Barlamaanka Galmudug oo Maanta Ku Soo Biirtay Xubintii Ugu Firfircooneed Ee Beesha Murusade
Maalmahaan Waxaa Beelweynta Murusade u Socday Dadaalo Lagu Doonayay In Xubinta Xildhibaanimo Ee Beesha Murusade Gaar Ahaan Reer Ugaas Dib Kurisii Ay Barlamaanka
Ku Lahaayeen Loogu Soo Celiyo, Iyadoo Xubintaasi Ay Qaateen Bees