Sports News

Hordhac: Bayern Munich Vs Liverpool: Klopp Oo Markii Ugu Horaysa Ka Hor Imanaya Bayern Munich Isaga Oo Liverpool Hogaaminaya

0 Visits: 696 | Tuesday August 01, 2017 - 10:46:20
Kooxaha Liverpool iyo Bayern Munich ayaa isaga hor iman doona kulan xiiso leh oo ka tirsan tartanka Audi cup ee isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub ee 2017-18.

Read More »

Paris Saint-Germain Oo Shaacisay Xiliga Uu Neymar Noqon Doono Ciyaaryahan Iyaga Ka Tirsan

0 Visits: 589 | Tuesday August 01, 2017 - 10:42:42
Sida ay sheegayaan warbaahinta dalka Faransiiska, xiddiga Barcelona, ee Neymar, ayaa wuxuu maalinka Arbacadda ah ee toddobaadkan, uu si rasmi ah ugu biiri doono naadiga Paris Saint-Germain, ee dalkaas.

Read More »

Cristiano Ronaldo oo maanta maxkamad la soo taagayo

0 Visits: 572 | Monday July 31, 2017 - 11:08:35
Ciyaaryahan kooxda Real Madrid, Cristiano Ronaldo, ayaa lagu wadaa in maanta uu ka soo hormuuqdo maxkamad ku taala caasimadda Spain, halkaa o la filayo inuu ka jawaabo eedeymo ah in uu canshuur uu la gambiyay.

Read More »

Liiska Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay Ama Ka Baxday Shanta Kooxood Ee Horyaalka Talyaaniga Ugu Waa Wayn Iyo Diyaar Garawgooda Xili Ciyaareedka Cusub.

0 Visits: 702 | Sunday July 30, 2017 - 10:19:30
Waxaa soo dhawaanaya waqtiga uu furmi doono xili ciyaareedka cusub ee horyaalka Talyaanigu waxaana jira diyaar garaw wayn oo ay wadaan kooxaha waa wayn ee Seria A. Iyada oo sanadihii la soo dhaafay ay Juventus horyaalka Seria A iska yeelatay ayay kooxaha waa wayn ee Talyaani doonayaan sidii ay maamulka…

Read More »

Daawo : Goolashii Barcelona Ku Garaaceen Real Madrid , 3/2 Ayay Uga Talaabsadeen

0 Visits: 560 | Sunday July 30, 2017 - 10:14:54
Barcelona ayaa guul 3/2 waxa ay ka gaareen Real Madrid oo ay wada ciyaaren kullan ka tirsan tartanka International Champions Cup -ka .

Read More »

Barcelona Oo Guul Ka Gaartay Real Madrid, Pique Oo Goolka Guusha Dhaliyay & El-Clasico Oo Shan Gool La Iska Dhaliyay.

0 Visits: 586 | Sunday July 30, 2017 - 10:12:16
Shan gool oo ay kala dhaliyeen Messi, Rakitic, Kovacic, Asensio Iyo Gerard Pique ayaa kulankii ay wada yeesheen Barcelona iyo Real Madrid kusoo dhameeyay in 3-2 ay guusha ku raacdo kooxda ka dhisan gobolka Catalan.

Read More »

Mise In Uusan Real Madrid Imaanin Mise? Ramos Oo Baaq Lama Filaan Ah U Diray Mbappe

0 Visits: 596 | Saturday July 29, 2017 - 10:14:59
Kabtanka Kooxda Real Madrid, iyo xulka qaranka kubadda cagta Spain ee Sergio Ramos, ayaa wuxuu sheegay inuu ka dalbanayo laacibka ay Kooxdiisu dooneyso ee Kylian Mbappe, kaasoo ku qotoma inuu kasoo dago, caasimadda Spain.

Read More »

Muuqaal: Daawo Neymar Iyo Daafac Ka Tirsan Barca Oo Is Feeray, Sheeko Meel Xun Gaartay

0 Visits: 609 | Saturday July 29, 2017 - 10:06:41
Waxaa baraha bulshadda gaara ahaan kuwa ay sida weyn u adeegsadaan bahda ciyaaraha qabsaday muuqaal gaaban oo muujinayaa in ay dagaalamayaan xiddigaha kawadda tirsan Barca, ee kala ah Neymar iyo Semedo.

Read More »

Barcelona Oo Guulihii Man United Oo Afjartay, Neymar Jr Oo Wacdarihiis Sii Wata Iyo Valverde Oo Guuldaro Baday Mourinho.

0 Visits: 673 | Thursday July 27, 2017 - 11:38:20
Barcelona ayaa guul ka gaadhay Manchester United iyada oo kulankii ka dhacayFedEx Field ay kooxda Valverde dhinaca dhulka ugu dhigtay Jose Mourinho iyo kooxdiisa Red Devils. Barcelona ayaa guulaysatay kulankeedii labaad ee ay xagaagan ciyaartay laakiin waxay soo gabagabaysay guulihii xidhiidhka ahaa…

Read More »

Tababare Jose Mourinho Oo Sheegay In Hal Arin Uu Uga Murugaysan Yahay Guuldaradii Barcelona Ka Soo Gaadhay.

0 Visits: 562 | Thursday July 27, 2017 - 11:27:32
Tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa sheegay in hal arin uu uga murugooday guuldaradii kooxdiisa ka soo gaadhay kulankii Barcelona. Macalinka ree Portugal ayaa daawanayay kooxdiisa Manchester United oo ay guuldaradii ugu horaysay ku soo gaadhay USA kadib markii ay hore u soo wada…

Read More »

Qiimaynta Ciyaartoyda Kooxaha Barcelona & Man United, Ciyaartoydii Kulankan Isku Muujisay Iyo Kuwii Ku Fashilmay.

0 Visits: 622 | Thursday July 27, 2017 - 11:15:03
Mahamoud BatalaaleJuly 27, 2017 Waxaa dalka Maraykanka ka sii socda kulamada waa wayn ee ka tirsan koobka saaxiibtinimo ee ICC Cupka waxayna Barcelona guul ka gaadhay Manchester United mid ka mid ah kulaamdii ugu xiisaha badnaa ee sida wayn loo sugayay. Goolal badan layskama dhalin waxaana taas sabab…

Read More »

Antonio Conte Oo Si Layaableh U Amaanay Harry Kane Isaga Oo Sheegay In Haddii Uu Gool Dhaliye Kale La Soo Saxiixanayo In Uu Kane Ahaan Lahaa.

0 Visits: 584 | Thursday July 27, 2017 - 10:35:56
Tababaraha kooxda Chelsea ee Antonio Conte ayaa si layaableh amaan ugu qubeeyay gool dhaliyaha xulka qaranka England iyo kooxda Tottenham ee Harry Kane. Laakiin Conte ayaa kooxda Tottenahm kaga cadhaysiiyay sida ayna iyaga cadaadis ugu saarnayn in ay koobka Premier Leaque-ga ku guulaystaan si la mid…

Read More »

Daawo: Dagaalka Waalida Ah Ee Dhex Mara Xiddigaha Iyo Garsoorayaasha Aamini Maysido Waxa Dhacay

0 Visits: 610 | Wednesday July 26, 2017 - 11:04:21
Ma Dhacdo inta badan laakiin waa dhacdo ka dhacdo garoomada kubada cagta adduunka waana dhacdo inta badan dadka qaar ka qoslisa qaar kalena ka nixisa.

Read More »

Jose Mourinho Oo Ooyay Markii Uu Wayne Rooney Ka Tagay Manchester United & Tababaraha Oo Sharaxay Sababta Ka Dambeysa Murugtiisa.

0 Visits: 566 | Wednesday July 26, 2017 - 11:01:53
Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday inuu aad uga murugooday in Wayne Rooney uu ka tago Old Trafford kana dhawaajiyay inuu ilmeyay markii uu xidiga reer England ka dalbaday fasaxa uu ku aadayo Everton.

Read More »

Waa Kuwee TOBANKA Ciyaartoyda Ee Saakay Oo Arbaco Ah Loogu Hadal-Heynta Badan Yahay Suuqa Kala Iibsiga? Halkaan Ka Aqriso Liiska Oo Dhameystiran.

0 Visits: 583 | Wednesday July 26, 2017 - 10:58:58
Salamu calaykum waraxmatulaah dhamaan akhristayaasha sharafta iyo ixtiraamka naga mudanow ku soo dhawaada barnaamujkeenii tobanka ciyaartoy ee ugu qiimaynta sareeya suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee saakay ooArbacoah kuwaas oo inta ugu badan looga hadlay suuqa kala iibisaga isla markaana lala xiriirinayo…

Read More »

Daawo: Goolashii Ay Kooxda Roma Ku Garaacday Kooxda Tottenham

0 Visits: 556 | Wednesday July 26, 2017 - 10:56:40
Kooxda Roma ayaa guul ka gaartay kooxda reer England ee Tottenham kulan kulan ka tirsan kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub ee International champions cup.

Read More »

Miyuu Muslim Yahay? Romelu Lukaku Oo Sababo La Xiriira Diintiisa U Seegay In La Siiyo Abaalmarinta Xidiga Garoonka Kulankii Manchester Derby

0 Visits: 672 | Wednesday July 26, 2017 - 10:54:04
Weeraryahanka Manchester United Romelu Lukaku ayaa seegay abaalmarinta xidigga garoonka kulankii ay guusha ka gaareen Manchester City kana dhacay dalka mareykanka bartamahii bishaan sababo la xiriira diintiisa.

Read More »

Arsenal & Liverpool Oo Doonaya In Kylian Mbappe Uu Ku Biiro Real Madrid & Sababta Ka Dambeysa Oo La Ogaaday

0 Visits: 539 | Tuesday July 25, 2017 - 11:54:33
Kooxaha Arsenal iyo Liverpool ayaa doonaya in Kylian Mbappe uu ku biiro xagaagan Real Madrid sida ay sheegayaan warbixino ka imaanaya Spain iyagoo dareensan iney fursad u heli karaan saxiixa weeraryahanak reer France Karim Benzema.

Read More »

Magacyada AFAr Xidig Ay Real Madrid Ku Buuxin Karto Booskii Uu Kaga Baxay Xidigeedii Hore Ee Alvaro Morata.

0 Visits: 635 | Tuesday July 25, 2017 - 11:51:04
Kadib ka tagastii Alvaro Morata safka kooxda Real Madrid isla markaana uu si rasmi ah ugu biiray Chelsea maalmo kahor aduun dhan 80 million euros, kooxda reer Spain ayaa si wanaagsan kaga fiirsanaysa saxiixyada ay ku buuxin lahayd qeybta weerarkeeda iyada oo dooneysa inay ka faa'adeysato dhaqaalaha…

Read More »

Saxaafadda Spain Oo Ogaatay Hadalkii Uu Jose Mourinho Dhagta Ugu Sheegay Gareth Bale Ka Hor Kulankii Madrid & United.

0 Visits: 547 | Tuesday July 25, 2017 - 11:45:10
Saxaafadda wadanka Spain ayaa ogaatay hadalkii uu tababaraha ManUnited Jose Mourinho dhagta ugu sheegay xidiga aadka loola xiriirinayo kooxdiisa ee Gareth Bale kulankii ay kooxdiisa guusha rigoorooyinka ah ka gaartay Los Blancos.

Read More »