Sports News

Mohamed Salah & Jordan Henderson Oo Loo Dhalay Wiil Iyo Gabar Sagaal Bilood Ka Dib Guushii Barcelona – Isku Aad Mise?

0 Visits: 876 | Saturday February 08, 2020 - 22:23:23
Sagaal bilood iyo hal maalin ayaa laga joogaa markii Liverpool ay soo laabasahdii mucjisada aheyd sameysay kulankii semi-finalka ee ay ka adkaadeen Barcelona tartanka Champions League. Reds ayaa 3-0 looga soo badiyay lugtii hore ee semi-finalka ka dhacay Camp Nou, laakiin labo gool uu dhaliyay Divock…

Read More »

Barcelona Oo Ka Hadashay Wararkii La Xidhiidhinayay Bruno Fernandes

0 Visits: 720 | Thursday February 06, 2020 - 20:37:57
Agaasimaha Kooxda Barcelona ee Eric Abidal ayaa beeniyay wararkii kooxda Barcelona la xidhiidhinayay xiddiga dhawaan ku biiray kooxda Man United ee Bruno Fernandes. Maalmihii ugu dambeeyay suuqa Jnauary ayay soo bexeen warar Barcelona la xidhiidhinayay saxiixa xiddigii hore ee Sporting Lisbon ee Fernandes.…

Read More »

LA OGAADAY: Agaasimaha Borussia Dortmund Ee Michael Zorc Oo Xaqiijiyay Hal Arin Oo Ay Kooxdiisu Man United & Kooxaha Kale Ugu Garaacday Haaland.

0 Visits: 690 | Thursday February 06, 2020 - 20:35:10
Agaasimaha kooxda Borussia Dortmund ee Michael Zorc ayaa ugu danbayn faah faahin ka bixiyay qaabkii ay Manchester United iyo kooxaha waa wayn ee Yurub ugu garaaceen saxiixa xidiga layaabka xili ciyaareedkan Yurub ka samaynaya ee Erling Braut Haaland. Michael Zorc ayaa soo bandhigay qaabkii ay Haaland…

Read More »

Shirkada Nike Oo Ku Dhawaaqday In Ay Gabi Ahaanba Joojisay Iibinta Wax Walba Oo Uu Lahaa Kobe Bryant Iyo Sababta Dhabta Ah Oo La Sharaxay.

0 Visits: 787 | Tuesday January 28, 2020 - 23:05:32
Maalmihii ugu danbeeyay waxaa ciyaaraha caalamiga ah haystay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid halyaygii hore ee NBA-da ee Kobe Bryant kaas oo ku geeriyooday shil diyaaradeed laakiin shirkada Nike ayaa soo saartay war saxaafadeed ay ku mamnuuceen iibinta wax walba oo uu Kobe Bryant lahaa. Waxaa la…

Read More »

Miyuu Tababare Klopp Qorsheynayaa in Uu Dib Ula Soo Hishiiyo Xiddigiisii Hore Ee Philippe Coutinh

0 Visits: 783 | Friday January 24, 2020 - 19:32:06
Liverpool ayaa lagu waramayaa in uusan damac uga jirin in ay dib ula soo saxiixdaan qadkoodii dhexe ee Philippe Coutinho marka suuqa xagaaga la gaaro. Biloowgii todobaadkaan , Bayern Munich ayaa shaacisay in aysan dooneyn in toos ula wareegaan laacibkaan kaasi oo amaah uga soo maqan kooxda Barcelona…

Read More »

Garoonka Ay Habeen Dambe Real Madrid Ku Ciyaari Doonto Oo Uu Baraf Qariyey Iyo Werwerkii Los Blancos Oo Sii Batay

0 Visits: 752 | Tuesday January 21, 2020 - 21:12:33
Real Madrid ayaa habeen dambe marti u noqon doonta kooxda yar ee Unionistas de Salamanca oo ay ku kulmanayaan tartanka Copa del Rey, laakiin maalin ka hor waxa soo baxsa xaalad walaac leh oo ku saabsan garoonka yar ee kooxdan oo uu baraf qariyey. Waddanka Spain ayay xilligan cimilladdiisu qabow tahay,…

Read More »

Real Madrid Oo Dhameystirtay Saxiixa Xiddig Kale Oo Reer Brazil Ah

0 Visits: 780 | Monday January 20, 2020 - 19:04:31
Real Madrid ayaa ku dhawaaqday in ay dhameystirtay saxiixa 18 jirka khadka dhexe Reinier kaasoo ka soo wareegay kooxda reer Brazil ee Flamengo. Da' yarkaan ayaa kooxda Los Blancos u saxiixay heshiis lix sannadood ah oo dhacaya bisha Juun 2026 isagoo uga soo wareegay kooxda Falamengo lacag ka yar…

Read More »

Ole Gunnar Solskjaer Oo Si Cad Uga Hadlay Haddii Uu Marcus Rashford Ciyaarsiin Doono Kulanka Liverpool Ee Axadda

0 Visits: 709 | Thursday January 16, 2020 - 22:54:30
Manchester United waxay samayn doontaa wax kasta oo u suurtogelin kara in Marcus Rashford uu taam u noqdo kulanka Liverpool ee Axadda, sida uu sheegay tababare Ole Gunnar Solskjaer oo warbaahinta la hadlay kaddib guushii ay xalay ka gaadheen Wolves. Rashford ayaa beddel kusoo galay qaybta dambe ee kulankii…

Read More »

Ninka Ugu Taajirsan Qaarada Afrika Aliko Dangote Oo Shaaciyay Waqtiga Uu Iibsan Doono Kooxda Arsenal

0 Visits: 731 | Monday January 13, 2020 - 20:41:13
Ganacsadaha reer Nigeria Aliko Dangote ayaa mar kale shaaca ka qaaday inuu doonayo inuu iibsado kooxda Arsenal isagoo sheegay inuu iibsan doono sannadka 2021. Dangote oo ah ninka ugu taajirsan qaarada Afrika ayaa dhowr jeer oo hore u soo saaray warbixino uu ku sheegayo inuu iibsan doono Gunners. Shantii…

Read More »

Chelsea Oo Dhameystirtay Saxiixeedii Ugu Horeeyay Bisha Janaayo & Xiddiga Cusub Oo Qolka Labiska Kula Kulmay Xiddigaha Blues

0 Visits: 796 | Monday January 13, 2020 - 20:34:30
Chelsea ayaa dhameystirtay saxiixa xiddiga reer Norway Bryan Fiabema oo noqday saxiixii ugu horeeyay kooxda ee bishaan Janaayo iyadoo da' yarkaan uu asxaabtiisa cusub kula kulmay qolka labiska ka dib guushii ay shalay ka gaareen kooxda Burnley. 16 sanno jirkaan oo ku biiraya akadeemiga bedelkii…

Read More »

Leicester City Oo La Garaacay, Danny Ings Oo Hadiyad Siiyay Kooxdiisa Hore Ee Liverpool & Natiijooyinka Kulamadii Kale Ee Maanta

0 Visits: 798 | Saturday January 11, 2020 - 21:06:41
Liverpool ayaa 16 dhibcood oo nadiif ah ku qaban karta hogaanka horyaalka Premier League caawa haddii ay ka badiyeen kooxda Tottenham oo ay marti u yihiin ka dib guuldarro soo gaartay kooxda kaalinta labaad ee Leicester City. Xiddigii hore ee Liverpool Danny Ings oo haatan u dheela Southampton ayaa…

Read More »

Mesut Ozil Oo Ka Sheekeeyey Layaabkii Ku Dhacay Markii Ay Arsenal Tababaraha U Magacowday Mikel Arteta

0 Visits: 738 | Saturday January 11, 2020 - 20:36:20
Xididiga Arsenal ee Mesut Ozil ayaa sheegay inay layaab ku noqotay markii uu helay warka ah in kooxdiisu ay tababare u magacaabayso Mikel Arteta bishii December. Arteta ayaa afar ciyaarood oo uu hoggaamiyey Gunners, waxa uu ku hoggaamiyey laba guulood iyo hal barbarro ah, iyo mid kaliya oo laga adkaaday,…

Read More »

Qaabkee Ayuu Mohamed Salah Ugu Hambalyeeyay Saaxiibkiisa Sadio Mane Markii Uu Hantay Abaalmarinta Xiddiga Afrika?

0 Visits: 849 | Wednesday January 08, 2020 - 19:33:04
Mohamed Salah ayaa saaxiibkiisa kooxda Sadio Mane ugu hambalyeeyay inuu ku guuleystay abaalmarinta xiddigii ugu fiicnaa qaaradda Afrika sanadkii lasoo dhaafay kadib xaflad uu ka maqnaa oo ka dhacday magaalada Qahira. Sadio wuxuu u duulay Masar si uu abaalmarinta usoo qaato, balse Salah wuxuu ka doorbiday…

Read More »

Paul Pogba Oo Maanta Qaliin Dhanka Anqawga Ah Maraya & Man United Uu Soo Kabasho U Rajeyneysa

0 Visits: 775 | Tuesday January 07, 2020 - 23:04:06
Kubad sameeyaha Man United Paul Pogba ayaa ku sugan isbitaal aan magaciisa la sheegin si uu qaliin dhanka anqawga ah ugu maro, waxeyna kooxdiisa u rajeyneysaa inuu dhaqso soo kabto. Xiddiga reer France wuxuu fasalkaan galay marxalado kala duwan, kaliya sideed ciyaarood ayuuna kasoo muuqday dhamaan tartamada…

Read More »

Waa Kuma Laacibka Manchester United Ka Tirsan Ee Fadhiga Ka Kiciyey Jurgen Klopp?

0 Visits: 751 | Saturday January 04, 2020 - 18:56:32
Dhawaan ayay ahayd markii ay kooxaha Liverpool iyo Sheffield United ciyaari ku dhex martay gegida Anfield kulankaas oo ay Reds kusoo ceshadeen hoggaankoodii 13-ka dhibcood ahaa oo ay 2-0 kaga guuleysteen Blades. Mid kamida dhacdooyinka kulankaas ayaa ahaa in goolhayaha qaabka amaahda ah kaga maqan Manchester…

Read More »

Pep Guardiola Oo Shaaciyey Sababtii Uu Gabriel Jesus Uga Maqnaa Ciyaartii Xalay

0 Visits: 783 | Saturday December 28, 2019 - 18:41:22
XPep Guardiola Oo Shaaciyey Sababtii Uu Gabriel Jesus Uga Maqnaa Ciyaartii Xalay

Read More »

Walaalka Aubameyang Oo Jawaab Baxar Galin Karta Mustaqbalka Walaalkiis Ka Dhiibtay Mikel Arteta

0 Visits: 762 | Wednesday December 18, 2019 - 19:34:40
Arsenal ayaa qarka u saaran iney tababaraheeda xiga u magacowdo Mikel Arteta, kaas oo dhawr sanado kusoo qaatay Emirates Stadium, balse walaalka Aubameyang ayaa jawaab muran badan dhalisay ka dhiibtay qoraal lagu sheegay in halyeeyga reer Spain uu ku dhaw yahay shaqada Gunners. Sida ay sheegayaan warbaahinta…

Read More »

Wasiirka Dhalinyarada Iyo Isboortiga oo shaacisay xilliga la furayo garoonka Muqdisho Stadium

0 Visits: 793 | Wednesday December 18, 2019 - 19:29:46
Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa maanta booqatay garoonka kubbada cagta ee Stadium Muqdisho oo dayactirkiisa uu marayo heer gabagabo ah.

Read More »

Ciyaartoyda Arsenal Oo Diiday Iney Taageeraan Freddie Ljungberg

0 Visits: 803 | Sunday December 08, 2019 - 18:59:15
Ciyaartoyda Arsenal ayaa inyar u muuqda ineysan ku qanacsaneyn habka maamul ee macalinka kumeel gaarka ah kooxda Freddie Ljungberg, mana doonayaan iney si muuqata u taageeraan ka hor kulanka ay la ciyaarayaan West Ham. Ljungberg wuxuu markii ugu horreysay maamulay kooxda sare kadib shaqo ka ceyrintii…

Read More »

Ra'iisal Wasaarayaal hore oo ka qeyb galay soo dhoweynta shaqsi magac weyn ku leh Isboortiga Soomaaliya Dr. Cali Cusmaan

0 Visits: 861 | Saturday November 30, 2019 - 14:16:15
Waxaa loo Sameeyey Soo dhoweeyn middii ugu heer sareeysay ee lagu soo dhoweeyo shaqsi usoo halgamay qaranka Soomaaiya dhinaca ciyaaraha Dr,Cali Cusmaan Cali oo tababare usoo noqday Xulkii kubadda koleyga ee Wiila iyo Gabdho sisoo kalena ahaa xoghayihii guddiga olombikada Soomaaiyeed ee GOS. DR Cali…

Read More »