HALKAAN KA AKHRISO :-WAA WARARKA W.M.TIMES EE MAANTA OO AH TALAADO 22-KA JUUN 2021-KA....

0
Tuesday June 22, 2021 - 09:56:42 in Wararka by
  • Visits: 612
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO :-WAA WARARKA W.M.TIMES EE MAANTA OO AH TALAADO 22-KA JUUN 2021-KA....

    <p align="center"><span style="font-size: large; font-weight: bold;">DF OO SHAACISAY QORSHAHA KA DAMBE EYA KULANKII ROOBLE IYO SAFIIRKA IMAARAADKA</span></p> <p style="text-align: justify;"&g

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DF OO SHAACISAY QORSHAHA KA DAMBE EYA KULANKII ROOBLE IYO SAFIIRKA IMAARAADKA

Wasiirka Arrimaha Debadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa ka hadlay ujeedka ugu muhiims anaa ee kulankii dhawaan Muqdisho ku dhex maray R// W/ha xukuumadda xilgaarsi inta Maxamed Xuseen Roob le iyo Safiirka Imaaraadka Ca rab ta ee Soomaaliya Maxamed Cusmaan.

Wasiirka oo ka qeybgalayey barnaamijka OneonOne ee telefishinka Turkiga ee TRT World isagoo ku sugan magaalada Antalya ay aa xaqiijiyey in kulankii u dambeeyay ee Roo ble la yeeshay danjiraha Imaaraadka Carabta uu qeyb ka ahaa dedaalada maamulka waqtiga ka dhacay ee Farmaajo ku saxayo gefafka di blomaasiyadeed ee uu sameeyey intii uu xilka hayey.

Wasiir Cabdirisaaq ayaa sheegay in dowlad iisa ay aad u xiiseeneyso inay dib u saxdo wax yabihii horey uga soo qaldoomay ee ku saabs an xiriirka Soomaaliya iyo dalalka kale.

R/ Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa 7dii June xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Imaaraa dka Carabta, waxaana war kasoo baxay xafii ska R/wasaaraha lagu sheegay in kulanaas lo oga wada hadlay TRT World.

Xiriirka diblomaasiyadeed ee DFS Dowla daha Imaaraadka Carabta ayaa xumaa saddex dii sanno ee la soo dhaafay, iyadoo xiriirka dibl omaasiyaddeed Soomaaliya u jartay Imaaraad ka ka dib khilaafka Dowladaha Khaliijka. Soo maaliya ayaa sheegtay in ay mowqifka dhex dhexaadnimo ka qaadatay.

Bartamihii Bishii Abriil ee sanadkii 2018, Soo maaliya iyo Iimaaraadka waxay joojiyeen iska ashigii milateri. Tan iyo 2014, Iimaaraadka Car abta wuxuu tababaray oo mushaar siinayey Askar Soomaali ah oo Muqdisho joogta, wux uuna Puntland ka dhisay ciidan burcad badeed da la dagaallama. Boqollaal hub ah ayaa laga bililiqaystay xarunta tababarka ee Muqdisho markii la xirayey.

Tani waxay timid kaddib markii ciidanka am maanka ee Soomaaliya ay gacanta ku dhigeen ku dhowaad $10 milyan oo Iimaaraadku diyaar ad ku keenay si loo siiyo askarta, waxaana mu ddo gaaban la xayiray dayaaraddii lacagtaas ke entay. Iimaaraadku wuxuu kaloo xiray isbit aal bixin jiray adeeg caafimaad oo lacag la'aan ah.

GUDDIYADA DOORASHADA OO AMAR LA SIIYEY IYO GUDDIGII UU MAGACAABAY ROOBLE OO LA KALA DIRAY

Kooxda Farsamada Arrimaha Doorashooyin ka ee Xafiiska R/ Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku amray in xubnaha gudd iya da doorashooyinku soo xaroodaan ugu dam beyn Khamiista.

Kooxda farsamada ay aa sheegay in maalin ta Khamiista ah oo ay taariikhda ku beegan tah ay 24 Juun si rasmi ah loo bilaabi doono tabab ar ku saabsan sidii ay u shaqeyn lahaayeen.

Tababarka guddiyada ayaa wuxuu socon do onaa muddo7baad ah, kadibna waxay iska do oran doonaan guddoon sida uu sheegay Gud doomiyaha Kooxda Farsamada Arrimaha Door ashooyinka ee Xafiiska R/W/ha C/dir Cilmi Cali.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in marka ay guddiyada doortaan guddoon ay u safri doona an deegaanada Maamul Goboleedyada dalka si ay doorashada u dhacdo waqtiga loo qorshe eyey.

Abuukaate Cumar Dhagey oo ka mid ah Xubnaha kooxda Farsamada Arrimaha Door ashooyinka ee Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha ay aa dhankiisa sheegay in guddiyadaan ay yihiin kuwo madax banaan oo sharci ahaan soo saari lahaa xildhibannaada 2da Aqal ee Baarlamaan ka Soomaaliya lana baari doono sida ay u shaqeyn lahaayeen.

Dhanka kale, Guddigii R/W/re Rooble u ma gacaabay dib u eegista iyo kala shaandheynta Xubnaha Guddiyada Doorashada ee cabasha da laga keenay ayaa Shalay la kala diray markii shaqadoodii dhammaatay.

Guddigan oo uu madax u ahaa Wasiirka Waxbarashada ayaa xilkii ku wareejiyay gud diga cusub ee Farsamada oo Ra'iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble u magaaabaymaa mulka Doorashooyinka, iyagoo la shaqeyn doo na Guddiyada Doorashada heer federal iyo heer dowlad Goboleed.

Xukuumadda uu hoggaaminayo Ra'iisul Wa saare Maxamed Xuseen Rooble ayaa laga sugayaa qabashada doorasho loo dhan yahay oo dalka ka dhacda, waxaana maalmaha soo socda Magaalada muqdisho & Gobolada dalka ka bilaaban doona ololo doorasho oo ay sameeynayaan Musharixiinta Xildhibaannada labada Aqal iyo kuwa Madaxweynaha.

GUDDIGA LADAGAALANKA MUSUQ MAASUQA OO SOO SAARAY DIGNIIN LA XIRIIRTA DOORASHADA

Guddiga madaxabannaan ee ladagaalanka musuq maasuqa ayaa soo saaray warsaxaafadeed digniin ah oo uu ku cadeynayo awoodiisa iyo kaalinta uga aadan hanaanka loo qabanayo doorashoyinka dalka.

Guddiga ayaa qoraalkaan ku balan qaaday inuu adkeyn doono kaalintiisa ku aadan xaqiiji nta inay dalka ka dhacdo doorasho daahfuran, caddaalad ah oo dimuqraadiyad ku saleysan. "inuu kormeero maalgalinta iyo kharashaadka siyaasadeed, lana joojiyo ku tagri falka hantida qaranka xilliga doora shooyinka."

"Guddigu wuxuu si adag uga digayaa laaluusha bixinta iyo qaashada,iib siga codadka xilliga door ashada lagu jiro, ka hor iyo ka dib doorashooyin ka," ayaa lagu yiri qoraalka.

Warsaxaafadeedka guddiga ayaa intaas ku sii daray, "Iyadoo laga ambaqaadayo waajiba adka dastuuriga ah, Guddiga Madaxa Bannaan ee LaDagaalanka Musuqmaasuqa wuxuu si dhow ula socon doonaa ficillada Guddiyada Do orashooyinka, ergooyinka iyo musharrixiinta si looga hortago nooc kasta oo khaladaad doora sho ah."

Sidoo kale Guddiga ayaa hoosta ka xariiqay inuu eegi doono dhammaan tabashooyinka ay soo bandhigayaan dhammaan daneeyayaasha arrimaha doorashooyinka, "Waxaa naga go'an in Guddigu baaro, isla markaana qaado talla abooyinka ku habboon ee ka dhanka ah kuwa lagu helo ku takrifalka awoodaha lagu aami nay," ayaa qoraalka lagu yiri.

Guddigan u xilsaaran ladagaalanka musuq maasuqa ayaa ka digaya ku xadgudubka iyo ku takrifalka hantida qaranka, taas oo carqaladeyn ku ah 'xaqa muwaadiniintu u leeyihiin helista ad eegyada dowladda ee loo siman yahay.'

Sidoo kale qoraalkan ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in fursadaha ol'olaha doora shada la doonayo inay noqdaan kuwo ay u sim an yihiin dhammaan musharaxiinta oo ay ku jir aan musharrixiinta haweenka iyo kuwa ka soo jeeda qowmiyadaha la hayb sooco.

Si loo xaqiijiyo tallaabadaas waxuu guddigu qoraalkaan ku cadeeyey in kormeerayaal ka socda Guddiga loo xilsaari doono, isla mark aana ay isha ku heyn doonaan goobaha codbix inta ee dalka oo dhan.

"Guddigu wuxuu ahmiyad gaara siin doo naa Habka Baarista Dembiyada Doorashada oo ay ku jiraan xadgudubyada maamul iyo ku wa dembiyeed labadaba. Sidoo kale, Guddigu wuxuu billaabi doonaa wacyigelinta bulshada, waxaana ugu baaqeynaa daneeyeyaasha max alliga ah, kuwa qaran iyo kuwa caalamiga ahba inay nagu gacan siiyaan gudashada waajibaad ka Guddiga," ayaa lagu yiri qoraalka guddiga ladagaalanka musuq maasuqa.

Qoraalka ayaa intaas ku sii daray, "Guddigu wuxuu xusuusinayaa dhammaan hawlwadeen nada doorashooyinka oo ay ku jiraan kuwa he er federal iyo heer maamul gobolleed in laga doonayo madaxbannaani, dhexdhexaadnimo iyo isla xisaabtan. Guddiyada doorashada wax aan xusuusineysaa inay si adag u hoggaansam aan sharciyada qaranka iyo qaabdhismeedka sharciga ee doorashooyinka."

Ugu dambeyntii qoraalka guddiga waxaa la gu yiri, "IACC waxay ku martiqaadeysaa xubna ha bulshada caalamka inay door muhiim ah oo gaarsiisan inay heer kormeer madaxbanna an oo leh dhexdhexaadnimo iyo carqalad la' aan ah ka ciyaaraan doorashooyinka Soomaa liya si waafaqsan heerarka caalamiga ah."

ALSHABAAB OO LA WAREEGAY DEGAAN AY BANEEYEEN CIIDAMADA AMISOM

AlShabaab ayaa waxaa la sheegay inay Shalay la wareegeen degaanka Marin Gubaay oo qiyaastii 40KM ujira Magaalada Baraawe eeGobolka Shabeellaha Hoose.

Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM oo gacanta ku haayay degaankaas ayaa la sheeg ay inay isaga baxeen, waxa ana Warar ay Al Shabaab ku daabaceen bara ha Inte rnetka ay ku sheegteen inay la wareegeen degaan kaas.

Maalmihii la soo dhaaf ay ayaa waxaa la sheegay in Ciidamada AMISOM ay dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wadaeen waddada xiriirisa degmooyinka Buulo Mareer iyo Bara awe ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaar aya degaanka Marin Gubaay ayaa sheega ya in xaalada ay tahay mid deggan, isla markaana weli ay degaanka ku sugan yih iin Xubno ka tirsan AlShabaab.

DOWLADDA SOOMAALIYA & HIRSHABEELLE OO KA WADA HADLAY WAXKA QABASHADA FATAHAADAHA

Wasiirka W/Maaliyadda Xukuumadda xilg aarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Xarunta Wasaaradda ee Magaalada Muqdisho waxaa uu kula kulmay qaar kamid ah Golaha Wasiirada Maamulka HirShabeelle.

Kulanka ayaa labada dhin ac waxaa ay uga wada ha dleen wax ka qabashada dhibaatoo yinka fatahaad aha, mideynta hannaanka da khliga gudaha iyo mudnaanta gaar ka ah ee maalgelinta deegaanada D/Goboleedyada.

Wasiir Beyle ayaa sheegay in wadahadalla da markii ay daacad yihiin ay had iyo jeer hor seedi doonaan in guul iyo horumar lagu garo.

Kulanka Shalay dhexmaray Wasiirka Maaliya dda Soomaliya & qaar kamid ah golaha Wasiir ada HirShabeelle ayaa waxaa uu kusoo aaday aa xilli degaanno ka tirsan G/ HirShabeelle uu fatahaad ka sameeyay Wabiga Shabeelle.

GUDOOMIYEYAAL LAGU DILAY MUQDISHO IYO B/WEYNE IYO NIN DHAAWAC LAGU QABTAY

Kooxo hubeysan ayaa Xalay siyaabo kala duwan magaalooyinka Muqdisho iyo Beledwey ne ugu dilay mas'uu liyiin ka kala tirsaneyd ma

amullada gobolka Hiiraan iyo kan degmada De

yniile ee gobolka Banaadir.

Ugu horeyn koox ku hu be ysan bistoolado oo tiradooda lagu sheegay seddax nin ayaa Xalay fiidkii agagaar ka Aar gada degmada Deyniile ku toogatay Allaha u naxariistee Cabdi Cabdulle (Cabdi Juge) oo ahaa gudoo miyihii Waaxda Kurdamac ee maamulka degma da Dayniile.

Dilka marxuumka as ka dib ciidamo ka agdhawaa goobta ay aa baacsaday ragii hu beys naa ee dilay gud doomiyaha, waxa yna dhaawac ku qabteen mid ka mid ah 3dii nin, kaas oo wa tay bisto oladii uu uga qeyb qaatay dilka, sida ay muuj inayaan sawirro ay soo bandhigeen ciidamada ammaanka.

Waxaa gacanta ciidama da ka baxsaday laba nin oo kale kuwaas oo dilka marxuumka wax ka geystay, waxaana Xalay qeybo badan oo ka tir san degmada Deyniile ka socda howl gallo lagu baacsanayo ragaas baxsadka ah.

Dhanka kale isla Xalay koox hubeysan oo aan weli heybtooda la garan ayaa Faarax Diir Cabdi, oo ahaa guddoomiyihii ururka dhaliny arada gobolka Hiiraan waxay ku dileen M/Bel edweyne, sida ay Caasimada Online u xaqiijiy een mas'uuliyiin ka tirsan maamulka degmada.

Ciidamada ammaanka ee ka howlgala M/ Beledweyne ayaa markii uu dhac ay dilka guddoomiyihii dhalinyara da G/Hiiraan ka dib waxay bilaa been baaritaano ka dhan ah rag gii geystay dilkaas, kuwaas oo markiiba goobta isa ga baxdasay. Hoos ka eeg sawirrada ninka loo heysto in uu wax ka fuliyey dilkii Xalay ka dha cay Deyniile.

2da Marxuum ee Xalay lagu kala dilay Muqdisho & Beledwey ne

BAARLAMAANKA GALMUDUG OO KA HORYI MID IN QOF GAAR AH KURSI LOO XIRO

Baarlamaanka D/G/Galmudug oo kalfadhigi isii caadiga ahaa lahaa Shalay ayaa ka horyi mid in kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya loo xiro qof ama sha khsiyaad loogu daneeyo doorashada nagu soo aaddan dhammaadka sannadkan. Guddoomiy aha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa kahor caddeeyey Baarlamaanka in aan qofna loo xiri doonin kuraasta Aqalka sare ba lse loo simanyahay dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee kasoo jeeda Galmudug ay xaq u leeyihiin inay tartamaan oo la doorto wa xna ay dooran karaan sida uu qabo dastuurka Galmudug iyo midka Soomaaliyaba.

"Qof kasta oo reer Galmudug ah oo danay naya doorashada xildhibaanimo ee Aqalka sare wuxuu xaq u leeyahay oo aan soo hawey na ynaa in uu isasoo sharaxo la na siiyo codka Xildhibaana da " ayuu yiri Guddoomiye Gacal.

Guddoomiyaha ayaa waxba kama jiraan kasoo qaaday warar sheegaya in musharaxiinta Baarlamaanka Aqalka sare qa arkood loo xiri doono kuraasta oo aan lagula tart ami doonin.

Doorashada Soomaaliya ee sannadkan ay aa noqon doonta mid aad u adag oo ay isku hi rdin doonaan siyaasiyiin miisaan culus, waxaa na xogaha qaarkood ay sheegayaan in Baarla maanada Dowlad Goboleedyadu aysan qofna u xiri doonin kursi ee loo wada tartami doono si caddaalad ah.

WARAR DHEERAAD AH AYAA KASOO BAXAYA KOOX HUBEYSAN OO HABEEN HORE GUDAHA DEGMADA WADAJIR

Gobolkaan Banaadir ku dilay Sarkaal ka tir san Ciidanka kumaandooska Gorgor ee Xo ogga dalka Soomaaliya. Dad ayaa waxaa ay ku warrameen in Sarkaalka ay toogasho ku dileen rag ku hubeysnaa Bastool ado, xili uu kusii jeed ay hoygiisa oo ku yaalla xaafad ka tirsan Wad ajir, isagoona u geeriyooday rasaas ku dhacday.

Sarkaalka la toogtay ayaa waxaa lagu ma gacaabi jiray Maxamed Cali Yarami, isla mark aana waxaa uu kamid ahaa Ciidanka kumaand ooska Gorgor ee Xoogga dalka Soomaaliya ee dalka Turkiga lagu soo Tababaray.

Raggii ka dambeeyay falka ayaa goobta si deg deg ah uga baxsaday,

waxaanahalkaas tegay Cii damo ka tirsan kuwa Booliska DF oo qaaday Meydka Marxu um Maxamed Cali.

mana jiro wax war ah oo kasoo baxay laamma ha amniga DFS oo ay uga hadlayaan dilkii Habeen hore gudaha degmada Wadajir G/Banaadir lo ogu geystay Maxamed Cali Yarami oo ka tirsa naa Ciidanka Gorgor.

M/Muqdisho ee Caasimadda dalka ayaa waxaa xiliyada qaarkood ka dhaca dilal qorsheysan oo geystaan rag ku hubeysan bastoolado, waxaana inta badan falalkaas dilalka ah sheeg ta Xarrakada Alshabaab

WAXAA DUNIDA OO DHAN LAGA XUSAY MAALINKA CAALAMIGA AH EE QOXOOTIGA ADDUUNKA

waxaana meelaha laga xusay kamid ah M/ Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubaland.

Maalinkan oo loo aqoonsaday maalin la muuji yo dhibaatooyinka iyo xasaradaha muwaadiniin ta ku qasbay inay dalalkooda ka haajiraan iy adoo la isku baraarujiyo ahmiyada ay leedahay in dhibaatooyinka gudaha dalalka ka jira wax la ga qabto si loo yareeyo dadka dalalkooda ka barakacaya.

Waxay Shalay oo kale Ina tusaysaaa furs ad weyn oo aan ku xalin karo dhibaatooyinka dalkeena ka jira si aan usoo ceshano boqolaal ka kun ee qoxootiga ku ah dalka aan dariska nahay ee Kenya iyo aduunka intiisa kale" ayuu yiri Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam.

Dadka ku jira xeyaha qoxootiga dhadhaab waxaa qeyb ahaan ay kasoo jeedaan deegana da Jubaland iyagoo ka cararay colaadahii iyo ra bshadahii ka jiray deegaanadan taas oo ku qas abtay inay guryahooda ka hayaaman.

Waxaa Madaxweynahu uu intaas ku daray in Boqolaal qoys ayaa sanadahii lasoo dhaafay dalka dib ay ugu soo noqdeen gaar ahaan dee gaanada Jubaland kuwaas oo nolol cusub dib uga bilaabay dalkooda hooyo.

Waxaan ka shaqaynaynaa sidii fursadaha ji ra looga faa'iidayn lahaa dhalinyarada kasoo la abanaysa xeryaha qoxootiga kuwaas oo khib rad iyo aqoonba soo kororsaday mudadii ay ku noolaayeen xeryaha qoxootiga" ayuu yiri Mada xweynahu.

Dowlada Jubaland waxaa ka go'an in dadka doonaya inay si iskood ah dalkooda ugu soo noqdaan sidii dib u dajin loogu samayn lahaa is la markana looga caawin lahaa inay la qabsad aan nolosha dalkooda anaga oo kaashanayna Hay'ada qoxootiga aduunka ee UNHCR iyo dhinacyada kale ee ku shaqada leh.

GUDDOOMIYAHA GOBOLKA HIIRAAN OO AMRAY IN LA XIRO ASKARI DIL GEYSTAY

Guddoomiyaha Maamulka G/Hiiraan Cali jeyte Cismaan ayaa Amar ku bixiyay in la soo xi ro askarigii 11kii bishaan xili Habeen ah Afa afka hore ee Saldhiga Booliska Beledweyne ku dilay Cabdinaasir Cabdullaahi Afrax oo kamid ahaa Dhalinyarada Beledweyne.

Guddoomiye Jeyte ayaa xilliga uu marka bixinayay waxaa uu kulan la qaatay Gudoomiye kux igeenka 1aad ee Baarlamaanka HirShabeelle Siraaji Sheekh Is qaax, Gudoomiye kuxigeenka Amaanka Gob olka Hiiraan Axmed Cismaan Cabdala Inji iyo Xubno ka tirsan CIDda ama Danbi Baarista.

Md.Cali jeyte Cismaan ayaa faray Taliyaha Boo liska in uu soo xiro askarigii falkaasi geystay, sidoo kalena hay'daha qaabilsan baarista dan biyada uu ku amray in ay sameeyaan baa rintaan dhab ah.

DF OO KA HADASHAY DIB U DHACA SAFARKII WASIIRKA A/DIBADDA TURKEY EE SOMALIA

Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda So omaaliya, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Max amuud ayaa faah faahin ka bixiyey dib u dhaca ku yimid safarka wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga ee ku aadanaa booqashadiisa Soom aaliya.

Wasiirka oo ka qeybgalayay Barnaamijka One on One ee Teleefishinka TRT ayaa sha aca ka qaaday inay nasiib xumo ku timid baaqa shada socdaalka wasiir Mevlüt Çavuşoğlu.

Ma shaacin wasiirku xilliga rasmiga ah ee uu Soomaaliya imaanayo wasiirka arrimaha dib adda Turkiga, maadaama uu haatan dib u dhac ku yimid safarkiisa.

Ujeedka boorashada wasiirkaasi ka socda Turkiga ayaa la xariirta arrimaha doorashada, xiriirka labada dalka, tababarka Ciidanka Xoo gga iyo Kaalmada Bani aadamnimada.

"Nasiib xumo waxaa baaqday socdaalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga ee Soo maaliya, waxa aad ogtihiin wadashaqeynta na ga dhaxeysa, waxa aan kawada hadli doonaa Amniga, Taageerada ciidanka, Bani aadamni mada, Dhaqaalaha, Maalgelinta & arrimo kale"

Turkiga ayaa galaangal xoogan ku leh siyaasad da Soomaaliya oo haatan galeysa doorasho isu gu jirto tan baarlamaanka iyo mida madaxwey naha. Soomaaliya iyo Turkiga ayaa waxaa ka dhe xeeya xiriir xoogan oo leh iskaashi dhinacy o ka la duwan leh, waxaana sidoo kale Turkiga uu Somaaliya ka caawiyaa dhinacyo dhowr ah.

GOLAHA DEEGAANKA MAGAALADA BUUHOO DLE OO MAYOR U DOORTAY HAWEENAY

Xubnaha cusub ee golaha deegaanka deg mada Buuhoodle, ayaa mayor u doortay Khad iija Axmed Yuusuf halka ay mayor ku xigeena u doorteen Mustafe Cabdi Ayaanle.

Khadiija oo kasoo baxday xisbiga Kulmiye, a yaa noqonaysa gabadhii ugu horaysay ee mayor loo door to guud ahaan Somaliland.

Khadiija ayaa kamid ah ayd 3 dumar ka ah ee kaliya ee kasoo baxay 28 haween ah, oo u sharaxnaa doorashooyinka golayaasha deega anka iyo wakiilada ee dabayaaqadii bishii hore ka qab soomay Somaliland.

"Waxan balan qaadaya si hufnaan iyo daac ad nimo ku jirto in aan ugu shaqeeyo dadkay ga" sida waxa tidhi Khadiija kadib markii la door tay.

"Dowlad dayda waxan ka codsanayaa in ay sigaara iila shaqayso" ayay hadalkeeda sii raac isay Khadiija. Xildhibaanada codka siiyay mayor Khadiija, ayaa sheegay in ay codka u siiyeen karti iyo hufnaan ay ku arkeen darteed.

Talaabadan ayaa ah mid aan hore uga dhici jirin guud golayaasha deeganada Somaliland, waxayna Khadiija noqonaysa gabadhii ugu ho raysay ee mayor loo doorto.

MAXKAMADDA CIIDAMADA OO SHAACISAY CIDDA LOO HAYSTO DILKII SHEEKH CALI DHEERE

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Shalay shaacisay Magaca qofkii ka dambeeyay dilkii 17/5/2021 deegaan hoostega Magaalada Gaallkacyo loogu geystay Allah unaxariisto Sheekh Cali Axmed Faarax Dhoore (Sheekh Cali Dheere) oo ahaa Maamul ihii Guud ee Jamciyadda Imaamu Nawawi ee Gobolka Mudug.

Xeer ilaaliye ku xigeenka Maxka madda Ciidanka Qa labka Sida Mu umin Xuseen C/hi oo la hadlay Wa rbaahinta ayaa sheegay in guddi Saraakiil baarayaal ah oo ka soc da Xeer ilaalinta maxkamadda & CIDda loo dir ay degaanka uu dilka ka dhacay

Xeer ilaalinta ayaa sheegtay in guddigaas ay waqti badan geliyeen sidii ay u ogaan lahaaye en qaabka uu dhacay dilka marxuumkaas iyo ci dda ka dambeyso, waxayna caddeymaha dilka ka qoreen dad markhaatiyaal ah.

Warka kasoo baxay xeer ilaalinta ayaa lagu sheegay in baaritaan dheer kadib ay xeer ilaa linta ogaatay in dilkaas uu ka dambeeyey Dab le Cabdixakiin Cabdisalaan Aadan oo ka tirsan Ciidanka Saldhiga Booliska Gaalkacayo.

Xeerilaaliye Ku xigeenka aya intaa hadalki sa ku daray in dilka gacan ay ku siiyeen Askar iga eedeysanayal kale ah ina Saciid Cabdi Xidig & ina baalbaal, oo dilka kadib u baxsady dhanka degmada Galodogob ee Gobolka Mudug.

Ugu dambeyntii Maxkamadda ciidanka Qal abka Sida ayaa sheegtay in guddiga barista da cwada ay soo saareen qodobada hoos ku xusan.

1) In Hay'adaha amniga Maamulada Punt land & Galmudug inay soo qabtaan eedeysan ayaas ha sare ku xisan, iyaga oo fulinaya Amar ka Maxkamadda Ciidamada.

2) Hadii eedeysanayaasha aysan Maxkama dda horimaan ama aan la soo qaban muddo la ba Bilood gudahood ah in Xafiiska Xeer ilaal inta Maxkamadda Ciidamada uu u gudbin doo naan Maxkamadda Ciidamada qalabka sida Ga ldacwadeedka eedeysanayasha, lana bilaabi doono dhageysiga kiiskooda lana xukumi do ono, iyaga oo maqan.

3) In sidoo kale Guddiga ay u soo baxday in Saraakiisha Booliska ee qeybta Gobolka Mu dug & Xafiiska la dagaalanka Argagaxisada ay sameeyeen waajib gudasho la'aan la xiriira dhacdadaan lagana qaadi doono tallaabo shar ciga waafaqsan.

Eedeysanaha ayaa waxaa laga soo wareeji yey saldhigga Booliska Galdogob, wuxuuna ka tirsanaa Ciidamada Booliska Federaalka ah, waxayna xogta sheegeysaa inuu kamid ahaa askar ka tirsanaa Saldhigga Booliska Gaalkac yo oo loo xil saaray baaritaan lagu hayey Shee kha oo ay dacwad kusoo oogtay CID, isagoo si gaar ah u ahaa askarigii xabsiga kasoo saari jiray marka la wareysanayo Sheekha.

Maalmo ka hor dilka Sheekha, ayuu Cabdi salaan ka goostay Saldhigga Booliska ee Gaalk acyo kadib markii ay meel xun gaartay xiisad ka dhalatay dil loo geystay nin ay qaraabo yi hiin, wuxuuna 10kii Bishii May soo wacay Sheekha dilka loo geystay oo kasoo jeedo Be esha dishay ninka ay qaraabada yihiin Cabdisal aan, isagoo u sheegay inuu ka socdo saldhigga loona soo dhiibay taleefoono horey looga qaa day Sheekha.

Markii uu Sheekha usoo baxay banaanka gurigiisa ayaa waxaa gaari ku gaxeystay Cabdisalaan iyo 2 askari kale oo watay baab uur gaar ah, waxaana saacado kadib ku dileyn meel u dhow Galdogob oo markii hore laga soo badalay Cabdisalaan.

WASIIR SACAD "SOOMAALIYA TAARIIKH DEENA MA HAYSO EE WAA IN AYNU GAADHSINA"

Wasiirka maaliyada Somaliland Sacad Cali Shire, ayaa sheegay in Soomaaliya ka mid tahay waddamada loo bahanyahay in Som aliland la baro.

Wasiirka ayaa sheegay in loo bahanyah ay in qadiyada iyo taariikhda Somaliland la ga adhsiiyo ururo iyo dowlado Soomaaliya ka mid tahay.

"Cidda ugu horaysa ee aynu u bahana hay in aynu qadiyadeena gaadhsiina waa Soomaaliya" ayuu yidhi.

"Soomaaliya taariikhdeena ma hayso marka waa in aynu gaadhsiino" ayuu hadaliisa ku da ray.

Wasiirka ayaa intaa ku daray in ay doonay aan in ay qadiyada Somaliland gaadhsiiyaan ururka AU ee Afrika iyo Qaramada midoobay.

Waa markii ugu horaysay ee Somalil and sheegto in ay taariikhda iyo qadiyada Somal iland barayaan dowlada Soomaaliya.

MURASHAXIIN SOOMAALI AH OO KA TARTAMA YA MAGAALOOYINKA WAA WEYN EE ITOOBIYA

Saxarla Cabdullaahi, waxay ka sharaxan ta hay magaalada Addis Ababa, waxeyna u tar tameysaa baarlamaanka federaalka Itoobiya, waana gabadha keli ah ee Soomaali ah ee Ad dis ababa ugga tartamey sa baarlamaanka federaalka.

Fa'isa Maxamed Cumar, iyaduna waxay ka sharaxan tahay Addis Ababa, waxay u tartame ysaa Golaha Maam ulka magaalada Ad dis Ababa, iyadoo ah gaba dhii uggu horeysay oo Soo maali ah oo baarla maanka magaalada Addis Ababa isu soo shar axday.

GUDDIYO MAAWEELO!!!.=FAALLO=

Ma aragtay, ma maqashay, natiijadii guddiy adan? ( f.s: 1& 2aad).

Guddigii Banaabaxa yaashii Daljirka, Guddi gii xasuuqii Baydhabo, Guddi gii weerarkii Xas san sheikh ee Martini, Guddigii Baarayay mii saan iyadda, Guddigii Dhaliyara dii Eritrea, Gudd igii Somaliya iyo Somali land, Guddigii Ciidam adii Tiyaatarka hortiisa lagu dilay, Guddigii Dilkii Siraaji. Guddigii Xalinta tabashadii Ciidamadii Badbaado Qaran, Gud digii Xasuuqii Zoobe, Gu ddigii Maamulka Bal ad Xaawo, Guddiga Colaa dihii Marko, Guddiga Bajaajlayaashii la dilay, Guddigii Xalinta Khila afaadka Dhulka la isku heeysto, Guddiga Xalin ta Arrimihii ASWJ, Gudd iga Dilkii Enj. Yariiso ow iyo Asaxaabtiisii Shaqo iyo 30 Gudi oo ka e.

Natiijadoodii Baaritaank ooda ma ila wadaagi kartaa?.

Usbuucaan June 2021 waxaa la magacaab ay 6 Guddi oo cusub.

1.Guddiga Doorashada Heer Qaran.

2. Guddiga Xalinta Khilaafaadka.

3 Guddiga Heer Dowlad Gobaleed.

4. Guddiga Xubnaha Somali land.

5.Guddiga Dorashooyinka Beelaha Banadiriga.

6. Guddiga Xubnaha Dowlada Federaalku ku dareeyso Dowlad Gobaleedyada.

Ma aragtay, ma maqashay Natiijada wax qab adkii Guddiyadii hore.

Maxaan ka fili karnaa Guddiyada Maaweelo ee Heer Qaran kuwii hore iyo Kuwa cusub ?

FG: Ha ku Mashquulin Qofka wax qoray ee Ogaalkaaga iyo waayaan aragnimaddaada kaa sho. 

Qore: Yahya Amir


MADAXDA GOLAHA WADATASHIGA QARAN OO MARKALE SHIR KU YEELANAYA MAGAALADA MUQDISHO

Raysal wasaaraha Soomaaliya, madaxda dowlad goboleedyada dalka iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa xalay kulan kuwada yeeshay Aaladda wadahadalka khadka Zoomka.

Kulanka xalay ku dhexmaray madaxda gol aha wadatashiga qaran khadka Zoomka ayaa looga hadlay dardargelinta howlaha door ashoyinka dalka, waxayna isla meel dhigeen in Sabtiga soo socda isugu yimadaan magaalada Muqdisho.

Waxaa sidoo kale wararku sheegayaan in shirka aay isugu imaanayaan golaha wadatashi qaran aay hortagi doonaan guddiga farsamada arrimaha doorashooyinka dalka si aay usoo ba ndhigaan qorshayaasha ku saabsan doorasho oyinka dalka ka dhaceyso.

Xafiiska R/wasaaraha Soomaaliya oo loo xil saaray hirgelinta doorasho xor iyo xalaal inuu ka qabto dalka ayaa u muuqanaya mid dardar gelinayo howlaha culus ee horyaala.

XUBNO KA TIRSAN GUDDIYADA DOORASHADA OO LAGU EEDEEY EY INAY DAMBIILEYAAL YIHIIN

Afhayeenka Ciidanka Xoogga Dalka ee Gob olka Gedo Aadan Axmed Xirsi (Aadan Rufle) ayaa sheegaya inay dad dembiileyaal ahi ku ji raan Guddiyada Doorashooyinka Qaranka, ga ar ahaan Xubnaha Jubbaland ku metelaya Gud diyada Doorashooyinka.

Afhayeenka oo ka soo muuqday Warbaahinta ayaa sheegay inay dadka uga digayaan waxa lagu sheegay buu yiri Guddi Doorasho oo laga soo diray Magaalada Kismaayo.

"Digniin, waxaan ummadda Soomaaliyeed dal iyo dibadba uga digeynaa waxa lagu sheeg ay Guddi Doorasho oo laga soo diray Magaa lada Kismaayo, looguna magacdaray Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland. Waxayna aad dadka Jubbooyinka degan isu weydiinayaan abeeso dhul isu ekeysi in bay dadka u leysaayee, Dowladdii Soomaaliy eed ma indho la'dahay mise Soomaalinimadaa ka badatay?," ayuu yiri Afhayeenku.

Afhayeenka ayaa xubnahan ku sheegay inay yihiin Guddigii Madaxabannaanaa Dooras hooyinka iyo Xuduudaha ee Jubbaland ee laba sano horteed soo xulay Xildhibaanada Baarla maanka Jubbaland, islamarkaana qabtay door ashadii dib loogu soo doortay Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Ax/Mad oobe), 22kii bishii August ee sanadkii 2019, ku waa oo uu ku eedeeyay inay dhibaatooy in ka gaysteen deegaanada Jubbaland.

"Waxaan doonayaa Guddiga Doorashooyin ka Heer State waxa lagu sheegay ee Magaal ada Kismaayo laga soo diray waxa ay yihiin ina an caddeeyo. Taariikhdu markii ay ahayd 23kii bishii March ee sanadkii 2019 Guddiga Madaxa bannaan Doorashooyinka iyo Xuduudaha ee Jubbaland magacawday waxa uu ka koobnaa sideed xubnood, oo ahaa ciidamo jinsiga Soo maali ka ah, laakiin mariin ahoo qalbiga ka jirin oo dhalinyaro da' yar ahoo aqoonyar, oo dow lad ajnabi ah inta ay tababaratay hub u soo dhi ibtay, ayna dooneysay danaha ayada ay leed ahay oo dal qabsi duleysi ah iyo xasuuq inay ku fushato asalkoodu saas ayay ahaayeen. Wax aana Gudoomiye u ahaa Xamse Cabdi Barre, Kuxigeena waxaa u ahaa Axmed Maxamuud Maxamed (Axmed Ilkadheere.) Guddigaas wax ay asteeyeen xuduud dhulka Soomaaliya la dhigayo oo dowlad ajnabiya lagu siinayay ciid dii Soomaaliyeed, min Raaskambooni illaa Biibii

1. Xuduudaas oo xuduuddii Ingiriiska uu sa meeyay meesha ugu dhow 700 oo tallaabo ay soke ka tahay, meelaha qaarkoodna 17km gu daha dhulkeena la soo geliyay. Anigoo amma anayo asal iyo asaliyad ahaanbo shacabkii Soomaaliyeed oo sida Falastiin oo kale dhul koodii ku dagaalamayay, waxaa meeshaa ka dhashay dil loo gaystay tobanaan qof oo shac ab Soomaaliyeed ah, ay ku dhaawacmeen tiro intaasi ka badan oo Soomaali ah, ayna ku baa ba'een hanti Soomaaliyeed oo qaali ahoo aad u farabadan, oo ay ka mid tahay kaabadii dhaq aalaha ee Shirkaddii Isgaarsiinta Hormuud oo dadkaa maqal, manfac, EVC iyo keydba u ah ayd, waayo lacagtii dadkaa way baaba'day, la cag qalaadna inay isticmaalaana aad bay uga qabweyn yihiin," ayuu yiri Aadan Rufle.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu yiri "Tusa ale, taariikdu markii ay ahayd 23kii bishii Sept ember 2020 deegaanka Yado oo 30km dhinaca waqooyi kaga beegan Degmada Ceelwaaq, uuna maro xad beenaadka, lagana soke mari yay xadka Guddiga Madaxabannaan ee Doora shooyinka iyo Xuduudaha ay asteeyeen, dadkii dhagaxa ku dadaalamayay waxaa laga afduu bay afar qof, 3 maalmood ka dib tuulada Daaru salaam oo iyaduna xad beenaadka mari jiray waxaa laga afduubay afar qof, oo nin ka mid ah waa la dilay, saddexdii kalena min saddex kun oo lacagta Mareykanka ah ayaa looga soo fu rtay Ciidamada Kenya ee ka tirsan AMISOM iyo adeegayaashooda, dadkii kale ee la afduu bay illaa iyo hadda ma hayno, oo sidii loo afdu ubtay bay ku maqan yihiin.

Waxaa jira dad kale oo aan hadda i hor oolin magacyadooda, laakiin dabcan ay feel/file ku jiraan oo maqan, ayna sababteeda leeyihiin in la waayo Guddiga Madaxabannaan ee Doo rashooyinka iyo Xuduudaha ee la magacaabay 23kii March 2019."

Aadan Rufle ayaa yiri "Doorashadii Jubbal and ee 2019 la qabtay waxay sameeyeen isimo dhaqan oo gacan ku rimis ah, oo lagu bedelay Odayaashii Dhaqanka ee soo jireenka ahaa, dadkana waxaa loo sheegay inay Xildhibaana da Jubbaland soo xuli doonaan Odayaashii Dhaqanka ee la yaqaanay, waxaan ku eedeyn eynaa inay laayeen Odayaashii Dhaqanka ee ka horyimid bedelkii lagu sameeyay.

Isimada Dhaqanka ee la laayay waxaa ka mid ahaa Nabadoon Cabdiqaadir Ibraahim Xas an (Gaari), Suldaan Cabdirashiid Dhurre Cu mar, Suldaan Axmed Diiriye Qalyar iyo odayaal kaloo badan. Waxaa sidoo kale jiray odayaal ka horyimid arrintaasi oo loo musaafuriyay Maga alada Muqdisho, kuwaa oo illaa iyo hadda ku sugan."

Rufle ayaa ku waramaya inaanan Dowla dda Federaalka laga sugeynin inay dadkaasi Guddi Doorasho uga dhigto sida uu yiri dadka, oo ay ahayd inay Guddiga Doorashada noqd aan kuwa aan shisheeyaha u adeegin.

"Waxaan leenahay Dowladda Soomaaliyeed dadkaasi waxaas oo dhiba gaystay in Guddi Do orasho dadka looga dhigo maaha waxaan ka lug bixi karno. Dowladdii Soomaaliyeed ee la rabay inay dalka iyo dadka difaacdo, oo dadkii dhulka difaacayayna ay dalacsiin siiso meeshii laga suggayay, inay dembiileyaashii ay xasaa nad siiso, tiraahdana dad bay soo dooranayaan maaha wixii laga suggayay." Ayuu yiri Rufle oo intaa ku daray "Doorashaddii dhaweyd ee lagu soo doortay Axmed Madoobe, si adag bay uga hortimid Dowladda Federaalka, iyadoo og in aysan guddigaasi qaban doorasho daahfuran.

Guddiga noocaas ah sidee baa Shalay lo ogu aaminay doorashadii guud?"

Ugu dambayn waxa uu yiri "Waxaan doney naa dad nadiif ah oo Soomaali ah, oo dowlad ajnabiya jaajuus u ahayn oo dhulka difaaca in la keeno, oo aan dadka Guddi Doorasho looga dhigin dembiileyaashii intaas oo dembi ah gay stay."XIGASHO:CAASIMADDA.NET

GABADHII AMIIRAD LATIFA DUBAI EE LA WEYSANAA OO GAROONKA MADRID LAGA HELAY

Waxaa soo baxay sawir muujinaya Amiirad Latifa, oo ah gabadha Amiir ..



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip