Guddiyo Maaweelo!!!.=Faallo=

1
Monday June 21, 2021 - 23:51:20 in Wararka by
  • Visits: 1073
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiyo Maaweelo!!!.=Faallo=

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Ma aragtay, ma maqashay, Natiijadii 


Guddiyadan? ( F.S: 1& 2aad).

 
      Guddigii Banaabaxa yaashii Daljirka, Guddigii xasuuqii Baydhabo, Guddigii weerarkii Xassan sheikh ee Martini, Guddigii Baarayay miisaaniyadda, Guddigii Dhaliyaradii Eritrea, Guddigii Somaliya iyo Somali land, Guddigii Ciidamadii Tiyaatarka hortiisa lagu dilay, Guddigii Dilkii Siraaji. Guddigii Xalinta tabashadii Ciidamadii Badbaado Qaran, Guddigii Xasuuqii Zoobe, Guddigii Maamulka Balad Xaawo, Guddiga Colaadihii Marko, Guddiga Bajaajlayaashii la dilay, Guddigii Xalinta Khilaafaadka Dhulka la isku heeysto, Guddiga Xalinta Arrimihii ASWJ, Guddiga Dilkii Enj. Yariisoow iyo Asaxaabtiisii Shaqo iyo 30 Guddi oo kale. Natiijadoodii Baaritaankooda ma ila wadaagi kartaa?.
 
Usbuucaan June 2021 waxaa la magacaabay 6 Guddi oo cusub.
 



1.Guddiga Doorashada Heer Qaran.

2. Guddiga Xalinta Khilaafaadka.

3 Guddiga Heer Dowlad Gobaleed.

4. Guddiga Xubnaha Somali land.

5. Guddiga Doorashooyinka Beelaha Banadiriga.

6. Guddiga Xubnaha Dowlada Federaalku ku dareeyso Dowlad Gobaleedyada.
 

    Ma aragtay, ma maqashay Natiijada wax qabadkii Guddiyadii hore.
 
Maxaan ka fili karnaa Guddiyada Maaweelo ee Heer Qaran kuwii hore iyo Kuwa cusub ?
 

FG:Ha ku Mashquulin Qofka wax qoray ee Ogaalkaaga iyo waaya aragnimaddaada kaasho.
 

Qore: Yahya Amir

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip