Maqaal: CAADO IYO CURATO !!! (Qof Muslim ah in la Heyb sooco Islaamku ma ogola).

0
Thursday September 27, 2018 - 20:23:59 in Wararka by
  • Visits: 691
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maqaal: CAADO IYO CURATO !!! (Qof Muslim ah in la Heyb sooco Islaamku ma ogola).

    Odayaasha Dhaqanka Somalidu waxay yiraahdiin waxani waa CAADO oo hore ayey u dhaceen ama waxani waa CURATO oo hore uma dhicin, xeer Cusub ayeey u baahanyihiin. Qof Muslim ah in la Heyb sooco Islaamku ma ogola, Caqliga wanaagsanina soo dhaweyn maayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Odayaasha Dhaqanka Somalidu waxay yiraahdiin waxani waa CAADO oo hore ayey u dhaceen ama waxani waa CURATO oo hore uma dhicin, xeer Cusub ayeey u baahanyihiin. Qof Muslim ah in la Heyb sooco Islaamku ma ogola, Caqliga wanaagsanina soo dhaweyn maayo.

Waxaase Curata ah, wiil tacsidii adeerkii u taalo, eedayaashiina Asaayu u saaran tahay & Gabar Hooyadeed maxbuus tahay, isla waqtigaa in Aroos siyaasadeed loo dhigu, Usbuucan dhaxdiisa ayey qooysku Aas qaran Ka qayb galeen Isla Usbuucii in Aroos qaran loo dhigo waa Curato.

Xildhibaanadu haddii ey yaqaaniin sida Farxad iyo murugo loo mataaneeyo annagu ma naqaan.

Siyaasiyiintu Dhaqan aan la aqoon yeyna media-ha iyo bulshada Ku xayeeysiin.

Wixii dhaqan ah oo ayna Aqoon, ha weydiiyeen odayaashii dhaqan ee soo xulay xildhibaanadda, si ey u ogaadaan in Guri tacsiyo taal aan Aroos lagu qaban, Faraxda iyo murugana aan lagu mataaneeyn. In dib loo dhigo waqtiga Ku haboonna lala sugo ayaa fiicneeyd.

Khalad waa dhacaa, adoo wax Sax is leh haka sii darin , masuuliyiintuna Marka xiga haka fiirsadeen.

Waxaan Ka baqaa in siyaasiyiintu noo keenaan, xaflad FURIIN qaran.

Waa Isla saxanahay, ee haddii aan Ku qaldanahay ha leeyga saxo.

Qore: Yahya Amir.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip