Wararka

Gudoomiyaha iyo labada ku-xigeen ee golaha wakiilada Somaliland oo la shaaciyey

0 Visits: 206 | Tuesday June 22, 2021 - 18:46:49
Isbahaysiga mucaaradka ah ee Waddani iyo Ucid ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey xildhibaannada ay ku heshiiyeen inay noqdaan Shir-guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland, kaasi oo loolankiisa uu socday maalmihii u dambeeyay. Guddoomiyeyaasha xisbiyada Waddani iyo Ucid, Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal…

Read More »

Rooble oo Shir isugu yeeray Madaxda maamul goboleedyadda

0 Visits: 190 | Tuesday June 22, 2021 - 18:44:34
Ra'iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku casuumay madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka. Shirka Sabtida ka dhacaya Muqsisho, kaas oo la isaga wareysanayo howlihii ka qabsoomay arrimaha doorashooyinka tan iyo heshiiskii 27-kii May iyo dardar gelinta shaqooyinka…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO :-WAA WARARKA W.M.TIMES EE MAANTA OO AH TALAADO 22-KA JUUN 2021-KA....

0 Visits: 469 | Tuesday June 22, 2021 - 09:56:42
DF OO SHAACISAY QORSHAHA KA DAMBE EYA KULANKII ROOBLE IYO SAFIIRKA IMAARAADKA Wasiirka Arrimaha Debadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa ka hadlay ujeedka ugu muhiims anaa ee kulankii dhawaan Muqdisho ku dhex maray R// W/ha xukuumadda xilgaarsi inta Maxamed Xuseen Roob le iyo Safiirka Imaaraadka…

Read More »

Dad Ku Geeriyooday Shil Ka Dhacay Meel Ku Dhow Degmada Helwaan

0 Visits: 148 | Tuesday June 22, 2021 - 08:30:42
..

Read More »

Guddiyo Maaweelo!!!.=Faallo=

1 Visits: 1076 | Monday June 21, 2021 - 23:51:20
..

Read More »

Baarlamaanka Galmudug oo ka horyimid in qof gaar ah kursi loo xiro

0 Visits: 128 | Monday June 21, 2021 - 22:27:22
..

Read More »

Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Farriin U Diray Itoobiya

0 Visits: 155 | Monday June 21, 2021 - 21:20:39
..

Read More »

Guddiga la-dagaalanka musuq maasuqa oo soo saaray digniin la xiriirta doorashada

0 Visits: 186 | Monday June 21, 2021 - 20:27:46
Guddiga madaxa-bannaan ee la-dagaalanka musuq maasuqa ayaa soo saaray war-saxaafadeed digniin ah oo uu ku cadeynayo awoodiisa iyo kaalinta uga aadan hanaanka loo qabanayo doorashoyinka dalka. Guddiga ayaa qoraalkaan ku balan qaaday inuu adkeyn doono kaalintiisa ku aadan xaqiijinta inay dalka ka dhacdo…

Read More »

DF oo shaacisay QORSHAHA ka dambeeya kulankii Rooble iyo safiirka IMAARAADKA

0 Visits: 175 | Monday June 21, 2021 - 20:23:31
Wasiirka Arrimaha Debadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa ka hadlay ujeedka ugu muhiimsanaa ee kulankii dhawaan Muqdisho ku dhex maray Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Maxamed Cusmaan. Wasiirka oo ka qeybgalayey…

Read More »

Askar Faransiis Ah Oo Lagu Dhaawacay Qarax

0 Visits: 142 | Monday June 21, 2021 - 20:17:48
..

Read More »

Xiisad ka taagan degmada Buulo-Burde & faah faahin laga helayo

0 Visits: 212 | Monday June 21, 2021 - 19:44:56
Xiisadaan oo ah mid dagaal ayaa waxaa ay u dhaxeeysaa Ciidamada Ammaanka ee degmada buulo-Burde & maleeshiyaa degaanka ah, kuwaas oo ka carooday rag laga xiray. Todobaadyo ka hor ayaa waxaa Saldhiga Booliska degmada Buulo-Burde gaaray maleeshiyaad egaanka ah, kuwaas oo la sheegay in qaar kamid ah la…

Read More »