Sports News

Aubameyang oo bixiyay waraysigii ugu horreeyay isagoo laacib Arsenal ah

0 Visits: 583 | Thursday February 01, 2018 - 07:25:09
Arsenal ayaa saxiixeeda cusub ee Pierre-Emerick Aubameyang u gacan galisay Lambarka 14-aad ee kooxda.

Read More »

Olivier Giroud Oo Fariin U Diray Conte Xili Uu Shaaciyey Booska Uu Jecel Yahay In Laga Dheelsiiyo

0 Visits: 543 | Thursday February 01, 2018 - 07:20:12
Saxiixa cusub ee kooxda kubada cagta Chelsea, wiilka lagu magacaabo Olivier Giroud, ayaa wuxuu sheegay inuu rajaynayo in macalinka naadigiisa cusub, uu ka dheelsiiyo booska uu jecel yahay oo ah afka hore ee weerarka.

Read More »

Javier Pastore oo iska diiday inuu ku biiro koox weyn oo ka dhisan horyaalka EPL-ka

0 Visits: 601 | Friday January 26, 2018 - 22:33:21
Laacibka khadka dhexe ee Paris Saint-Germain Javier Pastore ayaa la soo warinayaa inuu iska diiday inuu ku biiro Liverpool, isagoo doonaya inuu ku laabto kubadda cagta Talyaaniga.

Read More »

Kooxda Arsenal oo garaacday Chelsea,una soo baxday finalka League Cupka+Sawiro

0 Visits: 643 | Thursday January 25, 2018 - 11:24:49
Kooxda Arsenal ayaa u soo baxday finalka League Cupka kadib markii ay guul soo laabasho ah Emirates Stadium kaga gaartay Chelsea oo gool kaga hormartay waxayna Arsenal isugu soo baxeen Fiinalka Manchester City oo horay tikidhka ugu sii goosatay Wembley Stadium.

Read More »

RASMI: Harry Kane Oo Ku Guulaystay Xidiga Sanadka Ee Xulka Qaranka England Ugu Fiican Isaga Oo Abaal Marintan Ku Hantay Codka Jamaahiirta Three Lions.

0 Visits: 769 | Tuesday January 23, 2018 - 09:18:57
ool dhaliyaha kooxda Tottenham ee Harry Kane ayaa ku guulaystay abaal marinta sanad laha ah ee xulka qarankiisa England isaga oo noqday xidiga loo doortay ciyaartoygii ugu fiicnaa England sanadkii dhamaaday ee 2017. Harry Kane ayaa soo qaatay sanad cajiib ah wuxuuna helay codkii ugu badnaa ee ay jamaahiirta…

Read More »

Maxamed Saalax oo noqday Cayaaryahanka ugu fiican Africa

0 Visits: 737 | Friday January 05, 2018 - 22:35:30
Weeraryahanka u cayaara kooxda Liverpool ee Maxamed Saalax ayaa loo magacaabay ciyaaryahanka ugu wanaagsan Africa. Abaalmarintan oo ay u tartamayeen dhowr ciyaartoy oo afrikaan ah ayaa aaqirkii waxaa ku guulaystay Maxamed Saalax oo horyaalka England ka dhaliyay 23 gool. Waxaa sidoo kale tartanka kula…

Read More »

Cristiano Ronaldo oo sedex dalab weydiistay Real Madrid inay bisha Janaayo hirgaliso

0 Visits: 628 | Sunday December 31, 2017 - 18:00:22
Cristiano Ronaldo ayaa la sheegay in kooxdiisa Real Madrid sedex dalab usoo jeediyay in bisha Janaayo la hirgaliyo si kooxda awoodeeda dib loo soo celiyo isagana gool dhalintiisa usoo laabato.

Read More »

WARBIXIN: Tobban Dhacdo Oo Lagu Xasuusan Doono Kubadda Cagta Sannadka 2017 + SAWIRO

0 Visits: 708 | Saturday December 30, 2017 - 10:14:53
Sannadka 2017 ayaa sii dhamaanaya, iyadoo aan sugeyno Haddii Alle Nafta nagu gaarsiiyo Bilaabashada sannadka cusub ee 2018ka, kaasoo noqon doona sannad ku weyn kubadda cagta caalamka.

Read More »

Neymar Oo Sheegay Inuusan Daawan Doonin Kulanka El Clasico Ee Dhaxeeya Kooxdiisa Hore Barcelona & Kooxda Lala Xiriirinayo Ee Real Madrid bySaed Balaleti|Saturday, Dec 23, 2017

0 Visits: 597 | Saturday December 23, 2017 - 09:26:12
Mid ka mid ah xddigaha ugu waa weyn ee ka maqan kulanka maanta ee El Clasico waa Neymar, laakiin ciyaaryahanka ayaa sheegay inuusan xitaa daawan doonin kulanka ugu weyn kooxaha kubada cagta caalamka.

Read More »

Jubbaland oo ku Guuleysatay Tartanka Kubadda Cagta Maamul Gobolleedyada-Dalka Soomaaliya

0 Visits: 795 | Friday December 22, 2017 - 21:59:46
Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Fderaalka Soomaaliya Md. Xasan Cali Kheyrre ayaa ugu danbeyntii soo gabagabeeyay Tartanka Kubbadda Cagta Maamul Gobolleedyada Dalka Soomaaliya oo ay ku guuleysteen Cayaartooydii ku cayaareyay Magaca Maamul Gobolleedyada Jubbaland.

Read More »

Rivaldo oo markale kiciyay dooda Messi iyo Ronaldo ka hor El Clasico

0 Visits: 701 | Thursday December 21, 2017 - 09:03:09
Rugcadaagii hore ee Barcelona Rivaldo ayaa soo celiyay dooda keebaa fiican Ronaldo iyo Messi ka hor kulanka El Clasico ee sabtida na soo aadan.

Read More »

Xulka Puntland oo u soo gudbay kulanka finalka ee tartanka ciyaaraha Dowlad goboleedyada

0 Visits: 695 | Tuesday December 19, 2017 - 11:21:11
Xulka Puntland ayaa sanadkii labaad ee isku xigta tartanka ciyaaraha kubbada cagta dowlad goboleedyada u soo gudbay kulanka kama dambaysta ah kadib markii uu 1-0 ugaga badiyay xulka gobolka Banaadir.

Read More »

London's Mohamed Ali continues to dominate Cross Country world

0 Visits: 729 | Thursday December 14, 2017 - 19:44:49
A west London teen runner, Mohamed Ali, has recently achieved his latest notch on his cross country belt with a decisive win at the South of England Masters' and Inter Counties Championships at Horspath Fields in Oxford, UK on Saturday.

Read More »

Chelsea Oo Guul Raaxo Leh Ka Soo Gaadhay Kooxda Huddersfield Iyo Wiilasha Antonio Conte Ee Blues Oo Ka Soo Kabsaday Guuldaradii West Ham.

0 Visits: 733 | Wednesday December 13, 2017 - 07:42:19
Chelsea ayaa ka soo kabsatay guuldaradii West Ham ka soo gaadhay kadib markii ay cadho wayn kula soo dhacday kooxda heerka labaad ka soo baxday ee Huddersfield. Chelsea ayaa jawaab fiican ka bixisay in kulankii ugu danbeeyay ay saddex dhibcood ku soo lumisay London Stadium ee kulankii West Ham waxaana…

Read More »

Khabiirka Sky Sports Ee Paul Merson Oo Saadaaliyayay Natiijooyinka Kulamada 17-Aad Ee Premier Leaque Iyo Kooxaha Uu Guulaha U Saadaaliyay.

0 Visits: 592 | Tuesday December 12, 2017 - 12:59:59
Khabiirka Sky Sports eePaul Merson ayaa markale soo laabtay isaga oo xili ciyaareedka oo dhan si joogto ah u saadaaliyay kulamada horyaalka Premier Leaque wuxuuna kula baxay magaca "Magic Man" ama ninka layaabka leh kadib markii uu si wayn ugu soo caan baxay saadaalinta natiijooyinka kulamada…

Read More »

CIQAAB: Kooxaha Chelsea & Tottenham Oo Mari Doono Kulamo Ciqaab Ku Noqon Kara Xili Ciyaareedkooda Iyo Jadwal Waali Ah Oo Sugaya Antonio Conte & Mauricio Pochettino.

0 Visits: 733 | Tuesday December 12, 2017 - 12:53:44
Kadib markii shalay magaalada Nyon ee dalka Switzerland lagu sameeyay isku aadkii wareega 16ka kooxood ee UEFA Champions League waxaa ka soo baxay in kooxaha ree London ee Tottenham iyo Chelsea ay ku aadeen kooxaha Juventus iyo Barcelona waxayna kulamadani sii xumeeyeen xaalada jadwalka kooxaha Spurs…

Read More »

Waa Kee Laacibka Uu Door Bidayo Lionel Messi Inuu Yimaado Kooxda Barcelona Xidigaha Antoine Griezmann Iyo Philippe Coutinho, Si Ay U Buuxiyaan Booska Neymar Jr?.

0 Visits: 1888 | Saturday December 09, 2017 - 10:24:50
Barcelona ayaa ka soo kabsan la'a dhibaatada dhanka weerarka ka heysata tan iyo markii uu kooxda ka dhaqaaqay laacibka ree Brazil ee Neymar suuqii xagaaga ee lasoo dhaafay, kadib markii ay Paris St Germain ay bixisay qiimaha lagu kasalay heshiiskii uu ku joogay Cump Nou ee gaadhsiisnaa aduun dhan…

Read More »

WARBIXIN: Jose Mourinho Vs Pep Guardiola- Ka Hor Kulanka Manchester Derby, Wax Walba Oo Aad Uga Baahan tahay In Aad Ka Ogaaato Guul Kasta, Gool Kasta Iyo Xifiltankii Aan Hore Loo Arag Ee Soo Dhex Maray Mounho Iyo Guardiola.

0 Visits: 1468 | Saturday December 09, 2017 - 10:09:46
Mucaashiqiinta kubbada cagta aduunka gaar ahaan kuwa Premier Leaque ayaa si wayn isha ugu haya kulanka Manchester Dery ee Old Trafford ku dhex mari doona kooxaha kaalinta kowaad iyo labaad Premier Leaque kaga jira ee Manchester City iyo Manchester United. Waa kulan u dhexeeya laba kooxood oo ay colaad…

Read More »

Jadwalka Xafladda Lagu Bixinayo Abaalmarinta Ballon d'Or oo la shaaciyay

0 Visits: 666 | Tuesday December 05, 2017 - 19:22:19
Majaladda Faransiiska eeFrance Footballoo mas'uul ka ah bixinta abaalmarinta shakhsi ahaaneed ee Ballon d'Or ayaa soo bandhigtay dhammaan jadwalka xafladda sanadkan lagu bixinayo abaaalmarinta.

Read More »

Xaflada Isku Aadka tartanka ciyaaraha adduunka oo ka socota magaalada Moscow"ISKU AADKA OO LA SO BANDHIGAY IYO SCUUDIGA OO.... "

0 Visits: 667 | Friday December 01, 2017 - 20:42:25
Xaflada Isku aadka wadamada ka qeybgalay tartanka ciyaaraha adduunka ee 2018 ee dalka Ruushka ayaa waxaa ay ka soconataa magaalada Moscow ee dalka Ruushka. Ciyaaraha adduunka ee 2018 ayaa waxaa ka qeybgalaya 32 dal waxaana lagu kala ridey afar god kuwaasoo laga soo kala qabanayo sida ay wadamadu isugu…

Read More »