Maqaallo

Muxuu qofku u jecel yahay in la ammaano ama uu is-ammaano?

0 Visits: 497 | Thursday March 31, 2016 - 11:31:35
(Qaybtii Labaad) Shaki kuma jiro ka jawaabidda su'aalahani ay garan karaan dadka ahlu cilmiga ah iyo dhalabul cilmigaba,waxayna ku jawaabayaan:ma jecelni in nala ammaano mana jecelni in aan is-ammaano,waxaase dhici karta in ka jawaabidda su'aalahaasi ay ku adkaato dadka caamada ah oo iyagu la…

Read More »

"Maxaan Keligeey Hammiyay" Cabdi Muxumed Amiin

0 Visits: 357 | Wednesday March 30, 2016 - 20:04:25
Abwaan Cabdi Muxumed Amiin AUN wuxuu ahaa mu'allif iyo mufakir aragti dheer. Wuxuu ahaa halgamaa bulsho iyo mid siyaasadeed labadba. Isaga oo jabhadeynaya oo jooga Ethiopia ayaa goor habeen ah gaadmo lagu weeraray isaga iyo laba saaxiib oo ay wada socdeen. Bartii ayaa lagu dilay Cabdiraxmaan Caydiid…

Read More »

Guurka kadib Maxaa keena bur burka deg dega ah ee ku dhaca guriga cusub ee ay dhiseen lamaanaha isdoortay ?

0 Visits: 1059 | Wednesday March 30, 2016 - 18:59:58
Guurka waa wax waajib ku ah dhalinyarada Islaamka Maxaa yeelay wuxuu hor istaagaa sinada,wuxuuna asaas adag u noqdaa bulsho nolosheedu ku saleysan tahay akhlaaq iyo ku toosnaan dhaqanka suuban ee islaamka.

Read More »

DAL BA'AY YAA KU LEH? – SOOMAALIYA WAA MASHRUUC

0 Visits: 354 | Tuesday March 29, 2016 - 20:37:03
Waxaad wada ogsoon tihiin in Xildhibaanada Dowlada Federaalka ee 275 ahi in ay sitaan inta ugu badani jinsiyado Shisheeye oo kala duwan. Waxaa ilaa iyo hada la ogyahay in 168 Xildhibaani aay sitaan jinsiyadaha Yurub oo ay Qaxooti Cayr ku nool ah ahaayeen hadana Dhaylo iyo Babaay ku nool yihiin.

Read More »

Labadaa nin keebaa tolkeen ah?

0 Visits: 365 | Monday March 28, 2016 - 11:07:52
Kan hore waa nin reerka ka dhashay oo aabbihi iyo awowgiisba la yaqaan. Maalintii uu garaadsaday ilaa maanta oo uu afartankii kor u dhaafay dhib maahee tolka wax dheef ah uma keenin.

Read More »

SHABEELADA DHEXE IYO HIIRAAN waa quud aan jirin qoryo u guro!!{MAQAAL]

0 Visits: 411 | Monday March 28, 2016 - 10:39:17
Waxey, Soomaalida ku maah-maahdaa, "doqoni dibir kama daasho" oo ah dadaal hadda loogu jiro sidii leyskugu dari lahaay Gobollada Shabeelada Dhexe iyo Hiiraan ee la rabo in laga gaarsiiyo inta ayna dhamaanin waqtiga yar ee u haray dowladda laguna tilmaami karo hami siyaasadeed oo aan qiimo lahaayn…

Read More »

Weligaa Shisheeye ma kugu maagay dalkaaga?(Qormo Xiiso badan Leh)

0 Visits: 432 | Sunday March 27, 2016 - 11:30:14
F Hammer oo ah video qaade German ah ayaa ka sheekeeyay "Bisad aad uu nasiib badan" annagoo magaalada Marka joogna 1993 fiidnimo mar aan maalin shaqo badan ku jirnay, cod qaadihiisi Frank ayaa ii weydiiyay bisad maxeey tahay.

Read More »

Qaxa Xamar iyo taariikh la aasay

0 Visits: 544 | Saturday March 26, 2016 - 13:08:08
Xamar iyo daafahiisa dhowr qax ayaa hore uga dhacday kanise aniga iyo caruurteeyda waa nagu daba dheeraaday. Waxaana hore uga jiri jiray dagaalo gobanima doon ah ama dulmi diid.bal fiiri mar kale booga Marqaati BAQIYATUL AAMAALKA. lmaam Maxamuud lmaam Axmad Imaam Maxamad Imaam Cumar Hilowle asigoo Xamar…

Read More »

Qofna marka la ammaanayo iskama celiyo,qofna marka la ammaanayo wuu iska celiyaa,qofkee baad noqon lahayd,bal labadan wadaad ila arag?

0 Visits: 462 | Saturday March 26, 2016 - 11:52:37
Qaybta Kowaad Hadallada aan cinwaanka uga dhigaymowduuca maanta,waa arrimo aan maalin walba dhegaysano,maqalno,haddana aan waxba ka qabsan karin,kuwa is-ammaanayo ama la ammaanayo,waxaanu aragnaa iyagoo meel fagaaro ah soo istaagaya ama tvga ka hadlaya ama masaajidda ka hadlaya oo dadka u wacdinaya…

Read More »

Wariye ha wareysan maxbuus dagaal, balse adigu ka warbixi. By Macalimuu

0 Visits: 386 | Thursday March 24, 2016 - 18:49:10
Waxa aan baraha bulshadu ku xiriirto iyo qaar ka mid ah warbaahinta aan ka daawaday suxufiyiin wareysanaya maxaabiis da' yar oo Alshabaab looga qabtay duulaankii ay ku qaadeen Puntland.

Read More »

GAAJO WAA CADOW WAANA IN LA ISAGA GAR-GAARAA!

0 Visits: 373 | Thursday March 24, 2016 - 11:41:31
Gaajo, macluul, oon, nafaqadaro iyo nolol xumo aad ba'an ayaa dubanaysa in badan oo ka mid ah shacbiga Soomaaliyeed ee ku dhaqan gudaha Wadankeena, karka jiilaalka kor ayuu u sii kacayaa, wax is-ma dhaanto ayaa la sii noqonayaa, deegaanada qaarkood dadkii ayaa halis ku sugan, khaylo dhaantu ma yara…

Read More »

DIGNIIN: Milkiile iyo Weriye yaan la isku Khaldin oo yaan Waraabe Hilbo lagu Raran!

0 Visits: 330 | Tuesday March 22, 2016 - 19:26:16
Jahwareerka siyaasadeed ee dalka hareeyey ayaa gaaray halkii ugu sareysey markii shay walba madxiisa majaha loo rogey waxaana laga dheregsan yahay heerka musuqa ee Soomaliya iyadoo sanad walka halka ugu saraysa ka gasha liiska International Transparence oo ah hay'ad soo saarta liiska wadamada musuqu…

Read More »

QAAR KA MID AH DHIBAATOOYINKA IS BIIRSADAY EE SOOMAALIYA HEYSTA.

0 Visits: 623 | Tuesday March 22, 2016 - 11:54:29
======================================================== Khilaafka soo dhex galay dadka culimaa'udiinka iyo kuwo diinta sida qalloocan u fasirta, dadka banaystay daadiinta dhiiga islaamka, jahawareerka ragaadiyay maamulada soo maray dalka min Carta, Djibouti 2000 ilaa Djibouti, Djibouti 2009 oo…

Read More »

DIGNIIN ! Iska Jir Intaadan Dugaag u ekaan *Qormo Ku Socota…*

0 Visits: 368 | Monday March 21, 2016 - 19:42:38
Qormo, By Weriye C/risaaq IndhaJaceyl – Sida la cadeeyey dawooyinka Dumarku isku caddeeyaan waxa ka mid ah kuwo loogu talogalay in lagu daaweeyo xasaasiyadda iyo caabuqa nabarrada, qaar kalena ku yihiinba khatar jirka qofka isticmaalaya, waxaa ka mid ah daawooyinkaas.

Read More »

Mogadishu waa caasimada Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya isla markaasna waxey noqoneysaa Regional State (Dowlad Goboleed).

0 Visits: 504 | Monday March 21, 2016 - 19:22:57
Waxaa Ilaaheey Mahadiisa ah in hogaanka Baarlamaanka federalka Soomaaliyeed iyo dadka ka soo jeeda Gobolka Banadir isla garteen in gobolka banadir noqdo dawlad Goboleed ka madax banaan Dawlada federalka. Waxaa taas lagu cadeeyey oo lagu qeexayin markii Dastuurka dalka dib u eegis lagu sameeyay,

Read More »

Soomaaliya oo Kaalin Wanaagsan Ka Gashay Wadamada Ugu Farxada Badan Dunida

0 Visits: 532 | Thursday March 17, 2016 - 10:47:57
Warbixin dhawaan lasoo saaray oo lagu magacaabo Warbixinta Farxada ee Caalamka amaWorld Happiness Report(WHR) ayaa waxaa lagu muujiyay in sanadkaan 2016 uu dalka Soomaaliya kaalin wanaagsan uga jiro wadamada dadkoodu faraxsan yihiin ee dunida.

Read More »

Muddulood waa Qaran ay ka go'an tahay dhismaha Wadada Muqdisho iyo Hobyo

0 Visits: 495 | Thursday March 17, 2016 - 09:30:18
Isku duubni, dadaal, rag ka rooni iyo isku tashi ayaa lagu wajahay dhismaha wadada isku xerta Caasimadda Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho iyo Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug, iskaashato isugu jirta Duubab dhaqan, Aqoonyahano, Culumaa'udiin, Ganacsato, Siyaasiyiin, Qurbo joog iyo Waxgarad kale oo…

Read More »

Booqashadii layaabka ahayd ee Prof. Yaxye 'Cilladdu ma Annagaa mise waa passport –ka?'

0 Visits: 470 | Monday March 14, 2016 - 14:51:44
Yaa yiri: macalin miskiin ah oo Mogadishu jooga passporkiisa kuma safri karo..Afartii sanno ee u dambeeysay waxaan tagay shanta wadan ee VETO-ga leh: Mareeykanka, Ruushka, Shiinaha,Ingriiska, Faransiiska iyo kuwa kale, melena iskama dhiibin toban cisho ka bandanna ma joogin ee dalkaan u soo noqon jiray.

Read More »

Sidaan beri ahaan jirnay iyo Halka waqtigu inna dhigay!

0 Visits: 394 | Sunday March 13, 2016 - 20:29:22
Waxa iiga sheekeynaya Maxamed Xaaji oo waqti badan ahaa Wasiir ku xigeenkii Macdanta iyo Biyaha ee dowladdii meleteriga kana tirsanaa XHKS. Waqtigu waa bartamahii todobaatanaadka, diyaarad ay leedahay British Airways ayaa si qalad ah ku soo gashay hawada Soomaaliya. Waxaa arkay Raadaarka ciidanka cirka…

Read More »

Qof la yiri geedo soo tiri oo qorac ka tagay geedo soo ma tirin"Faaladii Ciise Faarax"

0 Visits: 414 | Saturday March 12, 2016 - 11:35:38
Taasi macnaheedu wuxu yahay in geedka quraca ahi uu wax badan dheer yahay geedaha kale, hase ahaatee qaraxii dhawaan gil-gilay magaalada muqdisho ma aheen qurac bal wuxuu ahaa gantaal laga soo amaahday dad aan isku dhiig aanan ahayn.

Read More »