Midowga Afrika oo War kasoo saaray weerarka Nairobi

0
Wednesday January 16, 2019 - 09:54:09 in Wararka by
  • Visits: 381
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Midowga Afrika oo War kasoo saaray weerarka Nairobi

    Ururka Midowga Afrika ayaa war kasoo saaray weerarka wali ka socda Magaalada Nairobi ee ay qaadeen Ururka Al-Shabaab. Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Muusa Faki Mahamat ayaa cambaareeyay weerarka lagu qaaday huteelka DusitD2 ee ku yaalla galbe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka Midowga Afrika ayaa war kasoo saaray weerarka wali ka socda Magaalada Nairobi ee ay qaadeen Ururka Al-Shabaab. Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Muusa Faki Mahamat ayaa cambaareeyay weerarka lagu qaaday huteelka DusitD2 ee ku yaalla galbeedka Nairobi.

Bayaan kasoo baxay Midowga Afrika, wuxuu amaaan u jeediyay sida degdeg ah ay ciidamada Kenya uga falcelinayaan weerarka.
 

Appalled by news of the attack on innocent people in today. The AU stands in solidarity and grief with the people&Govt of in condemning this cowardly attack which underlines the need to redouble our efforts to combat terrorism on the Continent.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip