Ings oo amaah ugu biiray Southampton

0
Friday August 10, 2018 - 22:38:55 in Wararka by
  • Visits: 605
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ings oo amaah ugu biiray Southampton

    Kooxda kubadda cagta ee Liverpool ahaa xaqiijisay in weeraryahanka Danny Ings oo u amaah ugu wareegay kooxda Southampton.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda kubadda cagta ee Liverpool ahaa xaqiijisay in weeraryahanka Danny Ings oo u amaah ugu wareegay kooxda Southampton.

Reds ayaa shaacisay in xilli ciyaareedka soo aaddan uu amaah kaga ciyaari doono garoonka ST Mary’s isagoo si joogto ah ugu biiri doono marka la gaaro July 1-deeda, 2018.

Weeraryahanka reer England ayaa 2015 kasoo dhaqaaqay kooxda Burnley isagoo keliya Liverpool u saftay 25-kullan, waxaana uu gool u dhaliyay keliya afar jeer

.

Dhaawacyo kasoo gaaray jilibka ayaa hoos u dhigtay bandhiggiisa, taasoo kalliftay in Macallin Jurgen Klopp uu is dhaafiyo 26-jirkan daqiiqadahii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga horyaalka England.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip