Wararka

SAWIRO:-Dowladaha Itoobiya iyo Shiinaha oo heshiis kala saxiixday

0 Visits: 273 | Wednesday April 24, 2019 - 20:04:31
Ra'iisul Wasaaraha itoobiya Abiyi Axmed oo booqasho ku jooga dalka Shiinaha ayaa waxaa uu kulan mira-dhal ah la qaatay Madaxda Shirkadda Shidaalka ee dalka shiinaha. Kulanka labada masuul ayaa waxaa ay ku kala saxiixdeen heshiis ku kacaya 1.8 bilyan oo doolar, kas oo ku saabsan horumarinta bixinta…

Read More »

Qarax lagu weeraray gaari uu leeyahay Guddoomiyaha Gobolka Bari

0 Visits: 261 | Wednesday April 24, 2019 - 19:59:59
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Maanta lala beegsaday Gaari uu lahaa Gudoomiyaha Gobolka Bari Ee Maamulka Puntland Yuusuf Maxamed Waceys ( Dhedo) xilli uu marayey Bartamaha Magalada Boosaaso.

Read More »

Nin Ku Qaraabin Jirey Magaca Siyaasi Caan Ah Oo Lagu Xiray Kenya

0 Visits: 334 | Wednesday April 24, 2019 - 19:38:37
Dembi-baarayaasha Boliska dalkaasi ayaa sheegay inay gacanta ku dhigay Nin iska dhigi jirey Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo aqlabiyad ku dhex leh Barlamaanka Kenya. Eedeysanaha la qabtay oo magaciisa lagu sheegay James Ombui Oire waxa uu Barta Facebook u adeegsan jirey magaca Xildhibaankaasi, isagoo…

Read More »

Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo soo bandhigtay Halbeegyada u qabsoomay

0 Visits: 283 | Wednesday April 24, 2019 - 19:18:42
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada (WBIT) ayaa soo bandhigtay waxyaabihii uga qabsoomay halbeegyada Wasaaraddu ku leedahay Tubta Horumarinta Dhaqaalaha. Wasiirka, Md. Cabdi Cashuur Xasan, oo ka hadlayay habeegyada ayaa sheegay in wasaaraddu leedahay 9 halbeeg oo ah waxyaabaha ugu waaweyn…

Read More »

Maleeshiyo Maraykanka gudihiisa ugu "tababaranaya khaarajinta Obama"

0 Visits: 312 | Wednesday April 24, 2019 - 09:40:54
Nin la tuhunsan yahy inuu hogaamiyo koox maleeshiyo ah oo saldhigeedu yahay gobolka Nex Mexico ee dalka Maraykanka ayaa la sheegay inuu ku faanay qorshe lagu khaarajinayo madaxweynihii hore, Barack Obama, sida ay shaacisay FBI-da. Larry Mitchell Hopkins oo 69 jir ah iyo kooxdiisa United Constitutional…

Read More »

Canadian women released from jail in Somaliland

0 Visits: 870 | Wednesday April 24, 2019 - 09:29:39
Two Canadian women jailed in Somalia and facing 40 lashes were released Tuesday, according to sources. Maymona Abdi, 28, and Karima Watts, 24, were arrested in January after police entered a house in Hargeisa, their lawyer Mubarik Mohamoud Abdi said. The women, who are originally from Ottawa, were accused…

Read More »

Boqortooyada Sacuudiga oo silac dishay maxbuus

0 Visits: 301 | Wednesday April 24, 2019 - 09:23:24
Maxbuus Sacuudiga ku xirnaaa ayaa la silac dilay, sida ay ku warrantay warbaahinta qaranka ee Sacuudiga. Ninkan ayaa ka mid ahaa 37 ruux oo Talaadadii la daldalay iyaga oo loo haysto falal argagixisanimo. Warka ay dawladdu soo saartay ayaa lagu sheegay in raggan lagu helay "in ay qaateen afkaaro…

Read More »

Guddiga madaxa banaan ee xaduudaha oo Maanta hortagaya Golaha Shacabka

0 Visits: 248 | Wednesday April 24, 2019 - 09:19:26
Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka federaalka ah ee soomaaliya ayaa lagu wadaa in Maanta oo Arbaco ah kuna beegan 24/4/2019 ay Xaruntooda Magalada Muqdisho ku yeeshaan kulankoodii caadiga ahaa.

Read More »

Haweeney 27 sano koomo ku jirtay oo si mucjiso ah u soo kacday

0 Visits: 295 | Wednesday April 24, 2019 - 09:12:18
Lahaanshaha sawirkaSCIENCE PHOTO LIBRARY Image captionMuniira waxay Koomo ku jirtay 27 sano Haweeney u dhalatay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, oo sannadkii 1991-kii ku dhaawacantay shil gaari ayaa caafimaad mucjiso ah heshay, ka dib markii ay kasoo kacday koomadii ay 27 sano ku jirtay. Muniira Cabdalla,…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 24-KA ABRIIL 2019-KA

0 Visits: 372 | Wednesday April 24, 2019 - 08:46:42
SAWIRO:MADAXWEYNE FARMAAJO OO MASAR KULA KULMAY MADAXWEYNIHII HORE EE SOOMAALIYA Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajoayaa M/Qaahira ee dalka Masar kula kulmay Madax wey nihii hore Soomaaliya Dr.C/qaasim Salaad Xasan. Dr.C/qaasim Salad Xasan ayaa muujiyey sida uu uga xunyahay in Soomaaliya wali…

Read More »

Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Cabdiqaasim Salaad Xasan

0 Visits: 375 | Wednesday April 24, 2019 - 08:31:21
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Magaalada Qaahira ee dalka Masar kula kulmay Madaxweynihii hore Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xassan. Cabdiqaasim Salad Xassan ayaa muujiyey sida uu uga xunyahay in Soomaaliya wali kusii jirto dhibaato, waxaana…

Read More »

NISA oo sheegtay in ay gacanta ku dhigtay xubin ka tirsan Al-Shabaab

0 Visits: 294 | Wednesday April 24, 2019 - 08:28:40
War kasoo baxay Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa waxaa lagu shaaciyey in Ciidamada ammaanka howlgal ay ka sameeyeen degmada shibis ee gobolkan Banaadir lagu soo qabtay Xubin ka tirsan ururka Al-Shabaab,isla markaana dilal ka geysan jiray degmooyin ka tirsan gobolkan Banaadir.

Read More »

Khudbaddii Madaxweyne Farmaajo ee Shir Madaxeedka Xaalaadda Dalka Suudaan

0 Visits: 244 | Wednesday April 24, 2019 - 08:24:54
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa khudbad dheer ka jeediyey Shir Madaxeedka Xaalaadda Dalka Suudaan, isaga oo ka hadlay arrimo dhowr ah. Mudane Abdi Fattah El-Sisi, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika,

Read More »

Madaxwaynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar oo booqday Xarunta Hay'adda Shifo ee Jigjiga

0 Visits: 339 | Wednesday April 24, 2019 - 00:11:03
Madaxwaynaha DDS Mustafa Muxumed Cumar ayaa maanta waxaa uu booqasho ku tagay Xarunta Hay'adda Shifo ee dadka lagu dabiibo, xaruntan oo ay ku xarayssn yihiin bukaan aad u tiro badan ayaa waxay xaruntu bixisaa adeegga Caafimaadka iyo ku daawaynta diiniga. iyadoo dhanka kale xaruntu ay leedahay qayb…

Read More »

Labada xisbi ee UCID iyo KULMIYE oo heshiish ka gaadhay qabsoomida doorashooyinka soo socda

0 Visits: 289 | Wednesday April 24, 2019 - 00:08:08
Labadda xisbi ee UCID IYO kulmiye ayaa ku heshiiyey inay doorashaddu wakhtigeedii dhacdo, isla markaana guddida doorashooyinka ee hada jiraa sii wadaan shaqadoodda diiwaangalinta codbixiyeyaasha. Sidoo kale, waxa lagu heshiiyey in bisha 8aad ee sanadkan la soo magacaabo guddida cusub ee doorashooyinka…

Read More »

Wiil iyo Aabihii oo ku dhintay howl samata-bixin ah

0 Visits: 326 | Wednesday April 24, 2019 - 00:06:21
Wiil iyo Aabihii oo si mutadawacnimo ah dadka u badbaadiya ayaa badda ku qarqamay iyaga oo isku dayaya in ay caawiyaan qof dalxiise ah oo ku dhacay badda gobolka Victoria ee dalka Australia. Doontii ay saarnaayeen Ross Powell oo 71 jir ah iyo wiilkiisa Andrew oo 32 jir ah ayaa degtay iyaga oo ku sii…

Read More »

Senior Al-Shabab Leader Defects, Surrenders to Somali Government

0 Visits: 836 | Wednesday April 24, 2019 - 00:03:49
Officials say Aden Abdi Mohamed known as "Aden Obe" surrendered Tuesday near the main Bardhere town. Aden Obe surrendered with another al-Shabab official identified as Food Aden Mohamoud who is described as a taxation official. Obe held various positions with al-Shabab, including Consultative…

Read More »

The Greek Island That Became an Open-Air Prison for Refugees

0 Visits: 957 | Wednesday April 24, 2019 - 00:02:14
When Leila, an elegant Afghan woman of 34, goes to bed, she squashes up beside her husband on the narrow bottom mattress of a bunk, while her teenage daughter and 11-year-old son share the bed above. Eighteen inches away, another family is crushed together on another bunk, and down the row stretch 20…

Read More »

Kenya needs to keenly watch Somalia's latest moves

0 Visits: 879 | Wednesday April 24, 2019 - 00:00:36
On March 22, 2019, media reports indicated that a rather high profile visit by American government officials had taken place in Mogadishu. The US Envoy to Somalia Donald Yamamoto together with the commander of the US Africa Command (AFRICOM) General Thomas Waldhauser had held talks with Somalia Prime…

Read More »

Imaanshaha Sheikh Shariif Oo Si Weyn Looga Dareemayo Muqdisho & Qorshaha Villa Soomaaliya

0 Visits: 317 | Tuesday April 23, 2019 - 23:55:12
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa ku soo wajahan magaalada Muqdisho,iyadoo magaalada si weyn looga dareemayo qaban qaabada soo dhoweyntiisa.

Read More »