Sports News

XOG: Manchester United Oo Bedelka Juan Mata Kala Soo Wareegeysa Chelsea

0 Visits: 757 | Thursday April 05, 2018 - 19:52:26
Juan Mata ayaa laga yaabaa inuu ka tago Manchester United, iyadoo Willian loo arko bedelkiisa ugu macquulsan. Jose Mourinho ayaa isku dayay xagaagii lasoo dhaafay inuu lasoo wareego xiddiga Chelsea Willian, waxaana wadahadalo uu la yeeshay wakiilada ciyaaryahanka Brazil. Xiddiga reer Brazil oo 29 sanno…

Read More »

Chelsea Oo Wadahadal La Furtay Xiddig Katirsan Real Madrid & Los Blancos Oo Aqbashay Qorshaha Blues

0 Visits: 576 | Tuesday April 03, 2018 - 11:13:48
Chelsea ayaa dooneysa inay u dhaqaaqdo weeraryahanka looga kacsan yhay kooxda Real Madrid ee Karim Benzema.

Read More »

Lionel Messi Oo Doonaya Inuu Barcelona Ku Arko Xiddig Ka tirsan Bayern Munich

0 Visits: 630 | Monday April 02, 2018 - 23:07:03
Xiddiga Barcelona Lionel Messi ayaa lagu soo waramayaa inuu weydiistay madaxda kooxda reer Catalan inay u dhaqaaqaan saxiixa xiddig katirsan Bayern Munich.

Read More »

Real Madrid oo soo saartay liiska ciyaartoyda ay kula ciyaareyso Juventus, yaa kasoo muuqday?

0 Visits: 599 | Monday April 02, 2018 - 22:42:14
Real Madrid aya soo saartay liiska ciyaartoyda ay kula ciyaareyso Juventus kulanka lugta hore wareega 16-ka oo ay martida ku tahay garoonka Allianz Arena.

Read More »

Ciqaabta uu Maxamed Saalax ka wado Premier League waxaa ka bad-baaday 2-koox oo qura

0 Visits: 717 | Sunday April 01, 2018 - 07:55:51
Maxamed Saalax ayaa wacdaro aan innaba caadi ahayn ka dhigaya xilli ciyaareedkiisii ugu horreeyay ee Liverpool.

Read More »

Xiriirka kubadda cagta talyaaniga oo isbadalo ku sameeyay kulamada ugu dambeeya horyaalka

0 Visits: 635 | Saturday March 31, 2018 - 19:04:25
Maamulka horyaalka talyaaniga ayaa ku dhawaaqay isbadal lagu sameeyay balse waxa ugu weyn ee la ogaaday waa xiliga kulanka Juventus iyo Napoli ay ciyaari doona isbuuca 34-aad, waxaana la ciyaari doonaa 22-ka April. HadiiBianconerriay uso baxdo wareegaSemi Final-kakoobka waxaa loo badali doonaa maalintasabtidaah…

Read More »

Michael Owen oo saadaaliyey kulamada Isbuucaan ee Premier League

0 Visits: 649 | Friday March 30, 2018 - 20:02:56
Michael Owen oo iminka ciyaaraha Falanqeeya ayaa saadaaliyey kulamada Todobaadkaan la ciyaari doono ee horyaalka xiisaha leh ee English Premier League.

Read More »

Ciyaaraha xagaaga ee Soomaalida Mareykanka oo ka furmay Columbus Ohio

0 Visits: 640 | Thursday March 29, 2018 - 20:59:39
Ciyaaraha xagaaga ee sanadwalba lagu qabto Columbus ayaa sanadkii 18aad ka furmay magaaladda Columbus Ohio ee dalka Mareykanka. Furitaanka ciyaarahan ee sanadkan 2018 waxaa xaflad furitaan ah loogu sameeyay gudaha Garoonka oo ay ciyaartu ka bilaabanayso manta oo Khamiis ah 03/29/18 waxaa ka soo qeyb…

Read More »

Wenger oo muddo kadib seegay shirka jaraa'id ee kooxdiisa ka hor kulanka Stoke City

0 Visits: 717 | Thursday March 29, 2018 - 18:56:59
Tababare Arsene Wenger ayaa muddo kadib laga waayay miiska shirka jaraa'id ee kooxda, waxaana badalkiisa warbaahinta wajahay Steve Bould oo muddo 11-sanadood ah ku sugna garoonka Emirates Stadium.

Read More »

Sergej Milinkovic-Savic oo lasoo bandhigay qiimaha lagu heli karo, waana mid ku adkaan kara kooxaha doonaya

0 Visits: 750 | Thursday March 29, 2018 - 10:14:10
Kooxda kubadda cagta Lazio ayaa lagu soo waramayaa iney suuqa dhigeyso xidigeeda reer SerbiaSergej Milinkovic-Savic kaas oo ay doonayaan kooxo badan oo qaaradda yurub ah, kadib markii uu qaab ciyaareed aan caadi aheyn soo dhigay.

Read More »

Kooxda Real Madrid oo markaan doonaysa Weeraryahanka Man United ee Marcus Rashford

0 Visits: 669 | Saturday March 24, 2018 - 19:03:25
Sida uu warinayo WargeyskaSport, Rashford ayaa ah ciyaaryahan kale oo diiradda u saaran tababare Zinedine Zidane, kooxda Real Madrid ayaana la sheegayaa inay tixgelinayso sidii ay xagaaga u soo qaadan lahayd xiddiga xulka qaranka England.

Read More »

KOOXAHA Yaa Loo Doortay Captanka Xulka Holland ?

0 Visits: 689 | Friday March 23, 2018 - 22:49:27
Daafaca ugu qaalisan kubadda cagta ee kooxda LiverpoolVan Dijk ayaa loo doortay hogaamiyaha xulka Holland . Macalinkii hore ee kooxda Everton Ronaldo Koman ayaa loo magacaabay inuu doorto kabtanka xulkaasi isagoo magacaabay daafaca LiverpoolVan Dijk kaas oo hogaamin doona xulka.

Read More »

Neymar oo sharuud adag ku xiray inuu baaqi ku sii ahaado Paris Saint-Germain

0 Visits: 604 | Tuesday March 20, 2018 - 21:58:53
Neymar ayaa lagu soo waramayaa inuu doonayo inuu noqdo ciyaaryahankii ugu horeeyay ee £ 1million mushaar ahaan todobaadkii kaga qaata kooxda Paris Saint-Germain, iyadoo ay jiraan warar la xiriirinaya inuu u wareegayo Real Madrid.

Read More »

Ronaldo oo diyaar u ah inuu bixiyo lacagaha ay ku soo sheegatay xukuumadda Spain

0 Visits: 551 | Tuesday March 20, 2018 - 08:03:37
Wararka ka imaanaya Spain ayaa sheegaya in xiddiga kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo uu diyaar u yahay in uu iska bixiyo dhammaan lacagaha ay ku soo sheegatay dowladda Spain ee ku saabsan baaritaanka canshuuro uu horey u bixin waayay.

Read More »

Manchester United oo guul ka gaartay Brighton & Hove Albion una gudubtay quarter final-ka FA Cup

0 Visits: 644 | Sunday March 18, 2018 - 09:33:26
Manchester United ayaa gaartay guul weyn kadib markii ay 2-0 ku dileen Brighton & Hove Albion kulan ka tirsan quarter final-ka koobka FA Cup, iyagoo iska xaadiriyay Semi final-ka tartanka.

Read More »

Isku aadka quarter-finalka tartanka UEFA Europa League oo lasoo saaray

0 Visits: 546 | Friday March 16, 2018 - 19:04:56
Isku aadka wareegga quarter-finalka tartanka UEFA Europa League ayaa si rasmi ah loo soo saaray. Kooxda keliya ee reer England ee tartankaan ku jirta ee Arsenal ayaana ku beegantay kooxda Ruushka ka dhisan ee CSKA Moscow. Atletico Madrid oo ka dhisan Spain ayaa lagu beegay kooxda ka dhisan dalka Portugal…

Read More »

Waa sidee rikoorka Lionel Messi kulamada uu wajahay Kooxda Chelsea ka hor kulanka Caawa

0 Visits: 627 | Wednesday March 14, 2018 - 22:35:23
Kooxda hoggaaminaysa horyaalka La Liga ee Barcelona ayaa caawa garoonkeeda ku soo dhaweynaysa naadiga ka dhisan Premier League ee Chelsea, kulanka lugta labaad ee Wareegga 16-ka Champions League.

Read More »

Sevilla oo Old Trafford ku garaacday Man United

0 Visits: 585 | Wednesday March 14, 2018 - 18:37:23
Sevilla ayaa soo tiigsatay quarter final-ka tartanka Champions League kadib markii ay si xarago leh u garaaceen Man United, Ben Yedder ayaana noqday geesiga kooxda reer Spain.

Read More »

XAMAASAD: Man City Oo Koobka Premier League Ku Guulaysan Karta Kulanka Man United Iyo Vincent Kompany Si Layaableh Dabka Ugu Sii Shiday.

0 Visits: 609 | Wednesday March 14, 2018 - 08:12:29
Waxa ugu fiican ee ay koox England ahi samayn karto xili ciyaareedka ayaa ah in ay ku guulaysato koobka laakiin waxa ka sii fiican ayaa ah in ay koobka ku guulaysato maalin ay la ciyaarayso kooxda ay ugu colsan yihiin horyaalka Premier league. Waxay sheekadani dhici kartaa April 7,2017 marka ay Manchester…

Read More »

Mario Balotello oo dhaleeceeyay xildhibaan madow ah oo Talyaaniga laga doortay

0 Visits: 582 | Thursday March 08, 2018 - 21:19:07
Ciyaaryahanka caanka ah ee kubbadda cagta ee dalka Talyaaniga Mario Balotello ayaa dhaleeceyn usoo jeediyay nin xildhibaan ah oo madoow ah, kaas oo loo doortay Aqalka Sare ee Talyaaniga, kuna soo baxay xisbiga kasoo horjeeda dadka soogalootiga ah ee Lega.

Read More »