Hay'adaha DFS oo isugu yimid kulan looga hadlayay Qorshaha Qaran ee la dagaalanka isbeddelka cimilada

0
Sunday May 11, 2025 - 17:47:02 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 140
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hay'adaha DFS oo isugu yimid kulan looga hadlayay Qorshaha Qaran ee la dagaalanka isbeddelka cimilada

    Hay'adaha dowladda federaalka ayaa maanta isugu yimid kulan muhiim ah oo lagu lafagurayo, laguna ansixinayo Qorshaha Qaran ee Soomaaliya ee la dagaalanka isbeddelka cimilada. Kulankan ayaa ah tallaabo muhiim ah oo dalka u horseedi karta wax k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adaha dowladda federaalka ayaa maanta isugu yimid kulan muhiim ah oo lagu lafagurayo, laguna ansixinayo Qorshaha Qaran ee Soomaaliya ee la dagaalanka isbeddelka cimilada. Kulankan ayaa ah tallaabo muhiim ah oo dalka u horseedi karta wax ka qabashada saameynta sii kordheysa ee cimilada, iyadoo la mideynayo aragtiyada iyo dadaallada dhammaan bahda ay khusayso.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip