Featured

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 6-DA LUULYO 2019-KA

0 Visits: 1057 | Saturday July 06, 2019 - 09:10:10
WASIIR FAROTOON"MAAMULKA XAMAR KA DHISANI ISAGA GINNI U BAAHAN EE GINI UMA BAAHNA" Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Prof. Yaasiin Maxamuud Xiin (Faratoon) ayaa ka hadlay cilaaqaadkii dawladda So omaaliya u jartay Gini Conakry, waxaanu shegay inaanay Ginni u baahnayn Soom aaliya ee Soomaaliya…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 1-DA LUULYO 2019-KA

0 Visits: 988 | Monday July 01, 2019 - 10:50:36
MADAXWEYNAHA OO KA QEYB GALAY SALA ADA JANAASADA EE MARXUUM QANYARE Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Ma xamed Qanyare Afrax oo Dorraad ku geeriyo oday M/Muqdisho. MdFarmaajo iyo masuuli yiinta Mar xuumka ku tukaday Salaadda Jan…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 30-KA JUUN 2019-KA

0 Visits: 1099 | Sunday June 30, 2019 - 11:09:17
MADAXWEYNAHA PUNTLAND MD.SICIID C/HI DENI OO SAMEEYAY XIL KA QAADIS IYO MAGAACIBIS CUSUB. 1. S/Gaas Yaasiin Cumar Dheere oo ahaa la taliyihiisii dhinaca Amni ga ayaa loo mag acaabay Taliyaha Ciidanka Daraawii shta Puntland. 2. S/Guuto Axmed Cali Salaad waxaa loo magacaabay Taliye Xigeenka 2aad ee Ciidanka…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU8 TIMES DAILY7 NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 22-KA JUUN 2019-KA

0 Visits: 1135 | Saturday June 22, 2019 - 09:13:41
MAXAA LOOGA HADLAYA KULANKA GOLAHA SHACABKA EE MAANTA Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabti ah taariikhduna ku beegan tahay 22/6/2019 waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho. Ajendaha kullanka Xildhibaanada…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 2019-KA

0 Visits: 1029 | Tuesday June 18, 2019 - 10:18:44
KHILAAF SOO KALA DHEXGALAY GUDDOONKA BAARLAMAANKA HIRSHABEELLE Khilaafkaan Cusub oo u dhaxeeya Gudodomiyaha Baarlamaanka Mamulka HirShabeelle iyo guddoomiye kuxigeenka labaad ayaa yimid kadib markii Guddoomiye Cusmaan Bare oo Baarlamaanka fasax geliyay,isla markaana xiray kulamada Baarlamaanka. Hayeeshee…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 17-KA JUUN 2019-KA

0 Visits: 1199 | Monday June 17, 2019 - 09:53:39
DOWLADDA OO HEEGAN GELISAY HAY'ADAHA KA HORTAGA XAALADAHA DEGDEGGA Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay Xanuunka Ebola oo la sheegay in uu ka dilaacay dalka Uganda oo Soomaaliya ay ka jooggaan Ciidamo farabadan. Wasiirka Wasaaradaas Dr Fowsiyo…

Read More »

AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 15-KA JUUN 2019-KA

0 Visits: 1417 | Saturday June 15, 2019 - 10:30:54
WASIIR FOWSIYO OO BALLANQAADAY U SAMEYSAY ARDAY BARATAY CAAFIMAADKA Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya, Drs. Fowziya Abii kar Nuur ayaa sheegtay inay Ga rab istaagaya an ka wasaarad aha an, Arday Shalayka Qalin jebisay Jaamac adda ci lmiga caafima ad ka Soomaaliya ee Recep Tayyip Erdogan. Drs Fowziya ayaa…

Read More »

HALKAAN KA KAHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHUM TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 13-LKA JUUN 2019-KA

0 Visits: 1094 | Thursday June 13, 2019 - 12:23:52
FAAH FAAHIN:-AL-SHABAAB OO WEERAR KA GEYSTAY GOBOLKA WAQOOYI BARI Warar dheerad ah aya akasoo baxaya weerar qaraxyo ah oo Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya lagula eegtay deegaan u dhow Magalada Gaarisa ee dhulka gobolka Waqooyi Bari ee dalkaasi Kenya. Kolonyo ka tirsan Ciidamadaasi Kenya ayaa qarax miinada…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 10-KA JUUN 2019-KA

0 Visits: 951 | Monday June 10, 2019 - 09:46:33
GUDOOMIYIHII GOBOLKA MUDUG OO XILKA LAGA QAADAY & MID CUSUB OO LA MAGACAABAY Wareegto kasoo baxday Xafiiska Mad axweynaha Dowlad Goboleedka Galmu dug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa wa xaa uu xilkii ka qaa day Guddoomiy ihii Gobolka Mudug, isa ga oo Gobolkaas u Magacaabay guddoo miye Cusub. Wareegtada…

Read More »

AHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 9-KA JUUN 2019-KA

0 Visits: 983 | Sunday June 09, 2019 - 09:55:28
XUBNO KA TIRSAN MUCAARADKA SUUDAAN OO LA XIRAY KA DIB BOOQASHADII ABIY EE KHARTUUM Saraakiil ka tirsan hoggaanka sare ee mucaaradka Suudaan ay aa la xiray sabtida maan ta, kaddib booqasha dii ma alinta qaadatay ee dalkaas uu ku tagay RW Itoob iya Abiy Axmed .Cid da la xiray ayaa ah 2xubnood, oo kala…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 8-DA JUUN 2019-KA

0 Visits: 1017 | Saturday June 08, 2019 - 09:11:26
WASIIRKA GAASHAANDHIGGA OO GAARAY BAYDHABO & U JEEDKA OO LA SHAACIYAY Magalada Baydhabo ee Xarunta Go bolka Baay waxaa Shalay gaaray wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaarad da Gaashaandhigga Xukuumadda Soo maaliya Xasan Cali Maxamed( Amardambe) iyada oo halkaasi siweyn loogu soo dhawe eyay. Wasiirka…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIL NEWS PAPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 6-DA JUUN 2019-KA

0 Visits: 947 | Thursday June 06, 2019 - 10:25:58
QM OO DIGNIIN KASOO SAARTAY HALISTA KA DHALAN KARTA ABAARTA SOOMAALIYA Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in (Shan milyan iyo afar boqol oo kun) oo Soomaali ah oo ay saameyeen aba aro sii xumaanaya oo ka jira Soomaaliya ay halis ugu jiraan in bisha soo socoto ay wa jahaan cunto yari aad u daran, ha ddii…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 1-DA JUUN 2019-KA

0 Visits: 1282 | Saturday June 01, 2019 - 09:16:07
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAMO KA WADA SACUUDIGA Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Far maajo oo ku sugan dalka Sacuudiga ayaa kulamo goo ni gooni ah wa xa uu la qaatay Madax ka socota wadamada Carbeed oo ka qeyb gale ysa Shirka Ururka Iskaashiga Islaam ka. Madaxweynaha ayaa kulamo gaar…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 2019-KA..

0 Visits: 1360 | Wednesday May 29, 2019 - 13:08:50
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA HADLAY WALAAC AY QABAN SHACABKA SOMALIYED isku dayayaan inay qaataan qeybo ka mid ah Dhulka Soo maaliyeed walaacaas oo gaaray mee shii ugu sareysay 7a ad kaan,kadib markii Wasaaradda arrimaha Dibadda Itoobiya ay Wabsite-keeda soo saartay Map-ka Afrika oo laga tiray Soomaaliya.

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 27-KA MAY 2019-KA

0 Visits: 1013 | Monday May 27, 2019 - 09:58:26
MAXAA KA JIRA IN MARKALE UU FASHILMAY IMTIXAANKA AY QAADEYSO WASAARADDA WAXBARASHADA? Iyada oo Maanta lagu wado in uu bilaawdo Imtixaanka Shahaadiga ee Dusiga sare oo ay qaado Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafiyey Warqado lagu sheegay in uu yahay qishka maadooyinka…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DSAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 22-DKA MAY 2019-KA

0 Visits: 1098 | Wednesday May 22, 2019 - 09:17:14
MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO AMAR SIIYAY BOOLISKA GOBOLKA MUDUG Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdulalahi Deni oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa uu kulamo amniga looga hadlayay la qaatay saraakiisha Ciidamada Booliska Gobolka Mudug,…

Read More »

OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA GANACSI

0 Visits: 1005 | Saturday May 18, 2019 - 09:08:51
OGAYSIIS WAA BIXINAYAA in calaamadda ganacsiga kor ku xusan waa hantida ALCON INC., A Swiss Company of Rue Louis-d'Affry 6, CH-1701 Fribourg, Switzerland iyo in calaamad ganacsi isku mid ah loo isticmaalo waxyaabaha soo socda:
 Fasalka 05: Daawooyinka, daawooyinka iyo caafimaadka xoolaha; udiyaarin…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 7-DA MAY 2019-KA

0 Visits: 1183 | Tuesday May 07, 2019 - 08:37:47
MAAMULKA HIRSHABEELLE OO WAR KA SOO SAARAY DAGAALKII DULEEDKA BALCAD Shalay Gelinkii dambe ayay aheyd markii deegaanka Yaaqle oo duleedka ka ah degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe uu dagaal culus ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo Ururka Al:Shabaab,waxaana dag aalkaas…

Read More »

CAUTIONARY NOTICE NOTICE is hereby given that Bajayed Trading Establishment of Hafr Al Baten, Ali Bin Abi Taleb Street, Saudi Arabia are the Sole Proprietors in Somalia and in all other countries of the following Trade Mark:-

0 Visits: 1059 | Wednesday May 01, 2019 - 10:14:39
CAUTIONARY NOTICE NOTICE is hereby given that Bajayed Trading Establishment of Hafr Al Baten, Ali Bin Abi Taleb Street, Saudi Arabia are the Sole Proprietors in Somalia and in all other countries of the following Trade Mark:-

Read More »

SOMALIA TRADE MARK - CAUTIONARY NOTICE _______________________ SP SPORT MAXX NOTICE IS HEREBY GIVEN that the above trade mark is the trade mark of:

0 Visits: 1018 | Wednesday May 01, 2019 - 10:02:09
OGAYSIIS WAA BIXINAYAA in calaamadda ganacsiga ee kor ku xusan ay tahay calaamad ganacsi:
 
SUMITOMO RUBBER INDUSTRIES, LTD., oo ah shirkad abaabulan oo sharciyaysan oo ka hooseysa shuruucda Japan of 6-9, Wakinohama-cho 3-chome, Chuo-ku Kobe-shi, Hyogo 651-0072, Japan


Read More »