Wararka

Banaanbax ka socda Muqdisho

0 Visits: 220 | Saturday November 23, 2019 - 09:18:28
Darawalada kaxeysa Gaadiidka Dadweynaha ay raacaan ee loo yaqaan Bl-ka ee ka Shaqeeya Magalada Muqdisho ayaa Maanta dhigay banaan bax ay uga cabanayaan lacago dheeri ah oo ay sheegeen in uu kusoo rogay maamulka gobolka Banaadir . Darawalada banaan baxa dhigayay ayaa waxa ay Warbaahinta u sheegeen in…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 23-NOV 2019

0 Visits: 346 | Saturday November 23, 2019 - 09:13:48
China oo beesha caalamka ugu baaq day in ay si dhaw ula shaqeeyaan Soo maaliya Ku-xigeenka Ergeyga China ee Golaha Amaanka Qarramada Midoobey Wu Hai tao ayaa Khamiistii ugu baaqay beesha caalamka in ay si dhaw ula sheeqaan Soo maaliya si loo xoojiyo hormarada kala duwan oo ay dow laddu ku talaabs aneyso.…

Read More »

Somali Army Club wins General Da'ud Cup.

0 Visits: 1313 | Friday November 22, 2019 - 19:57:21
Somali Army Sports Club, Horseed SC, has won the 2019 edition of General Da'ud Cup after beating Mogadishu City Club 3-2 in a hotly-fought over match on Thursday. The Somali military side took the lead in the 12thminute of the match when Mahad Mohamed Abdulkader [no 9] netted the opening goal of…

Read More »

AMISOM investigates the death of former Somali Diplomat at the Halane Basecamp in Mogadishu

0 Visits: 786 | Friday November 22, 2019 - 19:51:23
Mogadishu:- The African Union Mission in Somalia (AMISOM), yesterday commenced preliminary investigations into the heart-wrenching and unfortunate death of Ms. Almaas Elman Ali Ahmed, former Somali Diplomat and Peace Activist who was hit by a bullet at 14.34 hrs on November 20, 2019 at the Halane Base…

Read More »

Shir loogaga hadlayo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya oo ka furmay Kampala

0 Visits: 325 | Friday November 22, 2019 - 19:46:15
Shir looga hadlayay Horumarinta dhaqalaha iyo Cafiska Deemaha ee lagu leeyahay Soomaliya ayaa wajiigsa labaad ka furmay Magaalada Kampala ee Dalka Uganda

Read More »

AMISOM oo dowladda Federaalka kala shaqeynaya baaritaanka dilkii Almaas Elman

0 Visits: 275 | Friday November 22, 2019 - 19:41:37
Taliska AMISOM ayaa war saxaafadeed ka soo saaray dhacdadii maalin ka hor lagu dilay Almaas Elman oo aheyd gabar u ololeysa dhinaca nabadda, horayna Diblomaasi u soo noqotay, iyadoo lagu toogtay gudaha Xerada Xalane.

Read More »

James Swan'' Doorasho ka dhacda Soomaaliya waxaa caqabad ku ah khilaafka Dowladda Dhexe iyo Dowlad Gobolleedyada

0 Visits: 260 | Friday November 22, 2019 - 17:56:02
Wakiilka Gaar ah ee Qarramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan ayaa u sheegay Golaha Amaanka Qarramada Midoobey in khilaafka u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad gobolleedyada xubnaha ka ah uu caqabad ku noqon karo doorasho la qorsheynayo in ay ka dhacdo Soomaaliya. Swan ayaa sheegay…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo walaac ka muujisay xaalufinta dhirta iyo dhoofinta dhuxusha

0 Visits: 318 | Friday November 22, 2019 - 17:50:17
Bayaan ka soo baxay wasaarada Xanaanada xoolaha, dhirta iyo daaqa xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay dadaalka ay dowladu galisay joojinta Jarida iyo dhoofinta dhuxusha. Bayaankaan oo ka koobnaa dhowr qodob ayaa u qornaa sidaan:- War saxaafadeedkan waxa uu ku saabsanyahay arrimo ahmiyad…

Read More »

SAWIRO: Talyaaniga oo diyaarad siday Shixnad gargaar ah Muqdisho kasoo dejiyay

0 Visits: 281 | Friday November 22, 2019 - 17:45:40
Diyaarad weyn oo sidda gargaar loogu tala galay dadka fatahaadaha iyo daadadka ku dhuftay Soomaaliya ayaa goor dhow soo gaartay Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho. Gargaarka ay siday diyaaraddaan ka yimid dowladda Talyaaniga waxaana uu noqonayaa gurmadkii ugu horeeyay ee dowlad Yurub ah ay toos ugu wareejiso…

Read More »

Dowladda oo Guddi u saartay qabsoomida Muxaadarada Sheekh Umul

0 Visits: 302 | Friday November 22, 2019 - 17:38:28
Dowladda Federaalka ayaa Guddi u xilsaartay qaban qaabada iyo qabsoomida Muxaadarada Sheekh Maxamed Cabdi Umul ku qabanayo Muqdisho. Guddiga ayaa sidoo kale dib u dhigay Muxaaradda waxaana ay ka dhigeen maalinta Axadda ah ee soo socota. Guddiga ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Diinta iyo Awqaafta, Wasiirka…

Read More »

Taliska AMISOM Oo War Ka Soo Saaray Dilkii Almaas Elman

0 Visits: 291 | Friday November 22, 2019 - 17:35:06
Taliska sare ee Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa ka hadlay dilkii loo geystay allaha u naxariistee Almaas Elman kas oo ka dhacay xerada Xalane 20/11/2019 xili ay howlo shaqo u joogtay gudaha xarunta Xalane. War ay soo saareen taliska AMISOM ayay ku sheegeen in Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo…

Read More »

Duulimaadyada tooska ah ee Muqdisho iyo Nairobi oo dib u billowday

0 Visits: 368 | Friday November 22, 2019 - 17:29:30
Duulimaadkii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi ayaa maanta oo Jimco ah dib u billowday, Waxay ka dambeysay markii todobaadkii hore ay heshiis wada gaareen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Kenya Uhuru Kenyatta. Hey'adda duulista rayidka Soomaaliya ayaa sheegtay…

Read More »

QM oo ku baaqday in si deg deg ah loo xaliyo Khilaafka DFS iyo maamul goboleedyadda

0 Visits: 267 | Friday November 22, 2019 - 17:27:16
Wakiilka Gaarka ah ee Qaramaada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan oo khudbad u jeedinaayay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si deg deg ah ugu baaqay dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo maamul goboleedyadda qaarkood in ay xaliyaan Khilaafka ka dhex taagan. Waxaa sheegay in hanaanka doorashadda…

Read More »

China oo beesha caalamka ugu baaqday in ay si dhaw ula shaqeeyaan Soomaaliya Share Tweet Email Share

0 Visits: 284 | Friday November 22, 2019 - 17:15:34
Ku-xigeenka Ergeyga China ee Golaha Amaanka Qarramada Midoobey Wu Haitao ayaa Khamiistii ugu baaqay beesha caalamka in ay si dhaw ula sheeqaan Soomaaliya si loo xoojiyo hormarada kala duwan oo ay dowladdu ku talaabsaneyso. Ku-xigeenka Ergeyga China ee Golaha Amaanka Qarramada Midoobey Wu Haitao ayaa…

Read More »

Muxuu Sheekh Umal uga jawaabay eedeyntii ahayd 'in dad badan hadalkiisa lagu laayay'?

0 Visits: 278 | Thursday November 21, 2019 - 21:16:52
Sheekh Maxamed Cabdi Umal, oo ka mid ah culumaa'udiinka Soomaalida ayaa shaaciyay inuu maalinta Jimcada ah ee 22-ka bisha November, 2019-ka, garoonka Injineer Yariisoow ee magaalada Muqdisho ku qaban doono muxaarado, haseyeeshee waxaa arrintaas si weyn uga soo horjeestay Afhayeenka golaha guud ee…

Read More »

Sawirro:-MD Jubbaland Oo Kulan La Qaatay Hay'adda Maamulka Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Kismaayo

0 Visits: 308 | Thursday November 21, 2019 - 21:03:40
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Khamiis 21- Nofeembar -2019 ka dhageystey warbixinta sanadlaha Hay'adda maamulka garoonka Sayyid Maxamed Cabdille Xasan ee magaalada Kismaayo. Mareeyaha garoonka Cabdullaahi Aden Maxamuud (Jagadoon) ayaa warbixin dheer kusoo bandhigey madaxweynaha…

Read More »

Sawirro:- Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Booqday Xarunta Wakaaladda Horumarinta Dhismaha Soomaaliyeed

0 Visits: 356 | Thursday November 21, 2019 - 20:58:10
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee BF Soomaaliya, mudane; Cabdi Xaashi C/llaahi, ayaa Maanta Booqasho ku tagay xarunta ay ku shaqayso Wakaaladda horumarinta dhismaha Soomaaliyeed oo ku taalla Dugsiga sare ee Sheekh Xasan Barsane. Ujeeddada kormeerka ayaa ahaa mid loogu kuur galayay Xafiisyada ay ku…

Read More »

Sawirro:-Ciidamada DFS Iyo Kuwa Jubbaland Oo Al-Shabaab Kala Wareegay Deegaano Cusub

0 Visits: 232 | Thursday November 21, 2019 - 20:55:26
Wararka ka imaanaya deegaano ka tirsan gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Jubbaland ay Alshabaab kala wareegeen deegaano cusub oo ay kaga sugnaayeen gobolkaas. Howlgal qorshaysan oo ciidamadu ay ka sameeyeen deeganada kala ah Kaamjaroon iyo Buulaxaaji,ayaa la…

Read More »

Israa'iil Iyo Iiraan Oo Qarka U Saaran Dagaal Fool Ka Fool Ah

0 Visits: 268 | Thursday November 21, 2019 - 19:03:47
Duqeymaha ciidamada cirka ee Israa'iil ay ku beegsanayaan bartilmaameedyo ku yaal gudaha dalka Suuriya ayaa muujinaya loollanka xooggan ee u dhaxeeya Israa'iil iyo Iiraan, arrintaa oo muujineyso in mustaqbalka ay sababi karto isku dhac xooggan. Iiraan ayaa dooneyso in ay xoojiso awooddeeda milatari…

Read More »

Sawirro:- Shir Looga Hadlayay Arrimaha Beeraha Oo Lagu Soo Gaba-Gabeeyay Muqdisho

0 Visits: 280 | Thursday November 21, 2019 - 18:52:17
Wasaaradda Beeraha Soomaaliya oo Shalay Muqdisho ka furtay Shirka wadatashiga horumarinta siyaasadda iskaashatooyinka Beeraleyda Soomaaliyeed ayaa lagu wadaa in Maanta lasoo gaba-gabeeyo. Shirka oo laba Maalmood soconayay ayaa waxaa ka qeyb galay Masuuliyiinta Wasaaradda Beeraha, xubno ka socday iskaashatooyinka…

Read More »