Boqolaal xujay Soomaaliyeed ah oo isugu tagay Rawdada Barakeysan ee Masjidka Nabiga

0
Wednesday May 14, 2025 - 21:01:32 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 305
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boqolaal xujay Soomaaliyeed ah oo isugu tagay Rawdada Barakeysan ee Masjidka Nabiga

    Ku dhawaad 700 oo xujey ah ayaa shalay tagay Rawdada barakeysan ee ku taalla Masjidka Nabiga (sallallaahu calayhi wasallaam) ee magaalada Madiina, halkaas oo iyaga oo nidaamsan ay ka bilaabeen salaada iyo cibaada kale ee alle. Xujayda gaartay Mas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ku dhawaad 700 oo xujey ah ayaa shalay tagay Rawdada barakeysan ee ku taalla Masjidka Nabiga (sallallaahu calayhi wasallaam) ee magaalada Madiina, halkaas oo iyaga oo nidaamsan ay ka bilaabeen salaada iyo cibaada kale ee alle. Xujayda gaartay Masjidka Nabiga ayaa loo sharaxay muhiimada goobaha barakeysan ee ku dhexyaalla Rawdada, sida: guriga Rasuulka (sallallaahu calayhi wasallaam), qabrigiisa shariifka ah, mihrabka, iyo mimbar-ka uu khudbadaha ka jeedin jiray. Ugu dambeyntii xujeyda waxaa loo gudbiyey inay soo salaamaan qabrigiisa Nabiga iyo labada Khaliif ee uu saaxiibka la ahaa Abuu Bakar iyo Cumar (Radiyallahu canhum).


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip