Maqaallo

Maan la heshiinno Shabaab!

0 Visits: 821 | Saturday December 15, 2018 - 20:51:30
Ciidanka Shabaab badankiis waa dhallinyaro Soomaaliyeed. Waa dhallinyaro uu gabay Qarankoodu. Waa dhallinyaro ku dhashay ama ku barbaaray iyada oo uu maqan yahay Qaran suga amnigooda. Waayay Dowlad siisa adeeg waxbarasho iyo mid caafimaad. Aan helin Hey'ado u abuura fursado shaqo. Aan arag adeeg…

Read More »

Cashar: Carab aan ahay aa!!.

0 Visits: 954 | Saturday December 15, 2018 - 01:19:29
Jareer jareer dhalay, Africaan Africaan dhalay, Somali Somali dhalay, miyaadan eheyn, wax hubso. Sida ey qabaan Culumada Culuunta Archeology, Anthropology, Taarikhda Linguistic iyo Culuunta kale ee la xiriirta. Dadka taariikhda baaro waxa ey hore u aaminsanaayen in Dadka Cushitic-ga oo Somalidu ey ka…

Read More »

Noolasha Abu Mansuur: Hogaamiye hore oo Shabaab, musharax cad-cad, haddana maxabuus ah

0 Visits: 815 | Thursday December 13, 2018 - 19:28:26
Magaalada Baydhabo ayaa gashay jahwareer amni iyo mid siyaasadeed kaddib markii la xiray Mukhtaar Robow, oo goobjoogayal ay sheegeen in ciidammo Itoobiyaan ah ay kaxeysten. Xarigga ka hor, Mukhtar Robow wuxuu ka mid ahaa musharixiinta ugu cad-cad ee u tartamayay xilka madaxweynaha Maammul Goboleedka…

Read More »

Afrika waa mid ah ka mid 5-ta qaaradood ee dunnidu u qeybsantahay waana qaaradda 2-aad ee ugu weyn uguna dadka badan dunnida.

0 Visits: 1013 | Tuesday December 11, 2018 - 19:26:55
Waxaa ka horeeya oo kaliya qaaradda Aasiya. Bedka qaaradda aanu maanta ka hadlayno ee Afrika waxaa lagu qiyaasaa 30.3 million km oo labo jibaaran. Afrika waxay xaduudo la wadaagtaa qaaraddaha Aasiya iyo Yurub waxaana mara badaha Mediterranean,ka badda cas, badweynta Hindiya badda Atlantic,da

Read More »

Duco kasta Aammin Ha Dhihin !!!.

0 Visits: 1151 | Saturday December 08, 2018 - 20:58:44
1- Baadiyaha meel la isagu yimid ayaa wiil waxa uu yiri: Akhyaareey ii duceeya in Ceebteeyda ALLA asturo, haddii ducadaa la aqbalo waxaan shardiyay Neef Geel ah in aan sadaqeeyo. Aabihii oo goobta fadhiyay ayaa yiri: Anigana iigu duceeya in wiilkeyga Ducadiisa aan ALLAAH Ka aqbalin, waxaana aan shardiyay…

Read More »

Taariikhda wey soo noq noqontaa

0 Visits: 1403 | Saturday December 08, 2018 - 20:05:01
Itoobiya oo laga soo xiro mucaaradka Madaxweyne Formaajo waxaa kaga horeeyey Madaxweyne Siyaad Barre Allaha u Naxriiste maxaase laga dhaxley ?.

Read More »

Run sheeg Ceeb, sheeg ma ahan, Run sheeg waa Dambi ka carar!!!!.

0 Visits: 888 | Friday December 07, 2018 - 15:40:01
Markii aan dhiganeeynay Koleejka Jowhar, waxaa nala soo fasixi jiray Galabta Khamiista illaa Subaxa Sabtiga intaan Xisadaha la galin ka hor. Waxaan mar mar soo aadi jirnay Mogadishu, inkasta oo 2da Shillin oo baabuur raaca ah aan soo deynsan jirnay, haddana waxaan dhihi jirnay haddii ey jiri leheyd…

Read More »

Cashar: Dhibaatada heysata, Muslimiinta galbeedka Afrika!!!

0 Visits: 808 | Friday December 07, 2018 - 13:49:55
Sidee Isticmaarku ula dhaqmay Dadkii Islaamka fidiyay ee ka haray Boqortooyadii Muusa ee Dunida ugu Hodonsaneyd ( F.S: 1aad)). Hotelkii aan ka deganaa Magaalada Accra ee Dalka Ghana ( F.S: 2 & 3aad) ayaan kula kulmay wiil dhalin yaro ah oo ka shaqeynayay laguna magacaabo Baba Moxamed.Waxa uu ka mid…

Read More »

War waaye iyo Wabi kaa bareeyo!!!.

1 Visits: 875 | Monday December 03, 2018 - 23:44:46
Sheekadu shalay waa ka horeysay, Culumo iyo Ciidanba Duqii hore waa lala qorsheeyay Boqor: Rastafari oo loo yaqiin Haile Selassie ( F.S: 1, 2 & 3aad) ilaa yaraantiisii xeyle salaase ( F.S: 4 & 5aad) waxa uu ku dadaalayay in uu dhiso Ciidan Badeed, cadawga ugu weyn ee uu dareemayay in uu mustaqbalka…

Read More »

WARBIXIN: Farmaajo iyo Kheyre oo bog cusub u furay siyaasadda, kana hortegay dabinno loo dhigay qorshahooda cusub

0 Visits: 1399 | Monday December 03, 2018 - 10:55:26
Muddo bal iyo maalmo ah waxaa laba sano u buuxsameysa Dowladda Federaalka Soomaaliya oo 8dii bishii Febraayo 2017-dii Madaxweyne loogu doortay Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) kaddib markii uu ka guuleystay musharax Xasan Sheekh Maxamuud oo isagu madaxweyne ka ahaa xukuumadii ka horeysay.

Read More »

inta aadan Goballada u safrin Baro Luqada Isbara jooga, haddii kale=Nasashada Jimcadda. Q-124aad=

0 Visits: 881 | Friday November 30, 2018 - 21:54:12
1-Nin doqon ah ayaa saaxiibkii ku yiri: Hurdadii ayaa ii goysay, Saaxiibkii ayaa ku yiri: Sariirta markii aad tagto tiri, tirada 1-600 adigoo niyeysanayo in aad Lacag tirinee, markii uu marayo 120 ayaa hurdo qabatay, wajiga ayuu soo dhaqday isaga oo leh, Hurdo raqiis ah miyaan dalbaday. Hurdo markii…

Read More »

Johorad Soomaaliya Ka dhuntay!!!!!.

0 Visits: 984 | Friday November 30, 2018 - 21:34:44
Culumada Geology-ga iyo Taariikhda qaarkood waa na wareeriyeen, hadda markey qalab Cusub heleen ayey yiraahdeen: wixii hore been. Oday la yiraa Jarles Darwin oo dadka qaar ey Ku sheegaan Caalim ayaa hadda Ka hor yiri: Dadku waxa ey Ka yimideen Daanyeer asal ahaan, welina Afrikaanku isbedel ayuu Ku jiraa.…

Read More »

SAWIRADA HADLA !!!!

0 Visits: 815 | Monday November 26, 2018 - 23:47:46
Sawirada "Cartoon" Ka loo yaqaan oo loo isticmaalo, in si kooban lagu cabiro dhacdo u baahan hadal badan. A) waxaan soo xasuustay Haweeneydii Jigjiga Ninkeeda oo Ku xiran Raashinka u geeyn jirtay muddo dheer,kadibna markii maxaabiista la soo daayay lagu yiri: Ninkaagii mar hore ayuu dhintay.…

Read More »

Ar, Abii Axmadaa!!!! Amuu na ajaraa?=Nasashada Jimcaha. Q -123aad=

0 Visits: 861 | Friday November 23, 2018 - 22:01:30
1-Nin ayaa yiri: Hal mar ayaa weligey la i kufsaday. Naag Ceelasha Biyaha (K 13)- Xamar, degan ayaan sheeko caadi ah ugu imaan jiray sannadkii 2009, damacna igama galin, Laakin iyadii ayaa iga heshay. Habeen ayey igu tri: i guurso,wuxuu ku yiri: Maxaa jira xirriirba nagama dhexeeyee. Waxey igu tiri:…

Read More »

Mowliidka Rasuulka CSW,Sideed u aragtaa?

0 Visits: 911 | Monday November 19, 2018 - 23:04:58
Waxaa beryahan soo batay dood ah Mowliidku ma banaanyahay mise Maya?.Horta Masaladu ma ahan Masalo Caqiidi ah ee waa Masalo Fiqi ah. Sidaa darteed ma ahan mid Diinta looga baxayo. Annigu Qof ahaan waa Aamin sanahay Xuska Mowliidka. Rasuulkeena CSW waxa uu dhashay Sanadkii Maroodiga waa berigii hore,…

Read More »

Laba Su'aal oo mudan in la isweydiiyo.? ?.

0 Visits: 909 | Monday November 19, 2018 - 22:44:07
Waxay ku murmayaan: Gabre ayaa Ku xakumayay iyo Adigana Abiye ayaa Ku xakumayay. Tigree ayaad Ka talo qaadan jirtay, Adiguna Oromo ayaad isku dhiibtay. 1-Su'aal, wuxuba soow Ethiopian ma wada ma ahan. ? ?.

Read More »

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa maqaal dheer ka qoray Isbayeysiga saddex geesoodka ee ka dhex sameysmay dalalka Itoobiya, Eritrea iyo Soomaaliya

0 Visits: 1060 | Saturday November 17, 2018 - 21:18:03
Maqaalkiisa ayuu si qoto dheer uga hadlay taariikhda fog iyo mida soke ee Itoobiya, is bedelka dhinaca xukunka ah ee ka dhacay iyo saameynta uu gobolka ku yeeshay. Halkan hoose ka akhriso:- Innaga iyo Itoobiya waxaanu nahay laba dal oo deris ah. Loolan siyaasadeed oo dheer ina dhexmaray. Waa dal wayn…

Read More »

Reer Boondheere & Reer Gaalkacyo "Dictionary" lahjada lagu tarjumayo ha loo gado.=Nasashada Jimcaha. Q-122aad=

0 Visits: 933 | Friday November 16, 2018 - 22:22:36
Caawa Gaalkacyo ayey ka shidan tahay. Reer Gaalkacyo, waa daacad ee annaga ayaan Fahmin. 1-Cali Wiiski oo Reer Gaalkacyo ah ayaa Booliska Minnesota-USA waxa ey Sawiradiisa ku soo dhajiyeen meel kasta , "WANTED- Nolol & Geeri" Ninkan Qofkii arko ha soo sheego". Sawirkiisa oo la fool xumaaday…

Read More »

ILMO SIYAASIYIIN AH !!!

0 Visits: 897 | Friday November 16, 2018 - 21:44:54
Markaan yar-yareyn ee aan Baadiyaha joognay, inta uuna dhicin XIDDIGA WAXARA XERE waxaa Nala dhihi jiray: Gasada Ariga Dhacan saara waxaa soo socda Weer iyo Dawaco baahane. F.S: 1aad. Waxaa kale oo nala dhihi jiray Aqalka gala ee Af ridka soo deysta, waxaa soo socda Reer Aakhireed baahan F.S: 2aad.

Read More »

Waligaa ma maqashay geesiyaal Soomaaliyeed ee ka qayb galay dagaalkii 1aad ee dunida

0 Visits: 883 | Thursday November 15, 2018 - 10:17:34
Xili toddobaadkan la xusayay 100 sano guuradii ka soo wareegtay dagaalkii koowaad ee adduunka ayaa waxaa xaflad lagu xusayo arrintaasi lagu qabtay waqooyiga magaalada London. Waxaa xafladani soo abaabulay ururka saafi oo ah jaaliyad ay Soomaalida leeyihiin, islamarkaana waxaa si gaar ah loogu eegayay…

Read More »