Wararka

Booliska Kenya oo hareereeyay guri uu ku noolaa mid ka mid ah raggii weeraray Dusit Hotel

0 Visits: 240 | Wednesday January 16, 2019 - 20:36:03
Booliska Kenya ayaa isku gedaamay guri ku yaalla Xaafada Guango ee magaalada Nairobi, halkaasoo la sheegay inuu ku noolaa mid ka mid ah raggii shalay weeraray Hotelka DusitD2 ee deegaanka Westland.

Read More »

Sawirro:-Madaxweynaha Jubbaland Oo Kulan Qaatay Odayaasha Dhaqanka Degmada Dhoobley

0 Visits: 308 | Wednesday January 16, 2019 - 20:30:53
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa deegaanka Dhoobley kula kulmay Odayaasha dhaqanka ee deegaanka isagoo sheegay in socdaalkiisa ay ku wehelinayaan xubno katirsan golaha Wasiirada iyo Hay'adaha kale ee Dowlada si ay shaqooyinka halkan kasocda u dardar galiyaan. Madaxweynahu…

Read More »

Sawirro:-Madaxweyne Siciid Deni Oo Kulan La Qaatay Hay'addaha UN-Ka Ee Ka Howlgalla Puntland

0 Visits: 242 | Wednesday January 16, 2019 - 20:26:26
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Dani ayaa maanta 16 January 2019 xafiiskiisa ku qaabilay laamaha Hay'addaha UN-ka qaybtooda ka hawlgala Puntland, kuwaas oo kala ah UNSOM, UNICEF, UNDP, UNHABITAT, UNOCHA, UNDSS, FAO iyo WFP. Kulanka uu Madaxweynaha Puntland la qaatay saraakiishaasi…

Read More »

Sawirro:-Muwaadiniin Reer Galbeed Ah Oo Ka Mid Noqday Dadkii Lagu Dilay Weerarkii Nairobi

0 Visits: 286 | Wednesday January 16, 2019 - 20:09:00
Wararka hordhaca ayaa waxay sheegayaan inay Dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab weli ka dhex dagaalamayaan Dhismaha Hotelka Dusit complex oo ku yaalla bartamaha caasimadda dalka Kenya ee Nairobi. Dagaalamayaasha Alshabaab waxay galabnimadii shalay weerar ku biloqday qaraxyo ku galeen Dhismaha Hoteelkaasi…

Read More »

DefendDefenders Newsletter - December 2018

0 Visits: 545 | Wednesday January 16, 2019 - 19:50:17
Dear Friends and colleagues, Happy new year! I hope you found time to rest, regain energy and spend time with your loved ones over the holidays, and that the new year started in a positive and confident manner. As we leave 2018 behind us, I wish to take some time to reflect on DefendDefenders' achievements…

Read More »

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay caleemo saarka Madaxweynaha cuusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

0 Visits: 279 | Wednesday January 16, 2019 - 19:32:30
Baydhabo, Jannaayo 16, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb-galay xafladda caleemasaarka Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen).

Read More »

Afhayeenka Booliska oo ka hadlay sababta loo xiray Gabar la dhalatay Xildhibaan Muna Kay

0 Visits: 345 | Wednesday January 16, 2019 - 10:29:19
Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble ayaa ka warbixiyay sababtii loo xiray gabar la dhalatay Xildhibaan Muno Khaliif Abuu (Muna Kay) oo lagu soo eedeeyay inay gacan u qaatay Xildhibaan Luul.

Read More »

Soomaali Ku Geeriyootay Weerarkii Magalada Nairobi

0 Visits: 268 | Wednesday January 16, 2019 - 10:22:23
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in weerarkii shalay Gelinkii dambe lagu qaaday Hotelka Dusir2 ee Xaafada Westland ee Magalada Nairobi Xarunta dalka Kenya. Weerarkaas oo ay mas'uuliyadeeda sheegteen Al-Shabaab ayaanan weli sirasmi ah loo soo bandhigin khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay.…

Read More »

Muwaadiniin u dhashay Mareykan iyo Britain oo ka mid ah dadkii lagu dilay weerarka Nairobi

0 Visits: 325 | Wednesday January 16, 2019 - 10:19:07
Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay weerar gelinkii dambe ay dabley hubeysan ku qaadeen Hotel caan ah iyo dhismayaal ka ag dhow oo ku yaala 14 Riverside ee deegaanka Westland ee galbeedka magaalada Nairobi.

Read More »

Muuqaalka raggii weeraray Hotel ku yaalla Nairobi oo la soo bandhigay

0 Visits: 330 | Wednesday January 16, 2019 - 10:07:03
Kaamirada Qarsoon ayaa qabatay afar ka mid ah dableydii weerartay Hotelka Dusit ee magaalada Nairobi, iyadoo weli ay gudaha ugu jiraan Hotelka. Dableydan oo ahaa afar rag oo ku hubeysan qoryaha AK47 ayaa labo jiho ka galay Hotelka caanka ah ee Dusit, waxaa ay bilaabeen inay rasaas ku furaan dadkii fadhiyay…

Read More »

Kaftanka Farmaajo ee Mooshinka: Soomaaliya sir ma u qarsoontahay?

0 Visits: 908 | Wednesday January 16, 2019 - 10:04:19
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay ka qeyb galay munaasabad casho sharaf ah oo lagu soo xirayay Kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka oo ka dhacday Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa uu si kaftan dhable ah uga sheekeeyay sheeko gaar ahaan u dhex martay isaga iyo Guddoomiyaha…

Read More »

Trump oo jeebkiisa ka bixiyay kharashka munaasabad ka dhaceysay Aqalka Cad

0 Visits: 455 | Wednesday January 16, 2019 - 09:59:57
Madaxweynaha ayaa sheegay in kharash la'aanta ay u xirmeen hawlaha dowladda ay sabab u tahay in dadkii munaasabaddaasi yimid la siiyo cunno fudud oo aan horey halkaasi looga baran. Trump ayaa xafladdaasi ku soo dhawaynayay kooxda Clemson Tigers oo dhawaan ku guuleysatay tartanka kubadda cagta ee…

Read More »

Midowga Afrika oo War kasoo saaray weerarka Nairobi

0 Visits: 376 | Wednesday January 16, 2019 - 09:54:09
Ururka Midowga Afrika ayaa war kasoo saaray weerarka wali ka socda Magaalada Nairobi ee ay qaadeen Ururka Al-Shabaab. Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Muusa Faki Mahamat ayaa cambaareeyay weerarka lagu qaaday huteelka DusitD2 ee ku yaalla galbeedka Nairobi.

Read More »

Ciidammada Kenya oo weli wada howlgal lagu soo afjarayo weerrarkii Nairobi

0 Visits: 281 | Wednesday January 16, 2019 - 09:52:02
Ciidammada ammaanka ee Kenya ayaa weli iskudayaya inay soo gebagabeeyaan weerrar ay caasimadda Nairobi ku soo qaadeen dagaalyahano ka tirsan ururka Al-Shabaab. Afar nin ayaa waxa ay bartilmaameedsadeen dhismayaal ka kooban hoteel iyo xafiisyo iyagoo la dhacay qaraxyo iyo rasaas.

Read More »

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la caleema saarayo

0 Visits: 253 | Wednesday January 16, 2019 - 09:48:05
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu wadaa in lagu caleemo saaro magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed, iyadoo qaban qaabada munaasabaddan aad looga dareemayo magaaladaasi. Maanta oo Arbaco ah ayaa la filayaa in la caleemo saaro madaxweynaha Koonfur Galbeed,…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo si kulul uga hadashay weerarkii Nairobi

0 Visits: 257 | Wednesday January 16, 2019 - 09:46:17
War-saxaafadeed ka Soo baxay Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa si kulul loogu cambaareeyay weerarka lala beegsaday DusitD2 hotel ee Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. "Falkan argagaxiso ee daran ee lala beegsaday sida caadada ah dad rayid ah waxa…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA ARBACO 16-KA JANNAAYO 2019-KA

0 Visits: 459 | Wednesday January 16, 2019 - 09:40:11
MADAXWEYNAHA KOONFUR GALBEED OO LA CALEEMA SAARAYO iyo MD.FARMAAJO OO KU WAJAHAN BADHABO … Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu wadaa in lagu caleemo saaro magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur GalbeKU ed, iyadoo qaban qaabada munaasabaddan aad looga dareemayo magaaladaasi.…

Read More »

Sawirrro:-Wararkii U Dambeeyay Ee Weerarkii Magalada Nairobi

0 Visits: 338 | Tuesday January 15, 2019 - 22:42:11
Booliska dalka Kenya ayaa sheegaya in ay gaareen dabaqa lixaad ee hoteelka la weeraray, ayna rajeynayaan in goor dhow ay weerarkaasi soo afjari doonaan. Taliayaha booliska Joseph Boinett ayaa sheegaya in qof isa soo miidaamiyay uu hoteelka ka soo galay albaabka, sidaana ay ugu fududaatay in ragga hubeysan…

Read More »

Madaxweynaha Galmudug oo ka badbaaday Weerarkii Hotel Dusit

0 Visits: 319 | Tuesday January 15, 2019 - 22:35:03
Madaxweynaha Galmudug Axmed Du'caalle Geele Xaaf ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay weerarkii naf la caarinimada ahaa ee maanta lagula beegsaday Hotel Dusit ee magaalada Nairobi.

Read More »

Kenya Oo Ka Hadashay Weerarka Ka Socda Magalada Nairobi

0 Visits: 302 | Tuesday January 15, 2019 - 20:43:27
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar hal qarax ku bilaawday oo Galabta lagu qaaday hotel ku yaalla magaalada Nairobi oo lagu magacaabo DusitD2. Inta la xaqiijiyay 5 ruux ayaa la sheegay inay ku geeriyooday weerarka qaraxa ku bilaawday oo lagu qaaday Hotelka DusitD2 ee Magalada Nairobi waxaana…

Read More »