Wararka

Madaxweynaha oo dib ugu soo laabtey Muqdisho kadib markii uu ka soo qeybgaley Shir Madaxeedkii 27-aad ee Midowga Afrika

0 Visits: 394 | Tuesday July 19, 2016 - 11:00:53
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu ka soo qeybgaley Shir Madaxeedkii 27-aad ee Midowga Afrika oo 17—18 July, ka socday magaalada Kigali ee dalka Jamhuuriyadda Rwanda.

Read More »

Madaxweyne Erdogan: Waxaan Diyaar u Nahay Inaan Soo Celino Ciqaabta Dilka

0 Visits: 506 | Tuesday July 19, 2016 - 10:48:10
Kadib afgambigii dhicisoobay ee la isku dayay maalmo ka hor dalka Turkiga, madaxweynaha dalkaa Raccep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in dimoqraadiyadu u baahan tahay in ciqaabtaa lasoo cesho.

Read More »

Taliyaha cusub ee Amisom oo soo gaaray Muqdisho (SAWIRRO)

0 Visits: 576 | Tuesday July 19, 2016 - 10:34:39
Waxaa Magaalada Muqdisho soo gaaray Taliyaha cusub ee ciidamada Midowga Afrika Amisom Jeneral Cismaan Nuur Subugle, kaasi oo xilkaan loo magacaabay Bishii June ee aynu soo dhaafnay.

Read More »

Xaasaska Madaxweyneyaasha Dalalka Afrika oo Wacad Kumaray inay Waxka Qaban Doonaan AIDS-ka

0 Visits: 455 | Tuesday July 19, 2016 - 10:31:29
Ayadoo uu haatan ka socdo shir caalami ah magaalada Durban ee dalka Koofur Afrika kaasoo looga hadlaayo sidii wax looga qaban lahaa cudurka AIDS ayaa xaasaska madaxweyneyaasha dalalka Afrika waxay wacad ku mareen inay wax ka qabtaan cudurkaa dilaaga ah.

Read More »

Midowga Afrika oo sheegay inay qalabeynayaan ciidamada Somalida ka hor inta aysan Somaliya ka bixin

0 Visits: 450 | Tuesday July 19, 2016 - 10:26:13
Midowga Afrika ayaa lagu wadaa inay ciidamadooda kala baxaan Somaliya sanadka 2018-ka sida uu sheegay sarkaal ka tirsan Midowga Afrika.

Read More »

Muxuu yahay wadaadka Fethullah Gülen?

0 Visits: 501 | Tuesday July 19, 2016 - 10:19:28
Fethullah Gülen oo ah wadaad u dhashay dalka Turkiga, ayaa wuxuu ku nool yahay dalka Mareykanka, waxaana Sabtidii lagu eedeeyay in uu soo maleygay afgambiga fashilmay ee Turkiga ka dhacay.

Read More »

Faah Faahin: Ciidamada Itoobiya oo dad rayid ah ku laayay deegaanka Aw-diinle

0 Visits: 484 | Tuesday July 19, 2016 - 10:07:31
Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howl galka AMISOM ayaa dad rayid ah ku xasuuqay deegaanka Aw-diinle ee hoos-tagta magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, iyadoo dadka la dilay ay ahaayeen odayaal iyo culumaa'udiin.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 19-KA LUULYO 2016-KA

0 Visits: 495 | Tuesday July 19, 2016 - 09:18:16
CIIDAMMO CUSUB OO KA SOCDA DALKA UGANDA OO SOO GAARAY MAGAALADA MUQDISHO .. Ciidammo cusub oo ka socda Millateriga dalka Uganda, ayaa lasoo gaarsiiyay magaalada Muqdisho, iyagoo qayb ka noqon doona ciidamada AMISOM ee ka hawlgala Soomaaliya. Guutadan ciidanka ah ayaa bedeli doonaan guuto ciidammo ah…

Read More »

Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Puntland iyo Somaliland oo ka dhacay Gobolka Sanaag

0 Visits: 554 | Monday July 18, 2016 - 18:42:46
Wararka ka imaanaya Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in deegaan lagu magacaabo Booda-Cad oo 30-KM u jira degmada Dhahar uu dagaal ku dhex maray Ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland.

Read More »

Ciidammo Cusub oo ka Socda Dalka Uganda oo soo Gaaray Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)

0 Visits: 488 | Monday July 18, 2016 - 13:56:44
Ciidammo cusub oo ka socda Millateriga dlaka Uganda, ayaa lasoo gaarsiiyay magaalada Muqdisho, iyagoo qayb ka noqon doona ciidamada AMISOM ee ka hawl-gala Soomaaliya.

Read More »

Mareykanka oo iska fogeeyay inuu ku lug lahaa isku daygii Afgambiga ee Turkiga

0 Visits: 436 | Monday July 18, 2016 - 13:26:22
Xoghayaha Arrimaha Dibada Mareykanka John Kerry ayaa iska fogeeyay wararka dhinaca Turkiga ka soo duul duulayay ee ku saabsan in Mareykanka ku lug lahaa afgambigii dhicisoobay ee jimcihii ka dhacay dalka Turkiga.

Read More »

Turkiga oo la sheegay inuu qabtay Sarkaalkii ka dambeeyay afgambigii fashilmay (Daawo Sawirada)

0 Visits: 466 | Monday July 18, 2016 - 13:21:01
General Akın Öztürk, ayaa waxaa lagu sheegay inuu yahay maskaxdii ka dambeysay afgambigii dhicisoobay ee habeenkii Jimcaha gilgilay guud ahaanba dalka Turkiga.

Read More »

Wasaarada Maaliyadda oo Nairobi ku qabatay kulan looga hadlayo midaynta dakhliga dalka

0 Visits: 495 | Monday July 18, 2016 - 13:17:51
Wasaarada Maaliyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi isugu keentay khubaro ka socota maamul goboleedyada dalka, iyadoo ujeedka kulanku uu yahay in la isla meel dhigo sidii dowladda dhexe iyo maamulada goboladu uga wada shaqayn lahaayeen midaynta canshuurahaiyo kor u qaadida…

Read More »

Qaar ka mid ah dadkii lagu dilay afgambigii dhicisoobay ee Turkiga oo la aasay (Daawo Sawirada)

0 Visits: 536 | Monday July 18, 2016 - 13:14:18
Wadanka Turkiga, ayaa waxaa aas loogu sameeyay qaar ka mid ah dadkii ku dhintay isku daygii afgambi ee la doonaayay in talada dalka looga xayuubiyo Madaxweyne, Recep Tayyip Erdoğan.

Read More »

Dagaal xoogan oo xalay ka dhacay Degmada Qoryooley iyo cabsi saaka ka jirta Degmadaasi

0 Visits: 477 | Monday July 18, 2016 - 12:41:03
Dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada Amisom iyo kuwa Al Shabaab, ayaa xalay wuxuu ka dhacay Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabellaha hoose, kadib markii dagaalyahano Shabaabka ka tirsan ay gudaha u soo galeen Degmadaasi.

Read More »

KULAN LOOGA HADALAYEY SOO NOOLEYNTA NAADIGII MADBACADDA QARANKA SOOMAALIYEED OO SHALAY LAGU QABTAY WASAARADDA WARFAAFINTA SOOMAALIYA

0 Visits: 594 | Monday July 18, 2016 - 12:13:37
Kulan ay la yeesheen masuuliyiinta wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska soomaaliya ciyaartooydii hore ee wakaaladda madbacadda Qaranka Qaar ka mid ah kulankaas oo uu soo Abaabulay Mareeyaha Wakaaladda Madbacadda Qaranka Soomaaliyeed Md.Muxamuud Maxamed Juun ayaa shalay ka dhacay xarunta wasaarada…

Read More »

Taliyaha Booliska Armenia oo la afduubtay

0 Visits: 536 | Monday July 18, 2016 - 12:11:32
Kooxo hubeysan ayaa shalay gelinkii dambe weerar ku qaaday Taliska Booliska ee magaalada Yerevan ee caasimada dalka Armenia, halkaasi oo ay dad ku qafaasheen.

Read More »

Go'aanadii ka soo baxay shirkii Madasha Wada-Tashiga oo la taageeray

0 Visits: 499 | Monday July 18, 2016 - 12:08:03
Shir ballaaran oo maalintii shalay ku yeesheen magaalada Muqdisho qeybaha kala duwan ee bulshada ee ka soo jeeda Beesha Shiikhaal ayaa lagu taageeray go'aanadii shirkii Madasha Wada-tashiga qaran.

Read More »

Afhayeenka Amisom "Marka anigaa dhex taagan oo idin kala hadlaya Shabaabna ma joogaan"

0 Visits: 502 | Monday July 18, 2016 - 12:03:44
Taliska ciidamada Midowga Afrika ee Amisom, ayaa shalay Magaalada Marka waxa ay u kaxeeyeen Kooxo suxufiyiin ah, kuwaasi oo soo arkay sida ay tahay Xaalada Magaalada Marka.

Read More »

Afrika oo yeelatay Hal Baasaboor ka dhaxeeya (Sawirro)

0 Visits: 426 | Monday July 18, 2016 - 11:52:34
Afrika ayaa yeelatay baasaboor cusub oo ka dhaxeeya Qaaradda oo dhan, kaasoo qorshuhu yahay in la siiyo dadka ka soo jeeda qaarada, kadib marka uu si rasmi ah u dhaqan galo.

Read More »