Wararka

Xisbiga ANC oo ugu baaqay Dowladda K/Afrika inay ka laabato Xubinnimada Maxkamadda ICC

0 Visits: 760 | Sunday October 11, 2015 - 22:26:36
Xisbiga muxaafadka ah ee dalka Koonfur Afrika ayaa ugu baaqay xukuumadda inay ka laabato xubinnimadeeda maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada dagaalka [ICC].

Read More »

BIIXI: Waxaan ahay murashax Xisbiga Kulmiye ka Dhex-ordaya Guul ayaana Alle ka Rajeynayaa

0 Visits: 898 | Sunday October 11, 2015 - 22:21:26
doonayo inuu xisbiga dhexdiisa kula tartamo musharaxiinta kale, waxaana maanta madaarka ku soo dhoweeyey dadweyne aad u faro badan oo taageersan musharaxnimadiisa.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 11-KA OKTOOBAR 2015-KA

0 Visits: 850 | Sunday October 11, 2015 - 10:26:56
RA'IISUL WASAARAHA OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY KADIB SAFARKII XARUNTA Q/MIDOOBAY Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa shalay dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu safar ku tagay xarunta Q/m idoobay ee New York, halkaasoo uu kaga soo…

Read More »

Guddiga Isku-dhafka ciidanka xoogga dalka oo maanta gaaray Degmada Baydhabo

0 Visits: 800 | Saturday October 10, 2015 - 18:38:27
Wafdi ka socda wasaaradda gaashaandhigga Somalia oo uu hoggaaminayo wasiiru-dawlaha wasaaradda Maxamed Cali Xagaa iyo xubno kale oo ka socda dowlada federaalka Somalia ayaa maanta booqasho ku tagay degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

Read More »

Xeer-ilaaliyaha Qaranka oo ka hadlay Qorshaha Kenya ay isku Hor-taagayso dacwadda Badda

0 Visits: 801 | Saturday October 10, 2015 - 18:35:19
Xeer-ilaayaha Guud ee Qaranka Somalia, Dr. Axmed Cali Daahir ayaa qoraal uu soo saaray maanta kaga hadlay qorshaha ay Kenya ku doonayso inay isku hor-taagto dacwadda badda ee Somalia ay horay ugu gudbisay Maxkamadda ICJ u gudbisay.

Read More »

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo dib ugu laabtay Magaalada Gaalkacyo, xilli uu ku sugnaa muddooyinkii dambe Magaalada Nairobi(SAWIRRO)

0 Visits: 768 | Saturday October 10, 2015 - 12:53:41
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 10-10-2015 siweyn loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Cabdullaahi Yuusuf ee Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug , kadib markii uu ka soo laabtay safar shaqo oo uu ku tagay Dalka Kenya.

Read More »

20 ruux oo ku geeriyootay labo Qarax oo ka dhacay Caasimada dalka Turkiga ee Ankara

0 Visits: 806 | Saturday October 10, 2015 - 12:48:25
Labo qarax oo ka dhacay Magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa la soo warinayaa inay ku dhinteen dad gaaraya 20 ruux ,kuwaasi oo ku sugnaa madal uu ka socday Banaanbax.

Read More »

Ciidanka Yahuudda oo haweeney reer Falastiin ah ku dhex toogtay goob basaska laga raaco (SAWIRRO)

0 Visits: 813 | Saturday October 10, 2015 - 12:45:09
Ciidanka Maamulka Yahuudda, ayaa haweeney reer Falastiin ahayd waxay ku dhex dileen goob basaska laga raaco, ka dib markii ay ku eedeeyen in mindi ku hubeysneyd.

Read More »

Midowga Yurub oo ka Dalbaday Dowladda Federaalka Soomaaliya inay joojiso Ciqaabta Dilka

0 Visits: 765 | Saturday October 10, 2015 - 11:51:18
Midowga Yurub ayaa xaqiijiyay inaanay marna raalli ka ahayn ayna ka soo hor-jeedo ciqaabta dilka ah oo dhan, iyadoo ciqaabta dilalka ah ay ka dhigan tahay ku xad-gudubka xuquuqda aadanaha iyo sharaftiisa.

Read More »

DOWLADDA IL CAREYSAN AYAAN KU FIIRINEYNAA! 'MILICSO MASAFADII SHEEKH AXMED GABYOW'

0 Visits: 892 | Saturday October 10, 2015 - 11:34:25
Farxadii aan Doowlada u heynay waxaa beddelay Foolkaduud waxaana ku fiirineynaa il careysan Afrikaanku aduunyada inteeda kale dib ayeey uga dhaceen Soomaaliya Afrikada kale dib ayeey uga dhacady.

Read More »

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

0 Visits: 994 | Saturday October 10, 2015 - 11:24:11
Mogadishu, 10 October 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay.

Read More »

Kenya oo si damaanad ah ku sii deysay Wadaado ku xirnaa Magaalada Mandheera

0 Visits: 732 | Saturday October 10, 2015 - 11:08:34
Booliska Magaalada Mandheera qaybta la dagaalanka waxa loogu yeero argagixisada, ayaa si damaanad ah ku sii daayay 8 ka mid ah 12 wadaad oo lagu eedeeyay inay dhalinyarada Gobolka Waqooyi Bari, gaar ahaan Magaalada Mandheera ay xaqjireeyaan.

Read More »

IS oo la wareegtay Tuulooyin ka tirsan magaalada Xalab ee dalka Suuriya

0 Visits: 796 | Saturday October 10, 2015 - 11:06:20
Kooxda dowladda Islaamiga ee IS ayaa la wareegtay tuulooyin ka tirsan magaalada Xalab ee dalka Suuriya, iyadoo tani tahay guushii u horeysay oo ay gaarto muddo bilooyin ah.

Read More »

Ruushka iyo Mareykanka oo ka wada hadlaya sidii aanay isugu dhici laheyn

0 Visits: 740 | Saturday October 10, 2015 - 11:02:07
Ruushka iyo Mareykanka ayaa dib u bilaabaya wada hadalada ku saabsan sidii aanay labada dal isugu dhicin, marka ay sameynayaan duqeymaha cirka ay ka wadaan Ruushka.

Read More »

Taliyihii hore ee ciidanka Militariga Indha Qarshe oo beeniyay ciidamada inaysan mushaar qaadan

0 Visits: 812 | Saturday October 10, 2015 - 10:50:12
Taliyihii hore ee ciidamada Militariga Somaliya Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) ayaa beeniyay ciidamada Dowladda Somaliya inaysan wax mushaar ah qaadan Bilihii ugu dambeeyay.

Read More »

Wariye ku dhaawacmay magaalada Muqdisho + Sawirro

0 Visits: 760 | Saturday October 10, 2015 - 10:46:13
Waxaa Saakey Gaari uu jiirey Saaxiibkey Wariye Qoraa Sare Cabdinaasir Xirsi Iidle mar uu ka soo Baxay Jaamacada SIU ee Magaalada Muqdisho si uu u gooyo Wadada hase yeehee Markiiba waa uu Miyir Doorsoomey, waxaana u soo gurmadey ardeyda Jaamacada SIU kuwaa ula Cararey Isbitaalkii ugu dhawaa, markii ay…

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 10-KA OKTOOBAR 2015-KA

0 Visits: 1477 | Saturday October 10, 2015 - 10:26:05
XULKA KUBBADA CAGTA NIGER OO 2-0 UGA BADIYAY XULKA SOOMAALIYA Xulka kubadda cagta Soomaaliya, ayaa 2-0 looga adkaaday cayaar ka tirsan is-reeb reebka koobka adduunka oo ay Ad dis Ababa kula ciyaareen xulka kubba dda cagta ee Niger.

Read More »

Galmudug oo duulaan ku ah deegaanada ka maqan gacantooda

0 Visits: 670 | Friday October 09, 2015 - 10:38:38
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Max'ed Cabdi Xaashi,oo ka hadlayay magaalada Cadaado ee xarunta KMG maamulka Galmudug ayaa sheegay ka dib kulan ay yeesheen Wasiirada maamulkaasi la isku afgartay in gacanta maamulka lagu soo celiyo deegaanada iyo degmooyinka maqan lana sugo amaankooda.

Read More »

Guddoomiye Ku Xigeenka 2aad Ee Baarlamaanka Oo Lagu Soo Dhaweeyey Muqdisho Kadib Safar Uu Ku Tagay Gobolka Mudug

0 Visits: 691 | Friday October 09, 2015 - 10:35:59
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo maalmahan booqasho ku joogay gobolka Mudug ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho Khamiistii.

Read More »

Kenya oo Howlgal xoogan kula wareegtay dhulka Keynta ee Boni

0 Visits: 691 | Friday October 09, 2015 - 10:32:49
Ciidamada Difaaca Kenya ayaa bishii la soo dhaafay weerar xoogan ku qaaday dhul keynta ah ee Boni ee ka tirsan dalkaasi Kenya,halkaasi oo ay Dowlada Kenya ay sheegtay iney ku xooganaayeen dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab.

Read More »