Wararka

Barlamaanka Galmudug oo Maanta Ku Soo Biirtay Xubintii Ugu Firfircooneed Ee Beesha Murusade

0 Visits: 221 | Friday May 15, 2020 - 17:16:41
Maalmahaan Waxaa Beelweynta Murusade u Socday Dadaalo Lagu Doonayay In Xubinta Xildhibaanimo Ee Beesha Murusade Gaar Ahaan Reer Ugaas Dib Kurisii Ay Barlamaanka Ku Lahaayeen Loogu Soo Celiyo, Iyadoo Xubintaasi Ay Qaateen Beesha Uurgaale. Dood Dheer Ka Dib Iyo Dadaalo Isdaba Jooga oo Ay Beeshu u Gashay…

Read More »

Khilaaf markale soo dhex galay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland

0 Visits: 211 | Friday May 15, 2020 - 17:09:34
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Deni iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Axmed Karaash ayaa waxaa soo kala dhex galay khilaaf salka ku haya magacaabida taliyaha ciidanka madaxtooyada Puntland iyo ku xigeenkiisa. Madaxweyne Deni ayaa u magacaabay Taliyaha ciidamada…

Read More »

Suuqa labaad ee ugu weyn Muqdisho oo laga buufiyay Covid-19

0 Visits: 200 | Friday May 15, 2020 - 17:06:19
Waaxda Caafimaadka ee Dowladda hoose ee Xamar ayaa xalay howlo buufin ah ka sameeysay suuq-bacaad oo ah suuqa labaad ee ugu weyn caasimada iyo qeybo kale oo ka mid ah gobolka banaadir. Gaadiidka dowladda hoosee ayaa biyo ay ku jiraan daawo loogu talagalay in lagu dilo jeermiska faafa, waxaa ay ku buufiyeen…

Read More »

Siyaasi kasta oo ku tiirsan Dal Shisheeye, runta wuxuu ogaanaa Maalinta Shacabku Runta ka Hadaan, inta ka horeeyso…=Nasashada Jimcaha.Q-200-aad=

0 Visits: 932 | Friday May 15, 2020 - 16:59:26
1-Cabdi yare oo Gaalkacyo joogo ayaa Gabar uu jeclaa u soo Qoray Qoraalkaan: Gacaliso, Arooskeenu waxa uu ka dhacayaa Magaalada Gaalkacyo waxaan harsan doonaa Geedaha Qaraha, Qaraha Gaalkacyo waxaa laga dhoofiyaa Dekadda Gaalkacyo, waxaana loo dhoofiyaa Dalka Shiinaha. Mar dhaw ayaan miro moos ku beeray…

Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO MAGACAABAY GUDDOO MIYEYAASHA MAXKAMADDA G/BANAADIR IYO MAX KAMAD DA RACFAANKA

0 Visits: 197 | Friday May 15, 2020 - 16:44:08
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Shalay magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir kaddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo farriin u diray Dhalinyarada Soomaaliyeed

0 Visits: 164 | Friday May 15, 2020 - 16:38:50
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Dhallinyarada Soomaaliyeed u diray Farriin ku saabsan Sannad-guurada 77-aad ee Aas-aaskii Golihii Dhallinyarada Soomaaliyeed (SYL) ee horseeday xornimada dalka ayaa dul istaagay tilmaamaha furaha u ah guusha ay gaarsiiyeen dalka 13-kaas dhallinyarada…

Read More »

Muxuu Sanbaloolshe ka yiri doorka Qatar ka qaadatay sii deynta Gabadhii Talyaaniga aheyd ?

0 Visits: 197 | Friday May 15, 2020 - 16:31:51
Taliyihii hore ee Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbalolshe) ayaa ka hadlay gabadhii lahaystaha Talyaaniga aheyd Silvia Romano oo 25 sano-jir ah oo 9 bishan May ay siidaayeen Ururka Al-Shabaab, 18 bilood oo afduub loo heysatay, kadib markii ay ka soo…

Read More »

Dr. Fuje "Kiisaska Covid-19 ee G/Banaadir Hos ayuu u dhacay, Balse Cudurka weli ma dhamaan"

0 Visits: 208 | Friday May 15, 2020 - 16:29:51
Tala-bixiyaha Covid-19 Xukuumadda Soomaaliya Dr. Maxamed Maxamuud Cali (Dr Fuje) ayaa sheegay in kiisaska cudurka Coronavirus ee Gobolka Banaadir uu hoos u dhacay Saacadihii lasoo dhaafay. Waxa uu tilmaamay in aysan taasi ka dhigneen in cudurka uu ka dhammaaday Gobolka Banaadir, balse xaaladaha sida…

Read More »

Diyaarad sida Guddoomiyaasha labada Aqal iyo Madaxweynihii hore oo ka soo duushay Istanbul

0 Visits: 249 | Friday May 15, 2020 - 16:19:15
Waxaa goor dhow Garoonka diyaaradaha Istanbul ka soo kacday Diyaarad qaas ah oo sida wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, ayna wehliyaan Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud, Xildhibaano ka tirsan Labada…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay Cudurka Corona Virus ee Soomaaliya

0 Visits: 279 | Thursday May 14, 2020 - 19:48:47
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay 65 xaaladood oo cusub oo ku saabsan Cudurka Corona Virus. Dhammaan 65 xaaladood ayaa laga helay gobolka Banaadir iyo maamul goboleedyadda marka laga reebo Galmudug. Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya maanta. Laga Helay: 65 Koofur Galbeed: 24…

Read More »

Galmudug oo soo saartay Go'aano looga hortagayo Dagaal Beeleedyada

0 Visits: 272 | Thursday May 14, 2020 - 19:46:11
Wasiirka Wasaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayeel) ayaa Maanta ku dhawaaqay go'aano looga hortagayo isku-dhacdaya labada maleeshiyo Beeleed ku dhex-mara deegaannada Maamulkaas. Wasiirka oo Warbaahinta kula hadlayay degaanka Qalaanqale e duleedka Magalada…

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabey Taliyeyaal Ciidan (Wareegto)

0 Visits: 248 | Thursday May 14, 2020 - 19:44:31
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 42 ee May 14, 2020 ku magacaabay Taliyaha iyo Taliye ku-xigeenka Ciidamada Madaxtooyada Puntland. Madaxweynaha Maamulka Puntland. Markuu arkay : Dastuurka Puntland Qodobkiisa 80aad. Markuu arkay: Dadaalkooda iyo Kartidooda…

Read More »

Shiinaha oo beeniyey eedeyn uga timid Mareykanka

0 Visits: 253 | Thursday May 14, 2020 - 19:42:54
Shiinaha ayaa Mareykanka ku eedeeyey inay u gefayaan kadib markii Washington ay sheegtay in kooxo internet-ka jabsada oo Shiinees ah ay isku dayeen inay xadaan cilmi-baaris la xiriirta horumarinta talaalka cudurka Coronavirus. Mas'uuliyiinta Mareykanka ayaa Arbacadii sheegay in kooxahan internet-ka…

Read More »

Diyaarad gaar ah oo Muqdisho ka qaadeysa 160 qof

0 Visits: 237 | Thursday May 14, 2020 - 19:41:28
Diyaarad gaar ah ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Aadan-Cadde ka qaadeysa 160 qof oo ku xayirmey magaalada kadib markii la joojiyey inta badanduulamaadyadii dunida, sababo la xiriira xanuunka Coronavirus. Dadkan ayaa ah Soomaali heysta dhalashada dalalka Mareykanka, Canada iyo Britain, sida ila xog-ogaal…

Read More »

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiiradda Puntland maanta?

0 Visits: 254 | Thursday May 14, 2020 - 19:39:31
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hab- maqal iyo muuqaal ah maanta u Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland. Shirka ayaa todobaadkan looga hadlay Amniga Guud ee Puntland, Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya iyo Doorka Puntland, Xaaladda Covid-19 ee Puntland, Fatahaadii…

Read More »

SAWIRO:-Dawladda Somalia ayaa bilaabeysa olole hawada looga buufinayo Ayaxa

0 Visits: 253 | Thursday May 14, 2020 - 19:38:23
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta kala wareegtay Hey'adda FAO iyo USAID laba diyaaradood oo ah kuwa qumaatiga u kaca ee loo yaqaano Helicopters. Diyaaradahaan ayaa waxaa loogu talo galay in lagu buufiyo Ayax bilihii la soo dhaafay dhibaato ku hayay dadka iyo Beeraha…

Read More »

Masar oo dacwad ka dhan ah Itoobiya u gudbisay QM

0 Visits: 265 | Thursday May 14, 2020 - 10:45:00
Suudaan ayaa sheegtay iney aqbaleyn fikirka ay Itoobiya soo jeedisay ee ku saabsan qaabka loo buuxinayo biyaha biyo xireenka lagu muransan yahay ee ay Itoobiya ka dhiseyso wabiga Nile. Ra'iisul Wasaaraha Suudaan Cabadalla Hamdok ayaa sheegay iney dowladdiisu aqbaleyn fikirka Itoobiya ka soo yeedhay.…

Read More »

Dowladda oo sheegtay in la ballaarinayo goobaha dadka lagu karantiilo

0 Visits: 234 | Thursday May 14, 2020 - 10:43:28
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shir guddoomiyey kulan hab mareegta Internet-ka ah ay ku yeesheen Guddiga Qaran ee xakameynta COVID19,kaas oo looga hadlay qodobo dhowr ah. Shirka oo habeen walba qabsooma ayaa waxaa xalay lagu soo bandhigay isbedelka…

Read More »

Maamulka G/Banaadir oo sheegay inay ka hortagayaan weerarada hoobiyeyaasha ah

0 Visits: 261 | Thursday May 14, 2020 - 10:41:08
Guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa sheegay in degmooyin kamid ah kuwa Galbeed ee Gobolkan Banaadir ay ka socdaan howlgallo Amniga lagu xaqiijinayo,sidoo kalena looga hortagayo falal amni darro oo ay fuliyaan Al-Shabaab. Waxaa uu sheegay…

Read More »

Jubbaland oo sheegtay inay ka feejigan tahay weerarada Al-Shabaab

0 Visits: 233 | Thursday May 14, 2020 - 10:39:49
Maamulka jubbaland ayaa sheegay in iyada oo lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan ay ka feejigan yihiin weerarada deegaannada Maamulkaas ay Al-Shabaab ka qorsheeyaan inay ka fuliyaan. Taliyaha guud ee Ciidammada qalabka sida ee Jubbaland Jeneraal Aadan Maxamuud Ibraahim (Aadan Goojaar) ayaa sheegay…

Read More »