Wasiirka Arrimaha Gudaha oo qaabilay Wasiirro ka tirsan SSC-KHAATUMO

0
Wednesday May 14, 2025 - 20:57:14 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 68
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Arrimaha Gudaha oo qaabilay Wasiirro ka tirsan SSC-KHAATUMO

    Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Wasiirro ka socda Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo. Kulanka oo looga arrinsaday dhismaha & ta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Wasiirro ka socda Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo. Kulanka oo looga arrinsaday dhismaha & tayeynta Wasaaradaha iyo Hay'adaha Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo ayaa waxaa ka qaybgalay Wasiirka Caddaaladda Arimaha Diinta iyo Dastuurka SSC General Cabdi Xasan Maxamed(Xijaar), Wasiirka Arrimaha Gudaha, Dib-u-heshiisiinta iyo Federaalka SSC Mudane Cabdisahal Jaamac Maxamed iyo Wasiirka Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Dib-u-dhiska SSC Mudane Cabdiqaadir Cabdi Warsame.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip