Taliska AMISOM Oo War Ka Soo Saaray Dilkii Almaas Elman
Taliska sare ee Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa ka hadlay dilkii loo geystay allaha u naxariistee Almaas Elman kas oo ka dhacay xerada Xalane 20/11/2019 xili ay howlo shaqo u joogtay gudaha xarunta Xalane.
War ay soo saareen taliska AMISOM