
Xaflad lagu maamuusayo mowliidka Nabiga CSW oo ka dhacaya MagaaladaGothenberg ee Dalka Sweden
Xaflada ayaa waxaa lagu daahfurey sidii dhaqanka islaamku ahaa Ayaayadaha qur,aanka kariimka oo uu halkaa kasoo jeediyay Kadibna waxaa halkaa lagu soo bandhiga Qasaaidooyin Nabi amaan kabacdi ayaa waxaa la guda galay muxaadaraadkii oo ay dhinac socdeen nabi ammaano ay qaadayeen maadixiintii ka soo qayb galay xafladda
Culumaa,diinkii Muxaadarada kasoo jeediyay waxaa ka mid ahaa:
Sheekheena weyn
1-sh.Muuse Sh. Nuur.Sh. Muuse
2-Sh:Muxuyadiin Maxamed (jiin gab)
3-ShAbdullahi Salaad Warsame
4-Sh:Abdirahman Sh.Muxiyadiin Celi
5-Sh:Mahad Sh:Axmed (sheelare)
6-Sh:Dr. Axmed Calasow
7-Maxamuud Macallin Xasan
8-Sh:Dr.Muhsin Muriid
9-Xaaji AbukarSh. Axmed
!0- Sh: Suleeyman Al azhari
Maadixiinta goobta ku sugnaa ayaa soo bandhigay nabi ammaano iyo Qasiidooyin
Sidoo kale waxaa khadka Intertentka kaga qeeyb galay
Major General Dr Shariif Sheekhuna Maye iyo inbadan oo aan magacyadooda halkaan lagu soo koobi karin.
Xafladda oo ay ka muuqatay bilic sami ayaa waxaa ay ku soo gabagaboowday nuur iyo nafaxaad.
Gudiga qabanqaabada Xafladda waxay u mahad celinaayaan dhammaan
Intii ka soo qeeyb gashay iyo intii gacan ka geeysatay rag iyo dumar.
Xaflad lagu maamuusayo mowliidka Nabiga CSW oo ka dhacaya MagaaladaGothenberg ee Dalka Sweden
Waxaa magaalada Gothenberg ee wadanka Sweden oo lagu qabtay Maalinimadii Sabtida taariikhduna ku beegnayad 12-12-2015 Hijriguna ahayd 1437Rabiicul-awal-01 Munaasabad lagu weynaynaayay dhalashada Nabigeenii suubanaa CSW. Xafladaas oo kadhacday hoolka