Tababare Diego Simeone oo shaaciyay sirta ka dambaysa guulaha Atletico Madrid

0
Friday August 17, 2018 - 22:18:36 in Wararka by
  • Visits: 543
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tababare Diego Simeone oo shaaciyay sirta ka dambaysa guulaha Atletico Madrid

    during UEFA Champions League semi final second leg match between FC Bayern Muenchen and Club Atletico de Madrid at Allianz Arena on May 3, 2016 in Munich, Germany.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

during UEFA Champions League semi final second leg match between FC Bayern Muenchen and Club Atletico de Madrid at Allianz Arena on May 3, 2016 in Munich, Germany.

Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ayaa kuguulaysatay koobka EUFA Super Cup Kadib markii ay 4-2 at kugaraacen Real Madrid malinnimadii arbacada.

Tababare Simoene Oo ciyaartas laga ganaaxay in uu soo istaago xariiqda tababarayaasha ayaa sheegay in dhirra galinta iyo isbiiradku yihiin waxyaabaha ugu waa wayne ee kooxdiisu kaga wanaagsantahay kooxaha kale.

"Sida iska cad miisaaniyadeennu ma ahan mid isku mid ah, balse dhiiri galinta iyo isbiiratka aan dareemeenno majirto cid nooga wanaagsnaan karta inagaā€¯ ayuu Simoene usheegay ESPN.



during UEFA Champions League semi final second leg match between FC Bayern Muenchen and Club Atletico de Madrid at Allianz Arena on May 3, 2016 in Munich, Germany.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip