Kabtanka Xulka Qaranka "Oman nagama badin ee Xiriirka Kubdda Cagta Soomaaliya ayaa naga badiyay"

1
Monday June 21, 2021 - 22:06:23 in Wararka by
  • Visits: 929
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kabtanka Xulka Qaranka "Oman nagama badin ee Xiriirka Kubdda Cagta Soomaaliya ayaa naga badiyay"

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Muqdisho:-"Aad baan uga niyad jabsanahay natiijada maanta, wiilasha waxey u shaqeeyeen si adag, waxaan u qalanay wax intaas ka badan, maanta guuldaro kalama kulmin Cumaan, waxaan guuldaro kala kulanay xiriirka kubadda cagta Soomaaliya (SFF) Muddo 18 bilood ah wax tababaro ah ma heysan, labadii maalmood ugu dambeysay ayaan 2-jeer tababar sameynay, Sideed nooga rajeyneysaa inaan ula tartano wadamo sida Cumaan oo kale ah, kuwaas oo shan kulan ciyaaray labadii isbuuc ee ugu dambeysay?

Kabtan Xulka Qaranka Soomaaliya Cabdisalaam Cabdullaahi Axmed,oo kulankii caawa ee Soomaaliya Iyo Cumo Xulka Cumaan uu waqti badan ku bixiyey diyaargarowga kulankan.

"Waxaan tusnay inaanan ahayn xul kubadda cagta ku liitaā€¯ Xariirka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa ah mid iska hurda oo markii la yiraahdo berri ayaa xulku kulan leeyahay ciyaaaryahanada isku so waca.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip