Taliska AMISOM Oo War Ka Soo Saaray Dilkii Almaas Elman

0
Friday November 22, 2019 - 17:35:06 in Wararka by
  • Visits: 386
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliska AMISOM Oo War Ka Soo Saaray Dilkii Almaas Elman

    Taliska sare ee Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa ka hadlay dilkii loo geystay allaha u naxariistee Almaas Elman kas oo ka dhacay xerada Xalane 20/11/2019 xili ay howlo shaqo u joogtay gudaha xarunta Xalane. War ay soo saareen taliska AMISOM

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska sare ee Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa ka hadlay dilkii loo geystay allaha u naxariistee Almaas Elman kas oo ka dhacay xerada Xalane 20/11/2019 xili ay howlo shaqo u joogtay gudaha xarunta Xalane. War ay soo saareen taliska AMISOM ayay ku sheegeen in Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidanka amaanka ay kala shaqeyn doonaan baaritaan buuxa oo lagu sameeyo dilkii nasiib darrada ahaa ee ee loo geestay marxuumad, Elmaas Elman Ali, taas oo lagu dhex toogtay xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho. Halkaan Ka Akhriso Qoraalka AMISOMDhinaca kalana Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa iyaguna shaaciyay in ay wadaan baaritaanno ku saabsan dilka Almaas Elman oo ahayd Diplomaasiyad iyo qof u dhaq-dhaqaaqda bulshada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip