Wararka

Boliska Ingiriiska oo gacanta ku soo dhigay Gabdhihii lagu la'aa Britain.

0 Visits: 772 | Saturday December 19, 2015 - 11:14:23
Waxaa la xaqiijiyay in la helay gabdhihii la'aa kadib markii ay arrintaasi ay ka hadleen Hooyooyinka dhalay Gabdhahaasi, waxayse ka gaabsadeen hooyooyinkaasi inay faahfaahin dheeraad ah bixiyaan.

Read More »

TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAAYO QARAABADII AY KA BAXDAY MARXUUMAD SHAMSO SH. CUMAR

0 Visits: 836 | Saturday December 19, 2015 - 10:47:10
Dhammaan Reer Cegalle Gadiid Geeddoow waxaay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Caruurta Nuurto Jimcaale Cigalle oo kala ah:-

Read More »

Howlgal culus oo ka socda Magaalada Marka ee Gobolka Shabeellaha hoose

0 Visits: 901 | Saturday December 19, 2015 - 09:40:46
Sida ay sheegayaan dadka ku nool Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha hoose, ciidamada Nabad Suggida iyo kuwa Millateriga ayaa howlgal culus waxa ay ka wadaan Magaalada Marka, kadib markii xalay ilaa shalay ciidanka lagu tuuray dhowr Bambo.

Read More »

Dhinacyadii ku Dagaalamay Magaalada Baledweyne oo gaaray heshiis ka kooban 6 Qodob (SAWIRRO)

0 Visits: 746 | Saturday December 19, 2015 - 09:36:45
Magaalada Baledweyne ee Gobolka Hiiraan, shalay waxaa ka dhacay heshiis la kala dhex dhigay Odayaasha Dhaqanka labadii Maleeshiyo beeleed ee ku dagaalamaayay waayahan dambe Xaafada Howlwadaag ee Magaaladaasi.

Read More »

Faah-faahin ka soo baxeysa weerar Ismiidaamin ah oo lagu qaaday Kolonyo uu la socday Guddoomiyaha Degmada Baraawe

0 Visits: 629 | Saturday December 19, 2015 - 09:30:31
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar noociisa uu ahaa Ismiidaamin oo lagu doonaayay in lagu Khaarijiyo Guddoomiyaha Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha hoose. Sida ay xaqiijiyeen masuuliyiinta Maamulka Gobolka Shabeellaha hoose, weerar loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay…

Read More »

Ciidamada AMISOM oo dad rayid ah ku dilay deegaanka Golweyn ee Sh/Hoose

0 Visits: 744 | Saturday December 19, 2015 - 09:23:15
Ciidamada AMISOM ayaa la sheegay in shalay gelinkii dambe ee ay dad rayid ah ku dileen deegaanka Golweyn ee gobolka Sh/Hoose, iyadoo falkan uu ka dambeeyay markii qarax lala beegsaday. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qaraxa lala eegtay kolonyo uu la socday Guddoomiyaha degmada Baraawe oo ay wehliyeen…

Read More »

Jen. Tuur Yare "Dhalinyarada Qurbaha ka yimid waa kuwa ugu badan ee Soomaaliya isku qarxiya"

0 Visits: 873 | Saturday December 19, 2015 - 09:20:38
Taliyaha Hey'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Jen. C/raxmaan Tuur Yare ayaa sheegay in dhalinyarada ugu badan ee Soomaaliya isku qarxiya ay yihiin kuwa ka yimaada qurbaha ama dibada.

Read More »

Mareykanka Oo $88 Milyan Siinaya Ethiopia

0 Visits: 862 | Saturday December 19, 2015 - 09:10:18
Kaalmadan dheeriga ah ayaa waxa ay ka dhigeysa 435 milyan oo dollar lacagta guud ee Mareykanka uu siiyey Ethiopia sanadkan. WASHINGTON DC— Hay'adda Mareykanka ee horumarinta caalamiga ah (USAID) ayaa ku dhowaaqday 88 milyan oo dollar oo ah kalamo bani aadannimo oo dheeri ah oo ay siineyso Ethiopia,…

Read More »

Afti Dadweyne Oo Ka Dhaceysa Rwanda

0 Visits: 902 | Saturday December 19, 2015 - 08:57:50
Aftidan ayaa madaxweyne Paul Kagame u ogolaan doonta inuu saddex goor oo kale isku sharxo madaxweynaha dalkaas. WASHINGTON DC— Dadka Rwanda ayaa maanta u dareeray goobaha cod bixinta si ay ugu codeeyaan afti is-beddel ku sameyn doonta dastuurka una ogolaan doonta madaxweyne Paul Kagame inu ugu yaraan…

Read More »

Barakaca Adduunka Oo Gaaray Heer Cusub

0 Visits: 799 | Saturday December 19, 2015 - 08:53:53
60 Milyan oo qof ayaa sanadkan barakacay, waana tiradii ugu badneyd ee sanad gudihiisa ku barakaca caalamka. WASHINGTON DC— Tirada dadka adduunka ee sida qasabka ah loo barakiciyey ayaa ay u muuqata in sanadkan ay gaartay heer cusub oo ah 60 milion oo qof, sababta ugu weynna ay tahay dagaaladda dheeraaday…

Read More »

Kenya oo soo bandhigtay sawirada iyo magacyada 11-ruux oo weeraro qorsheynaya

0 Visits: 873 | Saturday December 19, 2015 - 08:49:11
Laamaha ammaanka Kenya ayaa baahiyay magacyada iyo sawirada 11 ruux oo aad loo doon doonayo, kuwaasoo lagu eedeeyay inay dambiilayaal yihiin, ayna maleegayaan weeraro argagixiso.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 19-KA DICEMBAR 2015-KA

0 Visits: 1852 | Saturday December 19, 2015 - 08:35:04
MADAXWEYNE XASAN OO LA KULMAY WAKIILKA CUSUB MIDOWGA AFRIKA Madaxweynaha Jamhuriyadda Feder aalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dorraad xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee Midowga Afrika ee arrimaha Danjire Francisco Cae tano Jose Madeira.

Read More »

Xaflad lagu maamuusayo mowliidka Nabiga CSW oo ka dhacaya MagaaladaGothenberg ee Dalka Sweden

0 Visits: 879 | Friday December 18, 2015 - 20:29:07
Waxaa magaalada Gothenberg ee wadanka Sweden oo lagu qabtay Maalinimadii Sabtida taariikhduna ku beegnayad 12-12-2015 Hijriguna ahayd 1437Rabiicul-awal-01 Munaasabad lagu weynaynaayay dhalashada Nabigeenii suubanaa CSW. Xafladaas oo kadhacday hoolka shirarka KORTALA Ayaa waxaa kasoo qeybgalay boqolaa…

Read More »

Madaxweynaha Jubbaland oo Rajo ka Muujiyay Shirka Kismaayo ka Furmi doona Bisha Janaayo

0 Visits: 607 | Friday December 18, 2015 - 19:51:08
Madaxweeynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa Rajo Wanaagsan ka muujiyay shirka looga tashanayo Hannaanka doorashada Dalka Soomaaliya ee la filayo in uu ka furmo magaalada Kismaayo.

Read More »

Ra'iisulwasaaraha oo maanta furey shir weynaha dhalinyarada Soomaaliyeed

0 Visits: 706 | Friday December 18, 2015 - 19:18:48
Ra'iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furey shirweynaha dhalinyarada Soomaaliyeed kaas oo ay wasaaradda dhalinyarada ay soo qaban qaabisay, waxaana ka qeybgalay dhalinyaro ka kala socda maamulada dalka ka jira iyo kuwo ka kale oo ka yimid dalka dibadiisa.

Read More »

Shir looga hadlayay xadgudubyada ka dhanka ah Haweenka oo lagu soo gabagabeyay dalka Jabuuti "SAWIRRO"

0 Visits: 843 | Friday December 18, 2015 - 19:07:58
Shir looga hadlayay xadugudubyada ka dhanka ah haweenka Qaaradda Afrika ayaa lagu soo gabo gabeeyay dalka Jabuuti. Shirka oo socday muddo saddex cisho ah ayaa dhanka Soomaaliya waxaa uga qeyb galay Wasiiru dowlaha Difaaca Maxamed Cali Xagaa, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda haweenka iyo xuquuqda Aadanah…

Read More »

Ururka Midowga Saraakiisha Somalida Booliiska Mareykanka oo kulan ku Qabtay MN (SAWIRRO)

0 Visits: 844 | Friday December 18, 2015 - 14:59:19
Ururka ay ku Midoobeen Saraakiisha Soomaaliyeed eek a tirsan booliiska dalka Mareykanka ee SAPA ayaa maanta qabtay kulan looga hadlayo joojinta dambiyadda qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Minnesota.

Read More »

Cudurka Daacuunka oo fara ba'an ku haya Qoxootiga ku jira Xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya

0 Visits: 1052 | Friday December 18, 2015 - 14:47:13
Ugu yaraan 10-qof ayaa u geeriyooday tiro ka badan 550-qof oo kalena way la il-daran yihiin; kaddib markii xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya uu ka dillaacay cudurka halista ah ee Daacuunka.

Read More »

Turkiga iyo Israel oo soo ceshtay xiriirkoodii diblomaasiyadeed

0 Visits: 681 | Friday December 18, 2015 - 14:28:24
Dawlada Turkiga iyo Israel ayaa wada gaaray heshiis hor dhac ah oo lagu soo celinayo xiriirkii diblomaaasiyadeed ee labada dawladood oo go'ay sanadkii 2010 markaasoo ciidamada Yahuudu dileen 10 qof oo Turkiyiin ahaa.

Read More »

Ismaaciil Cumar Geelle: "Ma heyno wax itaal leh oo garab joogsada Dowladda Soomaaliya"

0 Visits: 852 | Friday December 18, 2015 - 14:25:37
Madaxweynaha Dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii ugu horeysay si cad u sheegay sababta looga adkaan la'yahay ururka Al-Shabaab ee ka dagaalama dalka Soomaaliya, isagoona sheegay in dalalka caalamka ay ka gaabiyeen la dagaalanka kooxaha argagixisada ah ee khatarta ku ah amniga dalka.

Read More »