:12:54
..........

Read More »

Safiirka JFS ee Masar oo soo dhaweeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo booqasho rasmi ah ku yimid Qaahira

0 Visits: 200 | Sunday May 11, 2025 - 17:56:03
Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Masar Amb. Cali Cabdi Awaare ayaa Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir oo safar shaqo ku joogo Magaalada Qaahira ee dalka Masar. Danjiraha Dowladda…

Read More »

Shirka guddiga qeybta Furdooyinka ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika oo lagu soo gabagabeeyay Tanzania

0 Visits: 182 | Sunday May 11, 2025 - 17:54:30
Magaalada Arusha ee dalka Tanzania waxaa lagu soo gabagabeeyay shirka arrimaha Furdooyinka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika kaas oo ay isugu yimaadaan agaasimayaasha iyo khubarrada Kastamyada waddamada xubnaha ka ah EAC si ay uga wada hadlaan arrimaha la xiriira isdhexgalka gobolka,…

Read More »

Putin oo soo jeediyay in Rashia iyo Ukraine ay kulan toos ah ku yeeshaan Istanbul

0 Visits: 209 | Sunday May 11, 2025 - 17:52:48
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa soo jeediyay in Ukraine iyo Rashia ay yeeshaan wadahadal toos ah oo aan ku xirneyn wax shuruud ah,isla markaana 15-ka bishaan ka dhaca Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiye. Baaqaan oo soo baxay aroornimadii saaka oo Axad ah ayaa yimid saacado ka dib markii hoggaamiyeyaasha…

Read More »

Shir u dhaxeeyay Danjireyaasha Wadamada Afrika oo lagu soo gabagabeeya Magaalada Mombasa

0 Visits: 171 | Sunday May 11, 2025 - 17:48:50
Waxaa Magaalada Mombasa lagu soo gaba-gabeeyay shir wada-tashi ah oo u dhaxeeyay Danjireyaasha Wadamada Afrika ee fadhigoodu yahay magaalada Nairobi iyo Addis Abbaba, isla markaana ah wakiilada joogtada ah ee Hay'adaha UNEP iyo UN Habitat. Kulankan wadatshiga ah ayaa waxa uu u dhaxeeyay wakiilada…

Read More »

Hay'adaha DFS oo isugu yimid kulan looga hadlayay Qorshaha Qaran ee la dagaalanka isbeddelka cimilada

0 Visits: 155 | Sunday May 11, 2025 - 17:47:02
Hay'adaha dowladda federaalka ayaa maanta isugu yimid kulan muhiim ah oo lagu lafagurayo, laguna ansixinayo Qorshaha Qaran ee Soomaaliya ee la dagaalanka isbeddelka cimilada. Kulankan ayaa ah tallaabo muhiim ah oo dalka u horseedi karta wax ka qabashada saameynta sii kordheysa ee cimilada, iyadoo…

Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo si rasmi ah u furay Kulanka Dowladda iyo Bulshadda Rayidka ah

0 Visits: 154 | Sunday May 11, 2025 - 17:45:13
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa si rasmi ah u furay Kulanka Dowladda iyo Bulshadda Rayidka ah. Wasiir Cali Xoosh oo ka hadlay kulanka ayaa sheegay in ay muhiim tahay wadashaqaynta & iskaashiga Bulshada Raydka iyo Dowladda…

Read More »