Madaxweynaha Galmudug oo ka badbaaday Weerarkii Hotel Dusit
Madaxweynaha Galmudug Axmed Du'caalle Geele Xaaf ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay weerarkii naf la caarinimada ahaa ee maanta lagula beegsaday Hotel Dusit ee magaalada Nairobi.
Madaxweynaha Galmudug ayaa hotelka waxa uu shir kula lahaa Hay’adda SSF waxaana mar qur ah Afaafka hore ee Hotelka ka dhacay Qarax iyo is rasaaseen
Wafdiga hogaaminayay Madaxweynaha ayaa ka badbaaday weeraradii lala beegsaday waxaana goobtaa ka saaray Ciidamada amaanka ee Kenya. aa ka badbaaday weerarkaas ka dib markii isagoo ku sugan uu waarrka ka dhacay hoteelka
Video Player
00:52