Sports News

Madaxwaynaha Napoli oo dalbaday in Champions League laga saaro Roma iyo Liverpool

0 Visits: 572 | Monday August 20, 2018 - 10:08:10
Liverpool iyo Roma ayaa lagu eedeeyay inay yihiin kooxo la isla leeyahy iyaga oo si lamid ah aysan shaacin arrinkaas. Madaxwaynaha Napoli Aurelio De Laurentiis ayaa si layaab leh ugu eedeeyay labada koox ee ka kala ciyaara EPL iyo Serie A ay isla leeyihiin milkiiyaal reer America ah, isaga sheegay inay…

Read More »

Natiijooyinka ciyaaraha 2aad ee Premier League

0 Visits: 599 | Sunday August 19, 2018 - 09:58:53
Chelsea ayaa labo guul gaartay labadii kulan ee ugu horeysay tababare Maurizio Sarri, iyagoo xalay 3-2 ku garaacay Arsenal ciyaar ka dhacday Stamford Bridge. Gunners ayaa laba gool kasoo laabatay ka dib markii ay 2-0 ku hogaamisay ciyaarta kooxda Chelsea, ka hor inta uusan Marcos Alonso dhalin goolka…

Read More »

HORDHAC: Chelsea v Arsenal – Blues Oo Dooneysa Inay Sii Wadato Guulaheeda

0 Visits: 540 | Saturday August 18, 2018 - 09:29:33
Kulanka ugu xiisaha badan Premier League toddobaadkan waxa uu dhexmari doonaa kooxaha Arsenal iyo Chelsea. Labada kooxood ee ku xifaaltama London ayaa is arkaya kulankii labaad ee Premier League-ga ol'olahan 2018-19.

Read More »

Tababare Diego Simeone oo shaaciyay sirta ka dambaysa guulaha Atletico Madrid

0 Visits: 539 | Friday August 17, 2018 - 22:18:36
during UEFA Champions League semi final second leg match between FC Bayern Muenchen and Club Atletico de Madrid at Allianz Arena on May 3, 2016 in Munich, Germany.

Read More »

Barcelona iyo wararkii ugu waa weynaa ee maanta

0 Visits: 607 | Thursday August 16, 2018 - 20:11:13
Kooxda Barcelona ayaa ku ciyaari doonto dalalka Mareykanka iyo Canada kullamo ka tirsan horyaalka La Liga, ka dib markii xiriirka dalka Spain uu heshiis 15-sano ah ku galay in horyaalka kullamo ka mid ah lagu ciyaaro meel ka baxsan gudaha dalka ama qaaradda Europe.

Read More »

Deigo Godin oo caddeeyay sababta uu ku diiday Manchester United

0 Visits: 579 | Wednesday August 15, 2018 - 20:58:30
Kooxda Manchester United ayaa hadafyadeeda difaaca goor dambe inta uusan xirmin suuqa Premier League-ga ku darsatay Deigo Godin kaasoo iska diiday inuu u dhaqaaqo Premier League-ga. Saxaafadda Sports-ka qorta ayaa shaacisay in xiddigga Atletico Madrid uu u saxiixayo kooxdiisa heshiis cusub, balse Godin…

Read More »

Willian oo daaha ka rogay hal sabab oo uu uga tagi rabay kooxda Chelsea

0 Visits: 526 | Monday August 13, 2018 - 20:19:55
Laacibka kooxda Chelsea ee Willian ayaa xagaagan ku sigtay inuu ka dhaqaaqo garoonka Stamford Bridge.

Read More »

Ronaldo oo isbitaal la dhigay

0 Visits: 552 | Monday August 13, 2018 - 19:58:32
Ciyaaryahan Ronaldo oo Koobka Adduunka la qaaday dalkiisa Brazil ayaa la dhigay isbitaal ka dib markii uu qabaw ku dhacay. Ciyaartoygaan hore ayaa la dhigay ibtaalka isaga oo aad u xanuunsan waxaana la filayaa in Isniinta maanta ah laga saaro.

Read More »

Barcelona oo qaab kale isugu dayaysa saxiixa Pogba! Muxuu yahay qorshahaas ?

0 Visits: 531 | Monday August 13, 2018 - 10:54:42
Laacibka kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa uu mustaqbalkiisa lulanayaa illaa iyo hadda, tiiyoo ay suuqa kala iibsiga qaaradda Europe ka harsantahay qiyaastii 18-cisho.

Read More »

Mane, Salah iyo Sturridge oo Liverpool ka saaciday inay xasuuqdo West Ham United

0 Visits: 590 | Sunday August 12, 2018 - 22:15:23
Kooxda Liverpool ayaa si raaxo leh ku dhaaftay dhiggeeda West Ham iyadoo Manuel Pellegrini uu guuldarradii shanaad kala kulmay Reds.

Read More »

Maxaa ka cusub kulanka Arsenal wajaheyso Manchester City?

0 Visits: 505 | Sunday August 12, 2018 - 22:12:37
Unai Emery waxa uu wajahayaa furitaan adag kulankiisa ugu horeeya Premier League ee uu tababare u noqdo kooxda Arsenal, iyadoo kooxda horyaalka difaacaneysa ee Manchester City uu ku qaabilayo waqooyiga London.

Read More »

Xiriirka Kubadda Cagta Spain Oo Xeer Cusub Kusoo Daray Final-ka Supercopa de Espana

0 Visits: 551 | Saturday August 11, 2018 - 14:18:04
Xiriirka kubadda cagta Spain ayaa ku dhawaaqay xeer cusub oo la fahamsan yahay inuu caawin doono labada kooxood ee final-ka koobkaSupercopa de Espana wada ciyaari doona isbuucaan, waana wax ku saabsan badalada la sameyn karo waqtiga oo dhan

Read More »

Ings oo amaah ugu biiray Southampton

0 Visits: 602 | Friday August 10, 2018 - 22:38:55
Kooxda kubadda cagta ee Liverpool ahaa xaqiijisay in weeraryahanka Danny Ings oo u amaah ugu wareegay kooxda Southampton.

Read More »

Orodyahan Soomaali Ah Oo Bilad Kasoo Hoyay Tartan Lagu Qabtay Jarmalka

0 Visits: 589 | Thursday August 09, 2018 - 10:55:01
Bashiir Cabdi oo ah orodyahan u orda dalka Belgium-ka ayaa ku guulaystay biladda Qalinka oo waxa uu galay kaalinta labaad ee tartanka Horyaalka Yurub ee Orodka ee 10-ka kun ee mitir.

Read More »

Mario Balotelli oo si maad leh ugu jawaabay taageere waydiiyay sababta uusan ugu soo biirayn Napoli

0 Visits: 590 | Thursday August 09, 2018 - 10:45:06
Mario Balotelli ayaa boggiisa Instagram ugu jawaabay taageere, kaas oo waydiiyay sababta uusan ugu soo biirayn Napoli, maadaama lala xiriirinayay xagaagan in uu isaga dhaqaaqayo kooxdiisa Nice.

Read More »

Real Madrid oo qorsho wanaagsan u heshay in Modric ay ka dhaadhiciso inuu joogo kooxda

0 Visits: 505 | Wednesday August 08, 2018 - 19:36:31
Laacibka kooxda Real Madrid ee Luka Modric ayaa kusoo laabtay tababarka kooxda xilli si aad ah loola xiriirinayo Inter Milan. Wararka ayaa sheegaya in kubbad sameeyahan uu doonayo inuu ku biiro naadiga reer Italy, oo si xoog leh u baacsanaysa.

Read More »

Arturo Vidal oo doortay lambarka kooxda Barcelona u xiran doono

0 Visits: 619 | Tuesday August 07, 2018 - 21:28:58
Laacibka cusub ee kooxda Barcelona, Arturo Vidal ayaa doortay lambarkiisa cusub ee kooxda Barcelona uu u xiran doonno.

Read More »

PSG oo Arsenal kula dagaallamaysa saxiixa daafacan ka tirsan AC Milan

0 Visits: 505 | Tuesday August 07, 2018 - 09:44:15
Sida ay ku warramayso Telegraph PSG ayaa diyaar u ah in ay Arsenal kula dagaallanto saxiixa daafaca garabka bidix kaga ciyaaara AC Milan iyo xulka Switzerland ninka lagu magacaabo Ricardo Rodriguez.

Read More »

Axel Witsel oo ku biiray kooxda Borussia Dortmund

0 Visits: 510 | Monday August 06, 2018 - 21:04:04
Laacibka khadka dhexe ee Axel Witsel ayaa kusoo biiray kooxda Borussai Dortmund isagoo kaga soo biiray dhanka kooxda Tianjin Quanjin.

Read More »

Madaxweynaha Napoli oo sheegay in kooxdiisa ay heshiiska u kordhisay xidigan ay wada doonayeen Chelsea iyo Man United

0 Visits: 470 | Monday August 06, 2018 - 19:37:39
Kadib waraysi uu bixiyay madaxwaynaha kooxda Napoli ninka lagu magacaabo Aurelio De Laurentiis ayaa shaaca kaqaaday in Napoli ay iska diiday seddex dalab oo looga doonayay Koulibaly, iyaga oo taas baddlakeeda uu kooxda u kordhiyay qandaraas cusub.

Read More »