Barlamaanka Galmudug oo Maanta Ku Soo Biirtay Xubintii Ugu Firfircooneed Ee Beesha Murusade

0
Friday May 15, 2020 - 17:16:41 in Wararka by
  • Visits: 293
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barlamaanka Galmudug oo Maanta Ku Soo Biirtay Xubintii Ugu Firfircooneed Ee Beesha Murusade

    Maalmahaan Waxaa Beelweynta Murusade u Socday Dadaalo Lagu Doonayay In Xubinta Xildhibaanimo Ee Beesha Murusade Gaar Ahaan Reer Ugaas Dib Kurisii Ay Barlamaanka Ku Lahaayeen Loogu Soo Celiyo, Iyadoo Xubintaasi Ay Qaateen Bees

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalmahaan Waxaa Beelweynta Murusade u Socday Dadaalo Lagu Doonayay In Xubinta Xildhibaanimo Ee Beesha Murusade Gaar Ahaan Reer Ugaas Dib Kurisii Ay Barlamaanka Ku Lahaayeen Loogu Soo Celiyo, Iyadoo Xubintaasi Ay Qaateen Beesha Uurgaale. Dood Dheer Ka Dib Iyo Dadaalo Isdaba Jooga oo Ay Beeshu u Gashay Ayaa Ugu DanbeynLagu Guuleystay In shalay oo Taariikhdu Tahay 14/5/2020 Loo Dhaariyo Xubinimadii Baarlamaanka Gal Mudug Farxiyo Xasan Cali Falfaloos oo Horay Xubintaasi Beesha ReerUgaas Ugu Mataleysay, Waa Guul u Soo Hoyatay Beesha Murusade Ee Ku Jira Barlamaanka Galmudug Maadaama Ay u Soo Noqotay Xubintii Ugu Muhiisaneed Ee Ku Soo Biira Barlamaanka. Farxiyo Xasan Cali Falfaloos Waxaa Lagu Xusuustaa Mudadii Ay Xildhibaanada Ahayd Wax Qabadkii Ay Qabatay, Iyo Dadaaladii Ay u Gashay Sidii Meel La isugu Keeni Lahaa Dhalinyarada Beesha Ee Ku Dayacnaa Isla Markaana Aan Shaqo Haysanin Kuna Noolaa Deeganada Galmudug. Iyadoo u Hurtay Mushaarkeeda Iyo Caawimaado Kale, Sidaa Darteed Farxiyo Xasan Cali Falfaloos Waa Qof Beesha Murusade Ka Galay Baal Dahaba oo Aan Weligii Duugoobeynin.

           




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip